|

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Maanta Soo Saaray Go,aamo Kor Loogu Qaadayo Bilicda Hargeisa Iyadoo Kuwii Horeba Aan Sidodii Loo Fulin

waran cade

Hargeisa Dec/31/2014(SDN/QJ)wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa maanta shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada hargeisa ayaa waxa uu go,aamo kor ;oogu qaadayo bilcda magaalada hargeisa  iasgoo wasiirku  iasgo wasiirku  sheegay  in wada wadnaha hargeida ee hor marta qaasriga madaxtooyada ay  noqon doonto  hal haad  iyadoo hore  u ahaan  jirtay  mid laba haada oobaabuurta galbeedka iyo bariga u socota   ay  hal wado mari jireen  balse  uu sheegay  in maanta waxii ka danbeeya ay noqon doonto hal  haad  sidoo kale waaxa  wasiirku  mar labaad  go,aan ka soo saaray marmarkii la hor dhigaayey meherada hargeisa taasi oo kor loogu qaadayey  bilcda suuqa  iyadoo oo uu wasiirku  taasi hore u go,aamiyey  balse  aanay waax badani ka fulin isna aanu waax daba gala ku samayn

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanewss.com

Comments are closed