Baaq iyo Bayaan 10 qodob ah oo ay wada jir u Soo Saareen Aqoonyahanka, Waxgaradka iyo Haweenka Somaliland ee Degan Galbeedka London

    London April 12,2015(SDN/QJ)- Shirweyne ay isugu yimaadeen Aqoon-yahanka,Salaadiinta, Waxgaradka iyo Haweenka Somaliland ee Degan Galbeedka Caasimada London ayaa waxay ku falanqeeyeen Shirkaa xaalufinta ay xukuumadu ku hayso Assadkii iyo Agabkii uu shacabka Somaliland  wada lahaa iyada oo aan loo soo marin sife tar-tan xalaal ah oo u furan muwaadiniinta Somaliland oo dhan laakiin ay xukuumadu caadeysatay…

    Read More

      Wakiillada Somaliland Oo Sabab La Yaab Leh Codka Ansixinta Ugu Diiday Wasiir Xukuumadda Ku Cusub, Kana Reebay Hurin Wasiirro shalay La Ansixiyey

      Hargeysa:April,12,2015(SDN/QJ)-Golaha Wakiillada ayaa taariikdooda markii ugu horraysay hor istaagay Ansixinta Mid kamid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada oo kahor inta aan xilalka Xukuumadda loo dhiibin lasoo mariyo aqalka Wakillada. Wasiirka shalay la celiyey, ayaa ahaa Wasiirka Cusub ee dhawaan loo magacaabay Wasaaradda Warshadaha Shucayb Maxamed Muuse ooh ore u ahaan jirey Maayarkii Degmada Gabiley, waxana laga…

      Read More

        ‘Kaskaagu ha dhaafo ii Kordhiiyaay’. Hees Cusub oo Madaxweyne Siilaanyo looga digay Mudo Kordhin DAAWO

        Hargeysa 12.April 2015 (SDN/QJ)- Hees cusub oo lagaga hadlayo sidii loo doortay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, sida uu ku dhammaystay shantii sano ee sharciga ahaa ee dadweynuhu doortay iyo sida loogu baahan yahay in uu qabto doorasho, ayaa la soo saaray, taasoo Hal-ku-dheggeedu yahay; ‘Kaskaagu ha dhaafo ii Kordhiiyaay’. Heestan oo uu hal-abuuray Iid…

        Read More

          Laanta Socdaalka Somaliland Iyo Wasaarado ka Tirsan Xukuumada oo ka Arrinsanaya Tallaabooyin Ay ka Qaadayaan Ajanabiga dalka ka shaqeeya

          Hargaysa 12.April 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa daboolka ka qaaday inay diiwaan-gelinayso dadka ajanabiga ah ee ka dhex shaqeeya dalka ee haysta sharciyad ay wadanka ku sii joogaan, si ay u hubiso inta sifo sharci ah wadanka ku soo gashay. Sidaasna waxa sheegay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda Dr. Cabdi Aw-daahir Cali,oo Hargeysa ka furay…

          Read More

            Suxufi Jarmal ah oo Soo bandhigay Warbixin Dhiilo Sid ah oo uu ka diyaariyay Dhibaatooyinka Jaadka,Lacagaha Somaliland kaga baxa

            Hargaysa 12.April 2015 (SDN/QJ)- Warbixin dhinacyo badan taabaneysa ayey Wakaalad laga leeyahay daka Jarmalka oo lagu magacaabo DW.DE.COM, ay ka diyaarisay Isticimaalka Qaadka ama Jaadka oo ah mid bulshadda reer Somaliland si weyn Cunistiisa u Isticimaalan, isla markaana sida ay Warbixintu tilmaantay ku dhawaad 90% dadka dadoodu xilligii dhalinyaradda dhaaftay ay yihiin kuwa ugu isticimaalka…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo ay Komiishanka doorashooyinku gaadhsiiyeen Xiliga ay u Cayimeen Qabsoomida Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

              Hargeysa, 11 April 2015 (SDN/QJ)- Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa la sheegay inay maanta oo bishu tahay 11/4/2015 warqad u direen Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Ilo Xog ogaal ah ayaa Qurbejoog.com u Xaqiijiyay in warqadaas oo ka hadlaysa in 21 Bisha totobaad ee sanadkan 2015 u cayimeen in Diiwaangelinta Codbixiyaasha Doorashooyinku wadanka…

