“Go’aankaasi Waa Mid Aanu WADDANI Aqbali-karin, Xalkuna Waxa Weeyaan In Madaxweynuhu Ka Shaqeeyo Sidii Loogu Noqon…” Gudoomiye Cirro DAAWO
Hargaysa 11.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa sheegay in Xisbi ahaan aanay aqbali doonin muddo kordhinta Golaha Guurtidu maanta u samaysay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Guddoomiye Cirro oo maanta warbaahinta la hadlay ka dib go’aankii muddo kordhinta ahaa ee Guurtudu gaadhay waxa kale oo uu sheegay in xalku…
