Madaxa Ha’ada Xuquuqul Aadanaha Puntland: H. E. Mohamed Y. Ali Oo Lagu Casumany Alexandria, MN

    Minneapolis April 17,2015(SDN/QJ)-Waxaa madaxa Hay’ada Xuququl Aadanaha ee Puntland, Somaliya, lagu casumay in uu ka hadlo bandhig ku saaabsan dhaqanka Soomaalida, oo lagu qaban doono magaalada Alexandria, ee gobolka MN. Bandhigaas oo lagu soo bandhigi doono sawiro ka turjumaaya dhaqanka, deegaanka iyo bacsharada Soomaalida, oo ay qabanqibeeyeen Ha’yad la yiraahdo qaadey Inclusion Network  iyo Mohamed Barre….

    Read More

      Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

      Hargaysa 17.April 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Niskii danbe ee Xalay Magacaabay Gudida Qabanqaabada Xuska 18 May

        Hargeysa, 17 April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/MG/241-3185/042015 ku magacaabay Guddida Qaban-qaabada Xuska 18 May, oo uu gudoomiye u yahay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland. Ku:       Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha (Guddoomiye)                                    Ku:       Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda                                                         Ku:       Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada…

        Read More

          “Inta ay Dawladani Joogto Waan Hubaa inaan Wargaysyadayda la Furi doonin” Gudoomiyaha Wargayska Haatuf DAAWO

          Hargaysa 17.April 2015 (SDN/QJ)-Mulkiilaha Wargaysyada  Haatuf iyo SomalilandTimes oo ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay xukuumada xisbiga kulmiye,waxaanu ka waramay in xukuumada kulmiye hore jeelka iigu soo booqatay wakhtigii ay xidhay xukuuaddii UDUB haddana xidhigeen. Waraysi uu Telefishanka HCTV la yeeshay ayuu arimahan kaga hadlayaa. https://www.youtube.com/watch?v=dyS01HKpQiI

          Read More

            Ururka Solja oo Sheegay inay Ku Hawlan Yihiin Sidii Dib loogu Furi lahaa Wargaysyada Haatuf iyo Hubaal oo Xukuumadu Xayirtay DAAWO

            Hargaysa 17.April 2015 (SDN/QJ)- Kal-fadhigii 1aad ee Golaha sare ee shanaad ee Urrka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo shalay ku qabsoomay xarunta dhexe ee ururka Magaalada Hargeysa ayna ka soo qayb galeen 12-xubnood oo ka mid ah 15-ka xubnood ee uu ka kooban yahay Goluhu ayaa waxa lagu naaqishay qodobo dhawr ah oo ay ka…

            Read More

              Soomaalida Iyo Ajaanibka Ku dhaqan Konfur Africa oo Cabsidii ugu Xumayd la soo deristay Iyo Qaabkii Wax loogu qaban lahaa oo Wadadiisii aan la hayn DAAWO

              K/Africa 17.April 2015 (SDN/QJ)-Cabsi wayn ayaa soo waajahday dadka ajanabigia ah ee ku nool dalka koonfur afrika gaar ahaan kuwa soo jeeda qaarada Afrika. Rabshado ayaa ka socda dalka Koonfur afrika kaasi oo lagag soo horjeedo dadka ajananiga ah ee ku nool dalkaasi.,rabshadahan ayaa waxa wadda dadka u dhashay qoomiyada KwaZulu-Natal ee koonfur Afrika kuwaasi…

              Read More

                Akhri Magacyada Iyo Beelaha ay Kasoo Kala Jeedaan Xubnaha Baarlamaanka Cusub Ee Maamulka Jubba Land

                Kismayo:April,16,2015(SDN/QJ)-Kadib markii si rasmi ah loo shaaciyey Xubnaha Baarlamaanka Cusub ee Maamul-goboleedka Jubba Land,, ayaa sidoo kale warbaahintu falanqaysay sida Beeluhu u kala heleen. Dhammaanba Beelaha Deegaanka dega, ayaa ka dhex muuqada Baarlamaanka, waxana lagu dedaalay sidii beel Waliba tiro ugu yaraan ay ku qanacdo ay ugu yeelato. Xildhibaanada Baarlamanaka Jubbaland ayaa noqday 75-Xildhibaan waxaana…

                Read More

                  Duulimaadyadii Garoonka Muqdisho Oo Joogsaday Kadib Daadad Xooggan Oo Gudaha Garoonka Galay

                  Muqdisho:April,16,2015(SDN/QJ)-Daad xoog leh oo ka Dhashay Roobab Xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho, ayaa sababay in la joojiyo diyaaradihii duulimaadyada ka samayn jirey Garoonka Aadan Cadde International Airport. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Xaaladda garoonku, waxa la Hakiyey Duulimaadyo tiro badan oo saaka ka qorshaysnaa Garoonka, kuwaas oo iskugu jirey qaar imanayey iyo kuwa kale…

                  Read More

                    Waa in Shacabka Somaliland Muujiyaan Diidmo ka dhan ah Dhaxal wareejinta Dekeda Berbera oo ku beegan Waqtigan kala guurka ah

