Akhri Magacyada Lix Nin Oo Somali ah Oo Lagu Xidhay Maraykanka Iyagoo u Socda DHinaca Kooxda Daacish

    Minneapolis:April,21,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Dembi baadhista iyo dabagalka Maraykanka ee FBI-da, ayaa xabsiga dhigay lix nin oo soomaali ah, kuwaas  looga shakiyey inay ku biirayeen Kooxda Daacish. Afar ka mid ah raggan, ayaa waxaa laga qabtay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota, halka labada kalana laga qabtay Magaalada San Diego ee Gobolka California. Lixduba waxay deegaan ahaan ka soo…

    Read More

      Halisaha Sicir Bararka Somaliland ka Taagan Isu eekaanta Shan Sanno ka Hor Iyo Midabka Maanta Farqi uma Dhaxeeyo DAAWO

      Hargaysa 21.April 2015 (SDN/QJ)- Nolosha dadka Reer Somaliland ayaa Xaalad adag gashay kadib Markii uu Xadhkaha goostay Sicir barar dhaliyay in Maceeshadii Cirka isku shareerto. Dareen damqasho ma muuqdo waxaad mooda in Xukuumadu aanay hayn Siyaasad Cad oo ay ku hagto Nolosha ummada ay Mas’uulka ka tahay, Ganacsatadu Malaha Damiir qabta Ku dar Mooyee. Ha…

      Read More

        “Shir Siyaasadeed Dhalanteed ah Looa Baahna” Wasiir Cukuse oo Shaaciyay inaan Shir Siyaasadeed haatan loo Baahnayn DAAWO

        Burco 21.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaarada warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Md Cabdilaahi Maxamed daahir Cukuse oo magaalada Burco kaga qayb galay shirweynaha lagaga tashanayo arimaha dhulka ayaa sheegay in shirarka loo baahan yahaya ay yihiin kuwa lagaga hadlayo waxyaabo bulshada aayaheeda khuseeya, laakiin aan loo baahnayn in lagu baaqo shirar siyaasadaysan oo aan wax faa’iido…

        Read More

          Huteelkii Qaraxu ka Dhacay ee Centeral Muqdisho oo Dib loo Furay,Mulkiilaha oo Sheegay inuu is weydiiyo Siduu Ajaanib ugu noqday Muqdisho DAAWO

          Muqdisho 21.April 2015 (SDN/QJ)- Mudo dhawr Todobaad ah ayay ahayd Markii Qarax Qasaare badan oo Dhimasho iyo Dhaawac lihi uu ka dhacay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Huteel Centeral. Dadkii dhibaatooyinka dhaawac ka soo gaadheen Qaraxaasi Waxaa ka mid ahaa Raysal Wasaare Xigeenka Somalia oo hada daawayn ugu Maqan dalka Turkiga, Saraakiil dawlada Somalia ka tirsan…

          Read More

            “Weligay Xisbiga Kulmiye Ma Galayo Waa Xisbi Beelaysan Isaga Iyo Dawladiisuba ” Siyaasiga Maanta La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

            Hargaysa 21.April 2015 (SDN/QJ)- Siyaasada Doogsin Cararku Waa Mid astaan u noqotay Siyaasiyiin badan oo u dhashay Somaliland Waxay isaga dab qaadeen Xisbiyada dalka ka Jira iyo kuwii baa’bay dhamaantood,In la soo bandhigo Waxay Muujin kartaa Ugu Yaraan Shakhsiyada Qofka. Warfidiyeenku hawl buu qabtaa aan ahayn in uu siyaasi noqdo. Qoraagu hawl buu hayaa aan…

            Read More

              “Sida la ii Garaacay ee Saadhkayga loo Goo’gooyay Markhaati ayaad ka Tihiin Somalilandeey” Boqor Raabi Yuusuf DAAWO

              Hargeysa 21.April 2015 (SDN/QJ) Raabi Yuusuf Cabdillaahi oo ka mid ah Hogaanka madaxdhaqameedka Somaliland Somaliland, ayaa sheegay in Ciidamada Wasaaradda Maaliyaddu u xilsaartay Ururinta Cashuuraha gaadiidku jidh dil u gaysteen. Waxa uu sheegay inay naftiisa iyo gaadhigiisaba dhib u gaysteen Boolisku, isagoo tilmaamay in gaadhigiisu cashuurnaa islamarkaana aanu garanayn sabab ay Booliska iskugu yimaadaan marka…

