Uncategorized

Xisbiga Ucid laantiisa Uk oo soo dhawayn balaran u sameyey Mujaahid Cali Gurey daawasho sawiro gaara

London 09March14 (SDN)Taageereyaasha Xisbiga Mucaaridka ee  UCID ee Dalka UK ayaa waxa ay soo dhaweyn balaaran u sameeyeen masuuliyiinka tirsan xisbiga UCID  oo booqasho ku jooga wadankan oo u ka mid  ahaayeen Guddoomiyaha Sadexaad ee Xisbiga UCID Cali Gurey,Xoghayaha Maaliyada Marwo Faadumo Siciid iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Xisbiga UCID.xafladan oo ay soo qaban qabiyeen Madaxda Xisbiga ee laanta uk iyo yurub ayaa waxa ka   soo qayb galay  dadwayne iyo marti sharaf kale oo ka kala yimid gobolada waxa  laysla gartay in  wada shaqayn buuxda iyo sidii loo dardar galin lahaa laanta Uk oo halbawle u ah. Gudoomiyaha Sadexaad ee xisbiga ayaa waxa uu u mahad celiyey soo dhawayntii uu kala kulmay reer uk oo ilaa hada aanu soo koobi karin sidana  ugu mahad celiyey. xoghayaha Maaliiyada ayaa iyaduna dardaran koban u soo gudbisay sidii ay xubnaha xisbiga isku diyaarin lahayeen doorashada soo socota guulna looga soo hayn lahaa .

1016413_496090157179908_493875798_n (1)1900592_495849630537294_1827963115_o1901337_496090057179918_655938850_n1901337_496089997179924_1883921616_n

1555557_521385221313374_397398134_n1896722_521384424646787_884294716_n
1932359_521391707979392_1957290974_n