Saxeexa Heshiiska Dhaxal Wareejinta Dekedda Berbera oo u dhexeeya Madaxtooyada iyo DP WORLD oo Dubai ka Bilaabmaya

    Hargeysa, 16 April 2015 (SDN/QJ) -Iyadoo horeba ay u jireen wadahadalo la xidhiidha dekeda Berbera oo ay xukuumaddu la lahayd shirkado kala duwan, ayaa waxa haatan isa soo taraya warar sheegaya in madaxtooyadu heshiis la galayso shirkadda DPWORLD, isla markaana la filayo inay labada dhinac ku kulmaan Imaaraadka Carabta. Siday sheegeen warar uu wargeyska Ogaal…

    Read More

      “Waxaan Halkan Ka Iclaaminayaa Olole Cashuur Ururineed oo Dalka dhamaantiis ka Bilaabmaya” Wasiirada Maaliyadda DAAWO

      Berbera 16.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo  Samasam Cabdi Aadan oo socdaal shaqo ku joogta Magaalada Berbera ayaa ku dhawaaqaday olole cashuur ururineed oo dalkoo  dhan laga bilaabayo, waxaanu tilmaantay ololahan kor loogu soo qaadayo dakhliga dalka. Marwo Samsam Cabdi oo warbaahinta kula hadashay Magaalada Berbera waxa kale oo ay bulshada ugu baaqaday…

      Read More

      DAAWO Goolashii Man United Ku Harqisey Man City (By Jaahuur).

      London-Apr-15-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku qooraansaneynaa horyaalka Ingiriiska (Premier League) oo si habsami ah uga socda caarigaa Ingiriiska. Haddaba labada Naadi ee isku magaalada ah oo runtii xurgufo ka dhexeeyaan,marka aay wada ciyaarayaan waa man United iyo Man City-e ciyaar foodda aay isla galeen,walow Man United ciyaata maamulaneysey natiijadu waxay iskugu soo…

      Read More

        Dawlada Hoose ee Burco iyo Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo Ku Fashilmay Wax u qabashada Mayeedhaanka Muuqaal Naxdin badan DAAWO

        Burco 15.April 2015 (SDN/QJ)- Wasaarada xanaanada xoolaha oo ku fashilantay ilaalinta iyo xanaanaynta xoolaha iyo masuuliyiinta dawlada hoose ee degmada burco oo ku dhaqaaqday fal aan abid qof muslim ahi ku dhaqaaqin iyo dameer mudo dhan 10 casho sadex lugood ku taagnaa gudaha magaalada burco. Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa Warbixin Kooban oo Damiirka…

        Read More

          Alado Halis galin kara Amniga Madaarada Somaliland oo la qabtay iyo Digniin ay Direen Laamaha Amaanka DAAWO

          Hargeysa 15.April 2015  (SDN/QJ ) Taliyaha saldhiga booliska ee Madaarka Caasimada Kabatan Saalax Caarshe Ileeye, iyo Maamulaha Madaarkasi Maxamed Yuusuf ayaa soo bandhigay hub kala duwan oo madaarka lagu qabtay. Hubkaasi oo isugu jiray Baastoolad, Faashash, Mindiyo iyo baangayaal ayey qabtaan ciidama amaanku iyadoo laysku dayey in lala galo madaarka, masuulyiintan ayaa qalabkan ku soo…

          Read More

            Xafladii Sagootinta ee Jaaliyada Minneapolis u Samaysay Mweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Abdiraxman Abdillahi Ismail “Zaylici” DAAWO

            Minneapolis 15.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayay oo Booqasho ku Jooga hada dalka Canada ayaa ka hor intii aanay Iman Waxaa Kulan Sagootin ah u samaysay Jaaliyada Somaliland ee Minneapolis Waxaana halkaasi ka hadlay Xubnaha Weftiga iyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar .

            Read More

              “Diinta Islaamka 2070-Ka Horumari Doonto Diin Kasta Oo Aduunka Lagaga Dhaqmo Iyo Dadka Diimaha Kale Haysta Ee Islaamka Qaatay Oo Si Layaab Leh U Kordhaaya” Warbixin

              Hargeysa15.April 2015 (SDN/QJ)-Warbixin Cilmi baadhiseed oo Cusub, ayaa lagu sheegay oo lagu saadaaliyey inay Diinta Islaamka ee Suubi, ay si xawli ugu kobcayso oo ugu baahayso dad tiro badan oo daafaha dunida ku kala dhaqan, kuwaaso oo hore Diimo kale u haystay balse hada ku dameeyeen kuwo galay Diinta Islaamka , marka loo eego dadka…

              Read More

                “Dib udhaca doorashada xukuumadda cidi lama wadaagto, madaxtooyadduna waxay u eegtahay maxbuus siyaasadeed oo wakhtigu garbaduub u xidhay”

                “Xukuumadda lalama wadaago dib u dhaca doorashadda, waana dembi qaranka laga galay. Qabashadda doorashadu waxay ahayd qodob dastuuri ah oo madaxweynuhu ku dhaartay fulintiisa. Xukuumaddu marna si daacad ah ugamay shaqayn in dalka doorasho ka dhacdo 2015. Waxaa muuqata in xukuumaddu si dadban iyo si toos ahba u hagratay qabashada doorashooyinka iyo dardar galinta shuruucdii…

