Madaxweyne Siilaanyo oo Markii Kowaad Xuska Aasaaska Ciidanka Qaranka kaga qayb galay Fadhiisinka Deegaanka Oog,Kana Hadlay Is Khaarajinta Ciidamadda Iyo Xalka uu Soo Jeedinayo DAAWO
Oog 2. 2, February,2015(SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey ee socdaalka hawleed ku marayey gobolada Bari ayaa maanta ka qayb galay xuska sanadguurada 22-aad ee aasaaskii Ciidanka qaranka JSL oo lagu qabtay Saldhiga taliska Bari ee Ciidanka qaranka oo ku yaalla Degmada OOG ee gobolka Saraar. Munaasabadda xuska…
