|

Madaxweyne Siilaanyo oo Booqday Bogcada Somaliland kala Badha Iyo Dareemada lagu qaabilay DAAWO

Ceerigaabo 30.July 2015 (SDN/QJ)- Weftiga Balaadhan ee uu Hogaaminayo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Kormeer Shaqo ku maraya Gobolada Bari ee dalka ayaa Booqday Bogcada Somaliland kala badha Taas oo ah Degmada War I’ddaad ee Gobolka Sanaag.
Weftiga Madaxweynaha oo haatan ku Sugan Ceerigaabo ayaa dadweynaha ku dhaqan iyo Maamulka Heer Gobol iyo Mid Degmo ay Maanta soo dhawayn balaadhan ugu sameeyeen.

Comments are closed