Hargaysa 02.May (SDN)Halkan Si Toos ah Uga Dhagayso Ciyaaraha Gobolada somaliland Ee Goor Dhaw Ka Furmaya Caasimada somaliland Ee Hargeisa Cod Saafi ah oo Ka Imanaya Garoonka Dhexdiisa Kala Soco halkan Hoose
Tar Tanka ayaa waxa lagu furayaa Labada Kooxood Ee Kala ah Maroodi Jeex Ee Martida Loo yahay Iyo Gobolka Saraar
