Ururka Solja oo Tababar Sadex Gobol isugu Geeyay Magaalada Boorama u soo Khatimay DAAWO

    Boorama 27.April 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha gobalka Awdal oo uu weheliyo Meeyarka Boorama ayaa u sooxidhay tababar usocday Wariyayaasha ka haowlgala gobalada Maroodi-jeex, Awdal iyo Saaxil, tababarkan oo lagu qabtay magaalada Boorama ee caasimada labaad ee Somaliland waxaana tobabarkani markii u horaysy keenay gudoomiyaha cusub ee ururka saxafiyiinta Somaliland ee Solja, halkan ka daawo.

    Read More

      PROFESSOR SULAIMAN A.GULAID : HOGAAMIYE KU HABOON “DAWLAD WADAAG” CARETAKER GOVERNMENT OF SOMALILAND

      Muddo xileedkii xukuumada Kulmiye wuxuu ku eegyahay 26 June,2015 , doorsashadana  waxa la cayimay 1s,t June,2016. Inta u dhaxaysa labada muddo dalku  waxu   u baahanyahay“Dawlad Wadaag “   WAA MAXAY  DAWLAD WADAAG “ Caretaker Government “ Caretaker Governemnt  waxa la dhisaa marka u dhamaado muddo xileed  dawaladeed , ama la kala diro, ama la casilo, ama…

      Read More

      Man City oo Faraciddi Leh Kaga Baxsatey Aston Villa Markii 3-2 Iskaga Fujisay(DAAWO) By Jaahuur.

      London-Apr-26-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa horyaalka Ingiriiska oo meel xasaasi ah maraya. Naadiga Chelsea ayaa ilaa iyo hadda hogaanka u haya halka Arsenal iyo man City kaalinta labaad isku haystaan waxaan iyna dab yar shideyn Man United oo kaalinta afaraad cidhiidsaneysa walow horyaalka ku bilowdey si caajisinimo ah. Haddab ciyaar aad u…

      Read More

        Marwo Fadumo Siciid Lataliyaha Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro ee arimaha Dibada oo London lagu soo dhaweeyey

        London 26April15 (SDN/QJ) Waxa lagu soo dhaweyey  Gegida diyaaradaha ee caalamiga Heathrow International Airport ee magaaladda London Faadumo Siciid oo ah Lataliyaha Gudoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ee arimaha Dibada ,Waxa kusoo dhaweeyey tageerayaal fara badan oo xisbiga waddani iyo madaxda ugu sareysa ee xisbiga Waddani. Marwo Faadumo Siciid  waxay ka warantay arimo badan oo…

        Read More

          (DHEGEYSO)Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen “Marka la gaaro 26ka Juun Somaliland waa Wadatashi ama kala tashi

          Seattle April 26,2015(SDN/QJ)-Wareysi aanu la yeelanay musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu inooga waramay safar uu haatan ku marayo qaaradaha Yurub iyo Woqooyiga America. Musharuxu Waxa uu inooga waramay mawqifka mucaaridka ee ku wejahan Doorashooyinka dib u dhacay, qadiyada maalgashiga Dekeda Berbera iyo doorka sharciga ah ee madasha Wadatashiga…

          Read More

            Guddoomiyihii Hore Ee Gobolka Banaadir Oo Shacabka Somaliland Baaq La Yaab leh usoo diray, Kana Codsaday Inay Gurmad Ugu Fidiyaan Dhinaca Dhismaha Dawladda

            Muqdisho:April,26,2015(SDN/QJ)-Maxamuud Axmed Nuur Tartsan, Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir, ayaa shacabweynaha Somaliland ujeediyey  inay inay u fidiyaan Gurmad la xidhiidha sidii ay Walaalahooda Soomaalida Koonfureed ugu dhisi lahaayeen Dhismaha Dawlad loo aayo. Mudane Tarsan, ayaa sheegay in maadaama Koonfurta Soomalia ay ku guuldarraysatay inay muddo dheer dhistaan Dawlad loo aayo, ay haatan lagama maarmaan tahay…

            Read More

              Qoraal Sir ah oo Gudoomiye C.raxmaan Cirro u diray Wadanka Finland kuna cadeeyay inuu ogolaanayo hannaanka Federaalka Somalia AKHRI