              Read More

                Shir Weyne lagaga arinsanayo Maaraynta iyo Dibu habaynta Maamulka Dhulka oo Xukuumada Dhexe,Iyo Madax dhaqameedka Burco uga furmay DAAWO

                Burco 21.April 2015 (SDN/QJ)- Magaalada Burco waxaa ka furmay shirweyne balaadhan oo ay Somaliland kaga tashanayso maaraynta iyo dib u habaynta dhulka, waxaana ka qayb gelaya boqolaal ruux oo isugu jira wasiiro, xildhibaano, badhasaabada lixda Gobol ee waaweyn, madax dhaqameed, aqoonyahano, culima’udiin iyo dadweyne kale oo lagu casuumay, waxaana qabanqaabada shirkaasi qabatay Akademiga nabada iyo…

                Read More

                  Khataraha Bulshada Somalida ah kala soo dersay Rabshadaha Konfur Africa iyo Baaxada Khasaarahooda DAAWO

                  Capetown 21.April 2015 (SDN/QJ)- Soomaaliada ganacsatada ah ee ku nool dalka South -Africa ayaa waxaa lagula kacaa arimo ay ka mid yihiin dil, dhac & Jinsi nacayb. Barnaamijkan ayaa waxaa lagu falan qeeyay dhibaatada la gaadhsiiyo Soomaalida iyo dadka kale ee Afrikaanta ah, waxaana goobta lagu casuumay Gudoomiyaha ganacsatada Soomaaliyeed iyo Nin u dooda dadka…

                  Read More

                    Somali Ganacsi ku Haystay Konfur Africa oo Si Arxan daran loo Gubay DAAWO

                    Hargaysa 21.April 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Dalka Konfur Africa ka Taagnaa Rabshado lagaga soo horjeedo Ajaanibka ku nool dalkaasi. Arrintani Waxay Sababtay in Si axmaqnimo leh loo beegsado oo loo dilo Ajaanibka Kacdoonkaas oo ay hagayaan Qoomiyada Zulu Hadaba Waxaa Markii u horaysay soo baxay in nin Somali ah lagu Gubay dalkaasi. https://www.youtube.com/watch?v=Tva7y2q7P4w

                    Read More

                      DAAWO:Wasiir Nuur Faarax oo muujiyay sababta uu Soomaaliya u tegay iyo Digniin uu u diray madaxweyne Axmed Siilaanyo

                      Muqdisho April 20,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Dekeddaha ee dalka Soomaaliya Md Nuur Faarax oo Hore Guddoomiye uga ahaa Urur Siyaasadeedkii Somaliland ee Gurmad ayaa markii u horeysay ka hadlay qadiyada dekedda Berbera oo hadal heynteedu badneyd. Wasiir Nuur Faarax oo ka mida shaqsiyaad Somaliland ka soo jeeda oo u digo rogtay Soomaaliya ayaa hadalkiisan noqonayaa kii u horeeyay…

                      Read More

                        Somalia, Al-Shabaab, the Region and U.S. Policy

                        Let me take a moment to review the background to the current situation in Somalia. Somalia has been trying since the overthrow of the Siad Barre government in 1991, the same year Somaliland declared unilateral independence from Somalia, to remove itself from the status of failed state. After the fall of Siad Barre, a series…

                        Read More

                          Tacsi Dhamaan Xubanaha Xisbiga Ucid ee Uk waxay Tacsi U dirayaan Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Ucid ee Qarada Yurub Marwo Saynab Xaaji Gaydh Geridii ku timid abtigeed Abdiladif Awxasan Cabdilaahi

                          Tacsi-dhamaan Xubanaha Xisbiga Ucid ee Uk  waxay Tacsi U dirayaan Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Ucid ee Qarada Yurub Marwo Saynab Xaaji Gaydh Geridii ku timid abtigeed Abdiladif Awxasan Cabdilaahi oo ku geriyoday Hargaysa  waxay  Ilaahay uga baryayaan in  naxariistii jano ka Waraabsho Su,aashana  u dhib yareeyo Saalixiinta iyo kuwa Safka Nabigeena Suuban SCW Raaca Ilaahay haka Yeelo.Amiin..