              Read More

                Gudi Caalami ah oo u Banbaxay Soo Bandhigista Xasuuqii ka Dhacay Deegaanada Somaliland DAAWO

                Hargeysa, 11 April 2015 (SDN/QJ)- Guddi caalami ah oo ka kala yimid daafaha caalamka ayaa bilaabay barnaamij lagu dabo gelayo oo baadhitaan madax banaan lagaga samaynayo gaboodfalkii iyo xadgudubyadii aadanaha ka dhanka ahaa ee loo gaystay shacabka somaliland dhamaadkii Sideetameeyadii ee Qarnigii ia dhaafay, waxana gudigani booqdeen deegaano ay ku yaalaan xabaal wadareedyo lagu aasay dad…

                Read More

                  Daawo:Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Mucarad Iyo Muxaafidba U Kala Hadhin Xeerka Xaranta Ee Lacag Urursiga Shakhsiyaadka Gaarka Ahi Ugu Soo Rogeen Ganacsada Baabuurlayda Somaliland

                  Hargeisa 11/4/2015(SDN/QJ)golaha wakiilada somaliland ayaa maanta fadhi ay  yeeshen  waxay  ku hor istagen oo cod  aqlabiyada ku diiden  xeerka takaaliifta aan shirciga ahyn ee xukuumadu  lacagta ku kordhisay  ganacsada  la so degta baaburta taasi  oo ganacsadadu  bishii ugu danbaysay  ay  cid walab  oo xukuumada ama sharcidajinta la tiigsanasay , https://www.youtube.com/watch?v=98t0h2tl3FM&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Sarkaal Sare Oo Al-shabaab Katirsan Oo Gacanta Lagu Dhigay Iyo Hutelkii Uu Ku Dhuumanayey Oo Nabadsugiddu La Wareegtay

                    Muqdisho:April,11,2015(SDN/QJ)-Sida ay warbaahinta u sheegeen Saraakiisha ugu sarraysa Ciidanka Nabad-sugidda Somalia, waxa gacanta lagu dhigay Sarkaalka Afraad ee ugu sarreeya Kooxda Al-shabaab, kaas oo ku dhuumanayey Hutel Kismayo Laba, iyadoo Ciidamadu la wareegeen Huteelkaas Sarkaalka laga helayna. Horjoogahan ayay ciidanka Siroonka ka war heleen in gudaha suuqa ku dhex dhuuaaleysanayo, taas oo xuraan ay sameeyeen…

                    Read More

                      THE FIASCO OF SOMALILAND’S FORIEGN POLICY AND DIPLOMACY

                      Introduction The key mainstream perspectives on Foreign Policy are the self-interest strategy and Diplomacy. The former, which is the self-interest strategy refers how states blueprint and cherry-pick to safeguard, defend and maintain their own national interests. Where the latter, which is Diplomacy refers how states achieve their goals within the International Arena. In this article,…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali Warabe oo kulamo la qatay Jaaliyada Reer Somaliland ee ku dhaqan Uk

                        London10April15(SDN/QJ)Gudoomiyaha  Xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulamo  la qatay jaaliyada reer Somaliland ee Xafada Brent taas oo si xoog leh loogu soo dhaweyey gudoomiyaha oo  noqonaya Siyaasigii u horeyey ee reer Somaliland oo bulshada reer Somaliland ee ganacsiga ku leh xafada Wembey uu la fadhiisto goobahooda ganacsi kalana hadlay mustqbalka Somaliland iyo aragtidooda…

                        Read More

                          Akhri Liis ay Ku Taxan Yihiin Magacyada, Qabiilooyinka Iyo Qaddarka Lacagta ah Ee Lagu Doonayo Saraakiil Sarsare Oo Al-shabaab Katirsan

                          Muqdisho:April,10,2015(SDN/QJ)-Toddobaad kadib Markii Kooxda Al-shabaab Weerar saamayn ballaadhan gobolka ka dhaliyey ku qaadday Deegaanno ku Yaalla Gudaha Dalka Kenya, ayey Xukuumadda Somalia soo Bandhigtay Liis ay qoran yihiin Magacyada Saraakiisha ugu sarraysa Al-shabaab oo ay sheegtay inay madaxooda lacago badan ku bixin doonto. Shir ay Golaha Wasiirradu shalay yeesheen ayaa waxa ay  kasoo saareen Liis…

                          Read More