Khadar Cali Gaas Maareeyihii hore ee Tv-ga Qaranka oo ka samri waayey Dhaqaalihii iyo dhadhankii, ka dibna weerar qorshaysan ku qaaday Wasaaradii iyo Maamulkeeda oo shir kuwada jira.

    Waxa la yaab ah iyo u qaadan waa noqotay markii maanta subaxnimadii hore iyada oo uu shir u socdo Wasiirka Warfaafinta, Wasiir ku xigeenka Agaasimaha guud iyo madaxa waaxyaha kala duwan, siiba farsama yaqaanada, iyo waayo araga wasaaradda oo u hormuud ka yahay Yoonis Cali Nuur, ayaa ku war helay weerar aan gabasho lahayn oo…

    Read More

      Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Gudida Horumarinta Beesha Ciidagale Ayaa Maanta Ka Qaadacay Go,aankii Suldaanka Guud Ku Kala Diray Sidoo Kalena………

      Hargeisa 6/5/2015(SDN/QJ)gudoomiye ku xigeenka  gudida  horumarinta beesha ciidagle ayaa maanta ka hadlay qadiyey  go,aankii suldaanka guud suldaan maxamed c/qaadir ku ala diray gudida beeshasi  sidoo kale waxay taagero u muujiyeen xubnihii wasiirada ahaa uu madaxwayne siilanyo u saaray  xalinta dhu8lka masalaha ee koonfuyrat hargeisa https://www.youtube.com/watch?v=KFEHWRn5_H4 Hargeisa SDN/QJ Concat@somalidiasporanews.com

      Read More

        Khilaafkii Warfaafinta Oo Markale Curtay, wariyayaal Xabsiga Lagu Guray iyo Haweenka Madaxtooyada Oo Wasiir Cukuse Amar Culus Duldhigay

        Hargeysa:May,06,2015(SDN/QJ)-Khilaaf culus ayaa markale ka dhex aloosmay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somalinand Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse, kaas oo gaadhay in xabsiga la dhigo ugu yaraan toban kamid ah shaqaalaha, ayaa xabsiga lagu dhigay amar kasoo baxay wasiirka wasaaradaas. Sida qurbejoog ku heshay xogo, waxa intii aan la garaacis iyo jidh-dil iyo garaacis lagula…

        Read More

          Wasiir Xirsi waa Dilaalka Colaada Qurulugud iyo Buuhodle

          Wasiir Xirsi waa Dilaalka Colaada Qurulugud iyo Buuhodle Ilaa intii uu xukunka somalilland la wareegay madaxwayne axmed silaanyo wax aka bilaabmay dagaalo u dhaxaysa degaanada qurlugud iyo buhoodle oo dhexmaray labada bilood ee walalaha oo isku ah habar wadaag ,ilmaabti , abti iyo awoowe ,seedi,sodog , ilmaabti,iyo dad ood wadaga isku yihiin ,Deganada Qurlugud iyo…

          Read More

            “Md. Madaxweyne Waa Inaad Ka Go’aan Qaadato Kuwa Siyaasadda Ku Saaqiday Ee Muraadka Guud Ee Beeshu Leedahay Qaldaya” W/Q: Eng. Abshir A. Maxamed

            Dhulka danta guuda ee GAS M-ta oo qorshe ahaan dhan 25 Block ayaa hore xukuumad ahaan iyo deegaan ahaan layskula gartay inay ahaato dan guud, taas oo sababta gacanta loogu gelinayay madaxweynaha Somaliland  ay ahayd inuu Ammaan noqdo waayo hore ayaa loo yidhi Madax meel ka saraysa oo la taabtaa ma jirto. Haddaba Maxaa dhacay?…

            Read More

              Ayey dani ugu jirtaa dib u dhaca doorashooyinka Somaliland? Qore Mire Aspirin

              Doorashada madaxtooyada iyo baarlamaanka Somaliland ayaa la filaayay inay dhacdo  badhtamaha sanadkan 2015-ka ee aynu ku jirno. Laakiin duruufo farmsamo  oo ay sheegeen Gudida Doorashooyinka Qaran ee Somaliland inay dib uga dhacayso waqtigii la filayey , loona baahanyahay in dib loogu mudeeyo xiliga ay qabsoomi karto doorasho- taasoo ay xalaalayn karaan Golaha Guurtida Somaliland oo…