                          Read More

                            Ururka Qareenda Somaliland SOLLA oo ka talo bixiyay saamiqeybsiga Qaranka

                            Hargeysa April 20,2015(SDN/QJ)-Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA ayaa qoraal ay saxaafada uGu talo galeen waxa ay uga talo bixiyeen Saami qeybsiga beelaha Somaliland, qoraalkaa oo uu ku sexeexnaa Guddoomiyaha SOLLA ayaa sidan u dhignaa: “waxaan soo jeedinayaa in aan beesha dhexe noqon habartii la-yidhi boqolka cad u qaybi haweenka,ee tidhi waxba is-dhaafin maayo, oo mid…

                            Read More

                              Weerar Shaqaale Qaramada Midoobay ahi ku Dhamaadeen Oo Kooxda Al-shabaab Goor Dhaweyd Ka Fulisay Gudaha Magaalada Garowe iyo Tirada Dhimashada

                              Garoowe:April,20,2015(SDN/QJ)-Kooxda Al-shabaab, ayaa weerar khasaare  geystay goor dhaweyd ka fulisay Gudaha Magaalada Garowe, waxana halkaas ku dhintay Tiro dad ah oo ka mid ahaa shaqaalaha qaramada midoobay, iyadoo gaadhiga qaraxa lala eegtayna ay lahayd Hay’ad qaramada midoobay ahi. Warar hor leh oo soo baxay ayaa sheegaya in dhimashadu ay marayso Toban qof oo isugu jira…

                              Read More

                                BAAL-MARKA SHARCI EE XIL KA QAADISTA GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE

                                Hargeysa:April,20,2015(SDN/QJ)-Qormadan kooban ugumaan tallo galin inaan ku dicaaco gudoomiyaha xilka laga qaaday sidoo kale uguma dan lihi inaan ku cambaareeyo Madaxweynaha iyo cid kale toona, waxa kale oo aan ka afeefanayaa inaan ahayn sharci yaqaan faaqidaya ama lafa guray shuruucda uu maray madaxweynuhu xil ka qaadista gudoomiyaha, balse waa mid aan ugu tallo galay inaan…

                                Read More

                                  Somaliland Oo Beenisay Inay Cid Gaar ah ka Iibinayso Dekedda Berbera Oo Dhaqdhaqaaqyo Maalgelineed Xukuumaddu ugu Guclaynayso

                                  Hargeysa:April,20,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadashay Warar Gudaha dalka yaalla oo sheegaya inay waddo qorshe cid gaar ah loogaga  iibinayo Dekedda Berbera, iyadoo maalmahan ay jireen Tallaabooyin xukuumaddu arrintaas ku dardargelinaysay. Wasirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo arrintan waxa laga weydiiyey, ayaa sheegay inaanay jirin cid dekedda laga iibinayaa, isla-markaana ay…

                                  Read More

                                    “Muddo-Xileedka Madaxwaynuhu Waa Gaba Gabo….. Heshiis Qudha Oo Fulay Ma Jirto, Oo Way Baaba’een Kuwii Ay Xukuumadani Hore U Gashay”. Mudane Duur DAAWO

                                    Hargeisa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale “Duur” ayaa si adag uga hadlay Qorshaha Xukuumada Somaliland doonayso inay Shirkad Ajaaniba ah ku wareejiso Maamulka iyo gacan ku haynta Dekeda Berbera isaga oo sheegay in arintaasi ay tahay mid aan marnaba suurto galaynin isla markaana laga yeelaynin Xukuumada Tallada…

                                    Read More

                                      “Anigu waxa aan u maleeynayaa Madaxweynaha taladu dadka la yaqaano kama timaade ee meelo kale ayey ka timaada” Prof Fadal

                                      Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Dr.Maxamed Cismaan Fadal oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Somaliland, isla markaana ah xog-hayaha arrimaha dibadda ee xisbiga Waddani, ayaa sheegay in muddadii Xukuumaddani xilka taladda haysay uu hoos u dhac aad u balaadhani ku yimid siyaasadii arrimaha dibadda, sida oo kalena meesha ay ka baxeen wadamo badan oo Somaliland saaxiib…

                                      Read More