              Hargeysa 26.April 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ku kacay arrimo dhabar jab ku noqonaya qaranimada somaliland iyo madaxbanaanideeda ay muddadaas 24-ka sanno shacabka Somaliland tacab iyo tamarba ku bixiyeen,ka dib markii guddoomiye Cirro uu warqad u diray dawladda dalka Finland taas oo…

              Read More

                “Wali ma arag qof Somaliland ah oo Xamar Dhibaato Ka sheeganay,Iyo Muwaadin Somaliland ah oo Soo Bandhigay Tacadigaas” Taliye Gaafow Iyo Muwaadinkan DAAWO

                Muqdisho 26.April 2015 (SDN/QJ)-Taliyaha laanta Socdaalka Somaliya Gen Cabdillaahi Gaafow ayaa ka jawaabay muwaadin dhawaan ka deggay garoonka diyaaraha ee muqdisho isagoo ku safraya baasboorka Somaliland  isagoo garoonkaasi lagu tacdiyay. Cumar Jaamac Faarax, oo ka mid ah Masuuliyiinta hay’addaha Samofalka, islamarkaana ah Muwaadin reer Somaliland ah ayaa Somalia oo takoortay Basboorka Somaliland oo uu sitay,…

                Read More

                  Kulan lagaga arrinsanayo Mashruuca Biyo Balaadhinta Hargaysa oo Mas’uuliyiin kala duwani ka qayb galeen DAAWO

                  Hargeysa 26.April 2015 (SDN/QJ) Kulan lagaga hadlayay biyo balaadhinta caasimada Somaliland ee Hargasya oo lagu qabtay xarunta dawlada Hoose ee magaalada Hargaysa,kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen masuuliyiinta dawlada hoose ee Hargaysa iyo Masuuliyiinta Wakaalada Biyaha aya ka wada hadlay biyo balaadhinta Caasimada Hargaysa. Masuuliyiinta Wakaalada biyaha Magaalada Hargaysa ayaa warbixin siiyay masuuliyiinta dawlada hoose…

                  Read More

                    Beesha Caalamka Iyo Go,aaminta Tallaabada Laga Qaadayo Masuuliyiinta Caqabadda Ku Ah Doorashada Somaliland AKHRI

                    Nairobi, 26 April 2015 (SDN/QJ)-Wakiiladda beesha caalamka u fadhiya caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa kulamo ka yeeshay xaaladda doorashooyinka Somaliland,  isla markaana isla qaatay talaabooyin ay ugu tala galeen in laga qaado shakhsiyaadka caanka ah ee carqaladda ku ah in doorashooyinku ku dhici waayaan waqtigoodii, haatana u xusul duuban suuragelinta muddo kordhin siyaasiya oo…

                    Read More

                      Shirkii Nabada Deegaanka Buuhoodle oo la soo Khatimay iyo Qodobo Xumad Jabin ah oo ka soo baxay DAAWO

                      Buuhoodle 26.April 2015 (SDN/QJ)-Shirkii nabadaynta degaanada gobolka buhoodle ayaa si rasmi ah loogu soo gabo gabeeyay Tuulada  baliga Aadan Waal oo isla deegaankaas ah. Abwaan Cabdi Food oo ka Mid ahaa ergooyinkii ka qayb galay Shirkaas ayaa Khadka Telefoonka ugu Sheegay Shabakada Qurbejoog.com in Natiijada ka soo baxday Shirkaasi ay daaran tahay sidii loo Xoojin lahaa…

                      Read More

                        Shirgudoonka Guurtida Somaliland oo Dood Sharci geliyay Mawqifka Beesha Caalamka Ee Jadwalka Komishanka Doorashada U Soo Gudbiyay Golaha Guurtida

                        Hargeysa 26.April 2015 (SDN/QJ) Wefti ay hogaaminaysay Miss Cat Evan, Safiir Ku-xigeenka Safaaradda Ingirisku uu ku leeyahay Waddanka Ethiopia, oo ka koobna 4 xubnood ayaa la kulmay Shir-guddoonka Golaha Guurtidda. Dhinaca Golaha guurtida waxaa kulanka goob joog ahaa Ku-simaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Mudane Siciid Jaamac Cali, Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee Golaha Mudane…

                        Read More

                          “Xil ka qaadistayda ka Timi Madaxweynaha iyo Ansixintii labada Gole Waxay Ku Xalaaleeyeen Sune Khaldan” Gudoomiyihii Hore ee Maxkamadda Sarre

