|

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xaflad Ku Soo Dhawayna U Sameeyey Taagerayaal Ka Soo Wareegay Xisbiga Kulmiye

faysal

Hargeisa 30/11/2014(SDN/QJ)Guoomiyaha Xisbiga Ucid Ayaa  Eng Faysal Cali Warabe ayaa xaflad soo dahwyna u sameeyey  tagerayal  badan oo ka soo diga rogtay xisbiga muxaafidka ah eekulmiye  iyadoo faysal  dadkasi habenkii xalay ahaa xaflad ugu qaabtay  horel crawn ee magaalada hargeisa

Hargeisa SDN/Qj

Concat@Somalidiasporanewss.com

Comments are closed