Xukuumada Somaliland oo dagaalka ay kula jirto Zaadka gacan ku siineysa Dahabshiil
Hargeysa April 25,2015(SDN/QJ)-Xukuumada Somaliland ayaa goaan ka fajiciyay macaamiisha adeega Zaadka dhawaan soo saartay iyada oo la faray shicibka adeega isticmaala in ay haatan wixii ka danbeeyay ay isticmaali karaan oo qura lacagta dalka,iyada oo hore lacagta Dollar ka la isku weydaarsan jiray . Goaankan oo ahaan lahaa mid horukac leh hadii ujjeedada laga leeyahay ay…
