Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Maxkamadda Sare Bedelkiisiina aan Magacaabin

    Hargaysa 18.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo Waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3197/042015 xilkii uu qaranka u hayey kaga qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, isaga oo madaxweynuhu dib ka soo magacaabi doona masuulkii buuxin lahaa gudoomiyenimada. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay:                     Qodobka 105aad,…

    Read More

      Garyaqaan Maxmuud Xasan Raage oo ku dhawaqay Xisbi Cusub oo la magac baxay Xisbiga Ummadda Somaliyeed (X.U.S) oo macnahiisu Yahay (Walaaleye ) Xisbigan oo loga dhawaqay Uk

      london19April15(SDN/QJ)Garyaqaan Maxmuud xasan Rage oo ka mida aqoon yahanada Somaliyeed ee ku dhaqan Uk ayaa waxa uu ku dhawaqay Xisbi Cusub oo la magac baxay Xisbiga Ummadda Somaliyeed oo marka la soo gaabiyo loo yaqaano X.U.S oo Luqada Inglishka  loo yaqaano Somali People’s Party (SPP). Astaaanteduna Tahay Shan Gacmood iyo Midibka Huruuda ,Cadaan, iyo Akhtar…

      Read More

        Dadkii Dalka – Korneyl Qalinle W/Qoray Maxamed Cali Bile

         wuxu ahaa sarkaal yar oo an u maleynayo inu laba xiddigle ahaa ama Kabtan. Waxa uu watay urur ka qeybqaatey dagaalkii Soomaaliya iyo Itoobiya ee qarxey sannadkii 1977kii. Bilowgii 1978kii ayuu Qalinle ku dhaawacmey dagaalkii oo loo soo qaadey Muqdisho. Muddo markii la daweynayey ayaa dhakhtaradii yidhaahdeen lafaha ayaa xoog u burburey oo ma kabmayo….

        Read More

          TONIGHT IN TORONTO: WADDANI FUNDRAISING :HOWARD JOHNSON HOTEL

          TONIGHT IN TORONTO : WADDANI FUNDRAISING – HOWARD JOHNSON HOTEL- 8PM , SATURDAY, WAXA DHAMAAN BULSHADA SOMALILAND EE JECEL WADANKOODA IYO WADDANI LAGU  MARTI QAADAYA XAFLAD BALAADHAN OO TAAGEERO DHAQAALE LOOGU URURIN DOONO XISBIGGA SHACABKA  EE WADDANI. WAXA KU SUGAAYA FANAANIN, ABWAANO, IYO HALDOORKA BULSHADA CANADA. KUSOO DHAWAWO KANA  KASOO QAYB GAL –  SATURDAY NIGHT :  HOWARD JOHNSON HOTEL…

          Read More

            “dhibka lammaanaha kala dheer!”

            1. Hordhac Qalin maal Cabdinaasir Axmed ibraahim ; Haddii aanan ka warwar qabin akhris yaraanta dad kayga, mawduucan wakhti dheer baan siin lahaa  laakiin nasiib darro,waxaa i dabraya mug qaadka akhris ee ummaddayda.” Qormadan waxaan kaga hadli doonaa haddii rabbi xukmo;  guurka iyo fahankiisa, dhibaatooyinka caqabadda ku noqda lammaanaha kala maqan, sida ay isku xushaan…

            Read More

              Daawo:Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland Maanta Baaqyo Kala Duwan Oo Khuseeya Doorashooyinka Soo Saaray Iyagoona Xukuumada Ku Hanbalyeeyey Qisaastii Ay Dhawaan Ku Fulisay Gacan Ku dhiiglayaasha….

