Wararkii ugu Dambeeyey Ee Colaadda Deegaanka Taleex Iyo Qabyo Ka Jirta Colaadda Soo Celinta Nabaddii Deegaankaas
Taleex:April,23,2015(SDN/QJ)-Wararkii ugu dambeeyey ee Colaadda Deegaanka Taleex ka taagan oo laba beelood u dhaxaysa, ayaa sheegaya inaan wali waan waan rasmi ahi aanay Halkaas ka dhicin, isla-markaana labada dhinac wali si toos ah isu horfadhiyaan. Sheekh Taqille oo kamid ah Culimada Deegaankaas oo VOA-da la Hadlay, ayaa sheegay ciidamo tiro badan oo Somaliland ka socdaa…
