|

Daawo:Boqor Raabi Oo Xukuumada Ku Canaantay Wax Qabad La,aanta Iyo Dhalinta Maalin Walba Tahriibaysa Een Waxba Loo Qorshayn

raabi

Hargeisa 30/11/2014(SDN/QJ)Boqor Raabi Yuusuf  Ayaa  xukuumada  ku  dhaliilay  waxqabad la,aan  iyo qorshe la,aan  dhalinyarada  somaliland lagu horumarinayo  isagoo tilmamay  in dhalinyaradii somaliland ay  ku dhamaaden  badaha u dhaxeya liibiya iyo talyaaniga

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed