|

Kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey G Kuxigeenka Waddani Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha Xafiiska Waddani Yaamsiin Raygal oo ka dhacay Konfurta London

London 30N0v14(SDN/QJ)kulan  balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey Gudoomiye kuxigeenka Xisbiga Waddani Mudane Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha guud ee xafiiska Xisbiga Waddani  Marwo Yasiin Maygal ayaa ka dhacay Konfurta London,kulankan oo  casho sharaf oo aad looga soo qayb galay waxa ka soo qayb galay laamaha xisbiga wadani iyo gudiga Xisbiga Ucid ee Uk  o dhamaantood isaga kala yimaadeen dalka Ingiriiska iyo daafaha magaaladda London.kulanka o ahaa soo dhawayn iyo u diyaar garaw tageerayaal mugleh oo ku soo biiraya xisbiga oo ku talaabsanaya guul gudoomiyaha xisbiga laanta Uk ayaa mudadii gabnayd ee uu xilka hayey aad u dar dar galiyey laanta Uk oo taagerayaal badan soo jiitay kulankan oo ahaa mid soo dhawayna ayaa waxa ku so dhamaday guul ,xisbiga wadani ayaa dhawaan waxa ku soo biiray haldoor tiro badan oo somaliland ah.

Xafiiska wararka qurbejoog

Uk London

 

IMG_6806IMG_6813IMG_6814IMG_6817IMG_6819IMG_6821IMG_6827IMG_6831IMG_6838IMG_6840IMG_6845IMG_6851IMG_6855IMG_6856IMG_6858IMG_6861IMG_6898IMG_6919IMG_6921IMG_6923IMG_6926 IMG_6949IMG_6959IMG_6960IMG_6965IMG_6968IMG_6973IMG_6974

Comments are closed