Daraasad Cusub oo Lagu Ogaaday in Idaacada BBC ee Caalamku ay Tahay ta loogu dhagaysiga badan yahay Dalka Soomaaliya Iyo Xaqiiqo laga tagay
London 14 April 2015 (SDN/QJ)- “Ku dhowaad labadii qofba mid dadka qaangaarka ah ee Soomaaliya, wuxuu dhagaystaa raadiyaha BBC Soomaali” sidaas waxaa lagu ogaaday daraasad la sameeyay. Daraasadda ayaa sidoo kale cadaysay in BBC ay tahay warbaahinta loogu aaminaad badan yahay Soomaaliya, waxaana loo arkaa warbaahinta caalamiga tan ugu munaasabsan, isla markaana warka sida ugu…
