“Cashuuraha laga Rabo inay Bah’da Warbaahintu Haday Tahay Wargaysyada Iyo Telefishanaduba Bixiyaan Waxay Yihiin Sidan” Wasiirka Warfaafinta DAAWO
Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Kulan ay ku yeesheen xarunta Wasaarada warfaafinta Somaliland Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) iyo Wasiir ku xigeenka Maaliyada Axmed Nuur Aw Cabdi (Shaacir) waxa lagaga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa ololaha cashuur ururinta iyo kor u qaadida dakhaliga dalka. Wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir ayaa sheegay in wasaarad ahaan ay…