              Read More

                Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Wada-hadallo Hoose Oo Madaxweyne Xasan Sheekh Hore u Sheegay Inay Labada Dhinac u socdaan

                Hargeysa:May,06,2015(SDN/QJ)-Dawladda Somaliland, ayaa Jawaab ka bixisay Hadallo dhawaan kasoo yeedhay Madaxweynaha Somalia oo Salka ku hayey inay jiraan Wada-hadallo hoose oo labada dhinac u socdaa, waxana ay beenisay  jiritaanka Wada-hadalladaas. Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo Wargeyska Himilo  khadka telefoonka kula xidhiidhay isagoo ku sugan magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya, isla…

                Read More

                  Islaamiyiinta Daacish Oo Sheegtay Weerarkii Texas, Magacyada Iyo Sawirrada Raggii Qaadayna Soo Bandhigay

                  Mousil:May,06,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta ka dagaallanta dalalka Syria iyo Ciraaq ee Daacish, ayaa sheegatay Masuuliyadda Weerarkii lagu qaaday Goobtii lagu dhiirigelinayey Samaynta Sawir-gacmeedya lagu aflegaadaynayo Nebi Muxamed N.N.K.H ee ku taallay Gobolka Texas ee Dalka Maraykanka. Sida ay sheegtey Idaacadda Al-Bayaan ee ku hadasha afka dowladda Islaamiga ah, labo Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda Islaamiga ah ayaa…

                  Read More

                    Akhriso Dalalka Adduunka ee Haboon In Carruur Lagu Dhalo Iyo Kuwa Ugu Liita Ee In Lagu Dhalo Laga Taxadarro

                    Washington:May,06,2015(SDN/QJ)-Hay’adda Caalamiga ah ee Badbaadada Carruurta ee Save The Children, ayaa soo saartay Warbixin dheer oo ay kaga Hadashay dalalka dunida ee ku haboon in carruur lagu dhalo iyo kuwo aan ku Haboonayn in ubad lagu dhalo. Warbixintan oo aad dheer waxaa lagu sheegay in dalalka Poland Belarus, Israel  iyo Slovenia ay yihiin wamada dunnida…

                    Read More

                      Wasiir Khaliil Oo Degreeto Sababaysan Ku Mamnuucay Khudbadihii Uu Sheekh Aadan-sunne Ka Jeedin Jirey Masaajid Ku yaalla Magaalada Hargeysa

                      Hargeysa:May,06,2015(SDN/QJ)-Sida ku cad Degreeto ay warbaahinta Somaliland heshay, waxa uu Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed Joojiyey dhammaanba Khudbadihii uu Sheekh Aadan Cabdi Warsame (Aadan Sunne) ka jeedin jirey Masaajid ku yaalla Magaalada Hargeysa. Sheekh Aadan Sunne oo ah Wadaad si weyn looga yaqaanno Caasimadda, isla-markaana  haybad u leh inuu soo…

                      Read More

                        “Wixii Sadexda Xisbi Iyo Komiishanku isla qaateen Waa Halkeeda laakiin Go’aanka u danbeeya Golaha Guurtidaa leh” Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir DAAWO

                        Hargaysa 05.May 2015 (SDN/QJ)- Suladaanka guud ee Somaliland suldaan maxamed cabdi qaadir  oo ay wehelinayeen qaar kamida salaadinta kale Somaliland ayaa dhicayada siyaasada Somaliland u soo jeediyay in golaha guurtida lagu tixgaliyo shaqada ay qaranka masuulka uga yihiin iyagoo sidoo kalana ka hadleen arimo la xidhiidha doorashooyinka dalka.

