Jaaliyada Somaliland ee Bristol -Uk oo Udiyaar Garoobay 18 may 2015
Waxa Ka socda Magaalada Bristol Uk Qaban qaabada Munaasibada 18 may ee maalinta lasoo noqoshada madaxbanaanida Somaliland sanad Guurada 24aad waxa Jaaliyada Somaliland ee magaalada Bristol uk ay ku Hawlanyihii Sidii ay Munaasibadaasi ay uga Qabsoomilahayd magaalada Bristol uk . Waxana Dhamaan Laga Dareemayaa Qabanqaabada Xafalada 18 may Guud ahaan uk oodhan gaar ahaan…