                    Waxaa nasiibdaro ah in xukuumadani nidaamkii dawladnimo ubedeshay Hab-shirkadeed Ganacsi ah oo gacan wadaag ah. Waxaana kaaga markhaati ah isbaaradaii ay Dekeda Berbera u dhigtay Baabuurta ee shacabku ku diiday ee ay ku fashilantay xukuumadu dhawaan. Dastuurka qaranka ayaa damaanad qaadaaya oo qeexaaya in hadii ay xukuumada u hadhay mudo ka yar 6 bilood aaney…

                    Read More

                      Tacsi ku socota Ehelka iyo qarabada uu ka baxay Marxuum Axmed Cabdilahi Warsame (Geel-Jire)

                      Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Axmed Cabdilahi Warsame (Geel-Jire) oo Galabta Fiidkii 15/04/2015 Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa, Isla Berrina lagu Aasi doono Xabaalaha Naasa Hablood. Magaca Reer Xasan Xaaji Adan aniga oo Ku Halaaya Waxan Tacsidan u Dirayaa Qoyska, Ehelka, Qaraabada iyo Beesha uu Marxuumku ka…

                      Read More

                        Magaca Wiil Soomaaliyeed Oo Haysta Dhalashada Dalka Australia Oo Lagu Dilay Dagaallada Gudaha Syria

                        Damascas:April,16,2015(SDN/QJ)-Warbaahinta caalamka, ayaa si weyn uga Hadlaysa Geerida wiil soomaaliyeed oo katirsan xoogagga Daacish, kaas oo lagu dilay Gudaha waddanka Syria. Geerida wiilkan, ayaa waxa warbaahinta u xaqiijiyey Aabaha dhalay oo haatan ku sugan waddanka Asutralia, isagoo tilmaamay in Wiilal kale oo ay saaxiibo ahaayeen Soo Xaqiijiyeen. Wiilkan oo lagu magacaabo Sharmaarke Jaamac ayaa lagu…

                        Read More

                          Sida Wanaagsan ee Warbaahintu u adeegtaa Waxay Keentaa Inay Wax ka Bedesho Dhaliil Jirtay DAAWO Warkan oo Shalay aanu Baahinay

                          Burco 16.April 2015 (SDN/QJ)- Saxaafadu Waxay bedeshaa dhaliil markii hore la iska indho tirayay Waxay ku hagtaa ummada marka sida fiican loo adeegsado Wax kasta oo Wanaag ah . Intiinii ka daalacatay Shabakada Qurbejoog War aanu ka baahinay oo ku taxaluqay Muuqaal Murugo Xambaarsanaa oo ku saabsanaa dameer ka mid ah Mayeedhaanka ku dhaqan Magaalada…

                          Read More

                            Xukuumadda Somaliland oo Meel adag iska Taagtay dhawaqa Midowga Yurub ee Joojinta Qisaasta

                            Hargaysa 16.April 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland,ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo yeedhay Midawga Yurub oo ka hadlay lix qof oo dil sugayaal ah oo maalintii Isniintii toddobaadkan  lagu fuliyay dil qisaas ah kuwaas oo hore dad ugu dilay deegaanno kala duwan oo Somaliland ah.   Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Somaliland  Md. Xuseen Axmed Caydiid,…

                            Read More

                              Midowga Yurub oo Xukuumada Somaliland ka dalbaday Joojinta Dilalka Qisaasta ah oo ay Ku Tilmaameen Xadgudub Khatar ku ah Xuquuqda Aadamaha

                              London 16.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxda Hawlgalka Midowga Yurub iyo Dalalka Xubnaha ka ah waxay sida ugu adag u dhaleecaynayaan fulinta dilka lixda qof ee ay sameeyeen masuuliyiinta Somaliland ee xabsiga amaanka baddan ee Mandheera in badan ka dib markii ay iska daayeen fulinta maamulku. Guud ahaan, falkani aan la filayni wuxuu dib u dhac ku…

                              Read More

                                La Taliyihii Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Bari Fu’aad Aadan Cade oo Bawdada ka Jabay Kadib Markii Madaxtooyadda uu Gaadhi ku Jiidhay

                                Hargeysa:April,15,2015 (SDN/QJ)- Gaadhi Madaxtooyada dhexdeeda Marayey, ayaa dhaawac u geystay La-taliyihii Madaxweyne Siilaanyo ee Arrimaha Bariga Fu’aad Aadan Cadde, waxana ay waxyeello kasoo gaadhay Bawdada Bidixda oo uu ka Jaban yahay, sida uu qaar kamid ah warbaahinta u sheegay. Fu’aad Aadan Cadde isaga oo la Hadlayey Wariye Khadar Macallin oo Bulsho Tv katisan, ayuu faahfaahin…

                                Read More

                                  “Cilaaj ayuu u Baahan yahay Ina Cabdi Qaadir “Suldaanka Guud” Ma Jirto Cid baajin karta Shirkaan ku baaqay Waanu dhacayaa” Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi DAAWO

                                  Hargaysa 16.April 2015 (SDN/QJ)- Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa iska difaacay eedo uu u jeediyay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir. Boqor Raabi Mar qudha Muu adeegsan Magaca Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir Waxaanu taas badalkeeda u adeegsaday Ina Cabdiqaadir Waxaan leeyahay……. Hadaba Halkan ka Daawo eedaha…

                                  Read More