                        Read More

                          Somaliland oo ka tashanaysa ka hortagga Xaalufka deegaanka DAAWO

                          Hargaysa 05.May 2015 (SDN/QJ)- Shir ku saabsanaa sidii looga tashan lahaa xaalufka lagu hayo deegaanka iyo isbedelada cilmiada oo socon doona muddo laba maalmood ah, ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa, waxaana ka soo qaybgalay Wasiirada deegaanka,Xanaanada Xoolaha, Beeraha Guddoomiyayaasha gobolada, xubno ka socday hay’adaha madaxbanaan iyo qaybaha bulshada rayidka ah. Wasiirka Wasaarada deegaanka iyo horumarinta…

                          Read More

                          DAAWO Chelsea oo Hantidey Horyaalka Ingiriiska(Premier League) Iyada oo Kulumo Hadhsanyihiin.By Jaahuur

                          London-May 05-2015-(SDN/QJ) Akhyaarta qormadeena ciyaarha waxaynu bidhaamineynaa horyaalkii Ingiriiska (Premier League) oo lagu kala faraxashey. Naadiga faraha lagaga gubtey ee Chelsea oo markii 4-aad horyaalka Ingiriiska taas oo u suurtagaleysey iney soo iibsadaan xiddigaha ugu caansan aduunka sida Coasto,Doropa,Febre Gaas iyo qaar kale oo farabadan, haddaba daawasho wacan damaashaadka. W/Q Jaahuur SDN/QJ

                          Read More

                            Daawo:Qaar Ka Mida Saladinta Iyo Cuqasha Ciidagale Oo Naqdiyey Go,aankii Suldan Maxamed Ku Kala Diray Gudidii Beesha,Sidoo Kale Waxay Taageren Xubnihi Wasirada Ahaa Ee uu Madaxwaynuhu U Saaray Dhulka Masalaha

                            Hargeisa 5/5/2015(SDN/QJ)qaar  ka mida salaadiinta iyo cuqaasha beesha ciidagale ayaa maanta kulan ay yesehn waxay  ku naqdiyen oo  ka soo horjesten go,aankii suldan maxamed c/qadir  ku kala diray  gudidi horumarinta beesha sidoo kale awaxy taageren xubnihii wasiirada ahaa ee uu madaxwaynuhu u saaray  dhulka masalaha https://www.youtube.com/watch?v=rA_XyZWjTjI Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.cm

                            Read More

                              Ciidamada Punt land oo ku soo Jeeda Tuulada Tuko Raq ee Gobolka Sool iyo Sababaha Keenay DHAGAYSO

                              Garowe 05.May 2015 (SDN/QJ)- Waxaa magaalada Garoowe ka baxay Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland kuwaasi oo ay sheegay inay kusii Jeedaan degmada Tukaraq ee gobolka Sool. Maalintii shalay ayaa waxaa Degmada Tukaraq ka dhacay dagaal dhexmaray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaadka Khaatumo . Ciidamada Puntland ay hada usoo dirtay Degmada Tukaraq ayaan la garanayn waxa…

                              Read More

                                Mucaaradka Somaliland Oo sharraxay Kulamo ay Si Goonni Goonni ah Ula Qaateen Guddida Loo Saaray muddo-kordhinta Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

                                Hargeysa:May,06,2015(SDN/QJ)-Labada Xisbi Mucaarid ee Ucid iyo Waddani, ayaa sharraxaad ka bixiyey Kulamo ayaa Maanta siyaabo kala duwan ula qaateen Guddida Golaha Guurtidu u xilsaaray Kasoo Talo bixinta Muddada Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada loo kordhin doono. Kulamadaas  labada xisbi mucaarid iyo xubnaha Guddida dhexmaray oo ka dhacay Xarunta Guud ee Golaha Guurtida, ayaa ahaa qaar Albaabadu…

                                Read More

                                  War Degdeg ah: Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Oo Booqasho Rasmi ah Ku Jooga Muqdisho iyo Nuxurka Shirar uu la Leeyahay Madaxda Soomalia

                                  Muqdisho:May,05,2015(SDN/QJ)-Waxa taariikhda Markii ugu horraysay Booqasho rasmi ah Magaalada Muqdisho ku jooga Xoghayaha Arrimaha DIbadda Dalka Maraykanka John Kerry, kaas oo kasoo kicitimay Waddanka Kenya oo Deris la ah Somalia. Diyaarad gaar ah oo uu la socday John Kerry, ayaa waxay ka soo cago dhigatay Garoonka Duulimaadyada ee Aadan Cadde, iyadoona si weyn ammaanka Garoonka…

                                  Read More