              Hargeisa 18/4/2015(SDN/QJ)madashada wadatashiga   iyi xisbyada mucaaridka somaliland ayaa maanta kulan ay ku yeeshen maansor waxay kaga hadleen arimo dhawro iyagoo soo dhaweyey  qisaastii ay xukuumadu ku fulisay dadkii gaysat  dilalka ee ku xidhnaa xabsiyada somaliland https://www.youtube.com/watch?v=lSYNDlJqbFk Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com

              Read More

                Daawo:Beesha Uduruxmiin Muuse Ee Degta Degmooyinka Xiis Iyo Dayaxa Oo Xukuumada Cabasho Balaadhan U Soo Jeedisay Soona Dhaweeyey Go,aano Beshodu Ka Soo Saarat…

                Xildhibaanada,Waxgaradka Culimaa’u diinka Iyo Dhalinyarada Beesha Degmooyinka Xiis Iyo Dayaxa Ee Ku Sugan Magaalada Hargaisa Ayaa Taageeray Go’aamadii Ay Soo Saareen Hogaanka Beeshoodu….. Xildhibaanada Siyaasiyiinta iyo wax garadka beesha uduruxmiin muuse ee degta galbeedka ceerigaao iyo Degmada xiis ayaa manta shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada hargaisa waxa ay ku taageereen go’aamadii hogaanka beeshoodu…

                Read More

                  Somaliland Oo Xasbiga Dhigtay Guddoomiyihii Xarunta Xuquul Insaanka Human Rights Center

                  Hargeysa:April,18,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyihii Xarunta Xuquuqal Insaanka Human Rights Center  Guuleed Axmed Jaamac oo Hargeysa ku Taalla, ayaa ay Ciidanka Boolisku Xabsiga u taxaabeen, sida guddoomiyaha Laftiisu Warbaahinta u xaqiijiyey. Sida wararku sheegayaan Guuleed, ayaa saaka lagu xidhay Xarunta Maxkamadda Gobolka Magaalada Hargeysa, waxana uu Khadka telefoonka kula Xidhiidhay Idaacadda VOA-da oo uu u sheegay Halka uu ku…

                  Read More

                    Taariikhdu Yey Lumin !!! Lamaanaha Jameeco-Weyn iyo Dunbuluq

                    Taariikhdu Yey Lumin !!! Xaafadaha Jameeco-Weyn iyo Dunbuluq oo ka Dhismo Horeeyey Magaalada Hargeysa: Xaaafadaha Mataanana 02/12/2008 ( Jimce ) Mar Haji Abdikaim Hussein Yussuf  uu ka Hadlaayey Taariikhda Hargeysa, Waxa uu Sheegay in Magaalada Hargeysa loogu Yimid Beelaha Cidagale & Arab, Magaaladana ay Aasaaskeeda lahaayeen..   Hadal Murtiyeedkii Haji Abdikarim Hussein Yussuf ( Xafidahullah…

                    Read More

                      Nuxurka Qoraal Uu Xubin Sare Oo Al-shabaab Katirsani Ku Faahfaahiyey Saddex Qoddob Oo Sababay Hoos u dhaca Kooxda Al-shabaab

                      Baardheere:April,18,2015(SDN/QJ)-Kadib markii la dareemay hoos udhac ku yimi Awooddii kooxda Al-shabaab, ayaa waxa arrintaas si mug leh u sharraxay Masuul sare oo kooxda Al-shabaab katirsan. Suleyman Cabdi oo ku magac dheer ”Abuu ilyaas” ayaa barta Twetter-ka kusoo daabacay qoraal kooban oo uu uga hadlaayo Saddex arrin oo sabab u ah Hoos u dhaca ku yimid…

                      Read More

                        Wasiir Waran-cadde Oo Cadho Iyo Ciil Dalka Kaga Dhoofay, Kadib Markii La Joojiyey Malaayiin Lacago ah Oo Wasaaraddiisu Heli Jirtey

                        Hargeysa:April,18,2015(SDN/QJ)-Isbeddel ku yimi hannaan dakhli ee Dalka, ayaa keenay in wax kabedel iyo dib u eegis lagu sameeyo hannaanka ay lacagaha  ku helaan Wasaaradaha iyo Hay’adaha waddanku, waxana ugu horrayn la gooyey lacago malaayiin dollar ahayd oo Wasaaradda Arrimaha Guduhu ku qaadan jirtey Magaca Amniga, taas oo la dhaliilay hannaanka  loo isticmaali jirey. Lacagtaas laga…

                        Read More

                          FAALLO:WAA KUMA MURASHAXA XISBIGA KULMIYE?