                Read More

                  A word to say on #Cadaanstudies

                  I have been closely looking into the tweets, articles and sayings on #Cadaanstudies for the past couple of days, and it tenderly captured my attention. I have several points to say here; The notion of the current Somali Scholarship in the Social Studies. The absence of the Local people from the discussion The debate of…

                  Read More

                    Khasaaraha Weerar Al-shabaab Ku Qaadeen Xarunta Wasaaradda Tacliinta Sare ee Muqdisho

                    Muqdisho:April,14,2015(SDN/QJ)-Weerar khasaare Ballaadhan geystay oo Kooxda Al-shabaab sheegatay, ayaa maanta lagu qaaday Xarunta Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta sare, waxana Kooxo Hubaysani Gudaha u galeen Xaruntaas. Wararkii ugu dambeeyey ee weerarkaas la xidhiidha, ayaa sheegaya in ciidamo kala duwan oo kuwa AMISOM ku jiraan soo afmeereen Weerarkaas, isla-markaana xaaladda gacanta lagu soo celiyey. Ciidamada Dowlada iyo…

                    Read More

                      Halkan ka Daawo Shirkii Jaraaid ee u qabtay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Warabe si adag uga hadlay dib u dhaca doorashada Jamhuuriyada Somaliland iyo ciidamo la sheegay in Puntland dalbadtay in lagu soo kordhiyo kuweeda.

                      London April15(SDN/QJ)Gudoomiyaha Xusbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo shir-jaraa’id ku qabtay  ayaa si adag uga hadlay dib u dhaca doorashada Jamhuuriyada Somaliland iyo ciidamo la sheegay in Puntland dalbadtay in lagu soo kordhiyo kuweeda. Halkan hoose ka daawo video oo dhan.    

                      Read More

                        “Mid ayaan umadda u Cadaynayaa Xisbiga Waddani Beesha Gudoomiye Cirro Waxba uma Jaangoyso Laakiin Qolada Madaxtooyada haa oo Musdanbeed ayay lahayd ” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

                        Hargaysa 14.April 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada uga soo baxay Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye haatanse u digo rogtay Xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaa soo qufay Gal daloolada iyo Gol jilicda Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo . Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo u Waramayay barnaamijka hal adayg ee…

                        Read More

                          Sadex ka Mid ah Ciidanka Somaliland oo Dil lagu Xukumay iyo Amaanka Maxkamada oo la Xoojiyay DAAWO

                          Laascaanood 14.April 2015 (SDN/QJ):- Maxkamadda gobolka Sool, ayaa Xukun dil ah ku ridday Saddex Askari oo ka tirsan Ciidammada Qaranka, kuwaasoo dilal geystay hore geystay, sida Maxkamadda horteeda kaga caddaatay. Waxaana si weyn loo adkeeyey ammaanka Maxkamadda gobolka Sool ee magaalada Laascanaood. Gaashaanle Sare Maxamuud Xirsi Faarax, ayaa Warbaahinta faahfaahin ka siiyey sida Xukunkaasi u…

                          Read More

                            Wasiirka Madaxtooyada oo Xadhiga Ka Jaray Jid laga Hirgaliyay Gobolka Awdal,Iyo Deeq ay Gudoonsiiyeen Naafada & Dhagoolayaasha Boorama DAAWO

                            Boorama 14.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada oo ay Weheliyaan Wasiiradda Waxbarashada,Xannaanada Xoolaha iyo Xidhiidhka Golayaasha oo Kormeer Shaqo ku Jooga Gobolka Awdal ayaa Xadhiga ka Jaray Wadada Xeego oo isku xidha Boorama,Baki iyo Lughaya. Boorama SDN/QJ contact@qurbejoog.com    

                            Read More

                              Hawl-galkii ugu Mucjisada badnaa ee Hargaysa ka Dhacay Iyo Qaabkii lagula Baxay Mujaahid Cabdilaahi Askar “Wax la Yidhi Bad-Jeex Waxaa helay Birjeex”

                              Hargaysa 14.April 2015 (SDN/QJ)- Waxuu hawlgalkan cajiibka ahaa ee badbaadinta Cabdilaahi Askar dhabar jab weyn ku noqday taliyahii Ciidanka qaybta 26aad ee Ciidamadii siyaad Bare, General Gaani oo u dabal-degayey habeenkaas sanadguuradii aasaaskii wixii la odhan jiray ciidankii xooga dalka Somaliya 12th April. Waa Kooxdii Shuhadada ahaa ee Soo Furatay Muj. C.laahi Askar Sheekadan qiirada…

                              Read More

                                Xisbiga Kulmiye Iyo Bulshada Berbera oo kala dhaqaaqay Iyo Barnaamij Weji ku Macaash ah oo Fashilmay DAAWO.

                                Hargaysa 14.April 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa Jawi Fashilaad ah kala Kulmay Kadib Kulan uu rabay inuu Magaalada Berbera ku soo bandhigo Taageerayaal ka soo go’ay Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid. Fadeexadan oo dhacday Maalintii Shalay ayaa hadal haynteedu noqotay Mid dhagaha Shacabka Berbera ay u riyaaqeen,Waxaa si Weyn u Muuqday…

                                Read More