                          Hargeysa 26.April 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil  Cali  ee Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siillaanyo) Xilka ka Xayuubiyey, ayaa sheegay in  Xilka xayuubintiisa aanay madaxweynaha iyo golayaasha Baarlamaanka Somaliland dariiq Sax ah u soo marin isaga oo ku dooday in sifo sharciga baal barsan labadda dhinacba u mareen arintaasi. Yuusuf Ismaaciil  Cali…

                          Read More

                            Barmaamijka Bandhig-hibeedka Somaliland oo Gunaanadkiisii abaalmarino lagu Gudoonsiiyay Shan tartame oo Guulaysatay

                            Hargeysa 26.April 2015 (SDN/QJ)- Marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina-weris), ayaa abaalmarinno muhiim ah guddoonsiiyey shan xubnood oo ku guulaystay barmaamijka Bandhig-hibeedka Somaliland oo dhawrkii bilood ee u dambeeyey ka socday Telefishanka Qaranka. Xaflad loo sameeyey gunnaanadka iyo bixinta abaalinta Barmaamijka Bandhig-hibeedka Tv-ga Qaranka oo lagu qabtay hoolka shirarka ee…

                            Read More

                              Telefishanka Wadanka Kenya oo Warbixin dhinacyo badan leh ka diyaariyay Somaliland DAAWO

                              Nairobi 25.April 2015 (SDN/QJ)- Telefishanka KTV ee Dalka Kenya ayaa warbixin dhinacyo badan leh waxa uu ka diyaariyay Somaliland Waxaanu sheegay in Somaliland ay u soo shaqo tageen Muwaadiniin u dhashay Dalka Kenya Waxaa kale oo uu ka sheekeeyay Horumarka kala duwan ee ka socda Somaliland kaas oo soo jiitay indhaha Maalgashadayaasha. Warbixintan oo dhamaystiran…

                              Read More

                                Shir Nabad Lagaga Dhexraadinayo Beelaha Buuhoodle iyo Qorulugud Oo Maanta Furmay Iyo Waxgaradka Labada Dhinac Oo Ku Qulqulaya

                                Aadan-waal:April,25,2015(SDN/QJ)-Deegaanka Aadan-waal oo ku yaalla Aagga Balliga Kalshaale, ayaa waxa saaka ka furmay Shirweyne Nabadeed oo  ay iskugu yimaadeen Waxgaradaka iyo Salaadiinta Beelaha Buuhoodle iyo Qorilugud, kaas oo ujeedaddiisu tahay sidii meesha looga saari lahaa Colaaddii labadaas beelood dhex taallay. Wufuud ka kala socota odayaasha, Culimada, Cuqaasha iyo waxgaradka labada dhinac ayaa saaka ku kulansan…

                                Read More

                                  Wasiirradda Dillaalliinta ka Ah Wareejinta Dekedda Berbera Oo Galabta Imaaraadka u dhoofaya

                                  Hargeysa:April,25,2015(SDN/QJ)-Labada wasiir ee u dabran wareejinta Dekedda Berbera ee Wasaaradaha Madaxtooyada iyo Hawlaha Guud, ayaa Galabta u dhoofaya dalka imaaraadka Carabta, iyagoo  ujeedadoodu tahay sidii heshiiska Dekedda lagu wareejinayo loo dhamaystiri lahaa. Wasiirradan, ayaa la sheegayaa inay maalmahan shirar hoose kula jireen Madaxweyne Siilaanyo, isla-markaana ay ka dhaadhiciyeen Faa’iido koox gaar ah oo ay labadani…

                                  Read More

                                    Guurtida iyo Wakillada Oo Cod Aqlabiyad ah Ku Taageeray Tallaabadii Madaxweyne Siilaanyo Xilka Kaga Qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare DAAWO

                                    Hargeysa:April,25,2015(SDN/QJ)-Labada Gole ee Baarlamaanka iyo Guurtida Somaliland, ayaa Maanta Cod aqlabiyad ah ku ogolaaday Xilka-qaadistii dhawaan Madaxweyne Siilaayo ku sameeyey Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Dalka Yuusuf Ismaaciil Cilmi. Fadhi wada jir ah oo Golayaashu ku yeeshee xarunta Golaha Guurtida, isla-markaana uu hoggaaminayey Guddoomiye-kuxigeenka Kowaad ee Golaha Guurtida Siciid Jaamac Cali ayaa la isku raacay in…

                                    Read More