                          Hordhac KULMIYE waa Xisbiga Xukuumiga ah ee gacanta ku haya taladii dalka ee shacabka Reer Somaliland u igmadeen 2010. Ka hor waxa uu ahaa Xisbiga ugu weyn ee Mucaaridka Somaliland sanadihii 2002 – 2010. Wixii ka horeeyey bishii Juun dabayaaqadeedii oo ahayd markii loo doortey in uu Xisbigu hogaanka u qabto 4 milyan ee Reer…

                          Read More

                            Madaxa Ha’ada Xuquuqul Aadaha Puntland: H. E. Mohamed Y. Ali Oo Lagu Casumany Alexandria, MN

                            Waxaa madaxa Hay’ada Xuququl Aadanaha ee Puntland, Somaliya, lagu casumay in uu ka hadlo bandhig ku saaabsan dhaqanka Soomaalida, oo lagu qaban doono magaalada Alexandria, ee gobolka MN. Bandhigaas oo lagu soo bandhigi doono sawiro ka turjumaaya dhaqanka, deegaanka iyo bacsharada Soomaalida, oo ay qabanqibeeyeen Ha’yad la yiraahdo qaadey Inclusion Network  iyo Mohamed Barre.

                            Read More

                              Baaq ku wajahan Golaha Baarlamaanka iyo Shacab weynaha reer Somaliland ” Waa in ay Cod mideysan ku hakiyaan Wareejinta Dekeda Berbera “

                              Waxaynu ka wada dheregsanahay in Xukuumadani ay Nidaamkii Dawladnimo u bedeshay Hab-shirkadeed  ganacsi ah oo gacan wadaag ah.waxaana tusaale kuugu filan isbaaradii ay dhawaan dhigatay Dekeda Berbera ee ay hadana ku fashilantay.Waxaana Mahadaa iska leh Golihii Baarlamaanka oo is-hortaagay in mashruucaa dadka gaarka ah lagu xooleynaayo uu ka hirgalo Xayndaabka dekeda qaranka Somaliland.Waxaa iyana shacabweynaha…

                              Read More

                                CODSI DADWEYNE:Wareysigii Taxanaha ahaa ee Wasiir Cali Sanyare(Qeybtii 1aad)

                                Geneva April 17,2015(SDN/QJ)-Waxaanu bishii Janawari ee sandakan la-yeelanay  wareysi dheer,Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali -Sanyare) , oo ahaan jiray Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ah ee xukuumaddii UDUB ee Madaxweyne Daahir Rayaale ,oo dhinacyo badan ka taabtay xaalada hadda somaliland ku sugantahay.  Wareysigaas oo taxana ah wuxuu maqalkiisa iyo daabacaadiisuba soo baxeen 30…

                                Read More

                                  “Wallaahi uga Dulqaadan mayno Ka Derejada Maanta Haya Xilka Uu Doono Qaranka haka hayee Inuu Cashuurta Dalka Diido…”Wasiir Caddaani

                                  Hargeysa:April,17,2015(SDN/QJ)-Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa  Luuqaddii ugu adkayd kula Hadlay Masuuliyiinta Xilalka kala duwan ka haya Xukuumadda Talada Haysa ee Segsaagga Geliya Bixinta Cashuurta ku Waajibtay Gaadiidkooda iyo Hantidooda ay gaarka u leeyihiin. Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiir(caddaani) oo warbaahinta La Hadlay ayaa farriiin kulul Hawada u mariyey Masuuliyiintaas caadaystay inay lexejeclaystaan Cashuurta…

                                  Read More

                                    Fadeexaddii Ugu Weynayd Oo Maxkamad Puntland Ku Taalla Ka Dhacday Iyo Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Oo Xoog Kula Baxay Eedaysane Xukun Lagu Riday

                                    Garowe:April,17,2015(SDN/QJ)-Fadeexad si weyn loo hadal hayo ayaa maalintii shalay ka dhacday Maxkamad ku taalla Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland, kadib markii ay ciidanka ilaalada Madaxtooyadu xoog ku qaateen Eedaysane Xukun lagu rigay. Eedaysanaha Xoogga lagu kaxaystay, ayaa dacwadiisu soo taxnayd ilaa sanadkii 209-kii, waxana uu ku eedaysnaa dhac uu u geystay doon u rarnayd muwaadin…

                                    Read More