RW Cumar ayaa tacsi u diray qoyska reer Cabdiraxman Faroole
Muqdisho, 10, April, 2015…Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid xaaskii Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole Marxuumad Aamino Abiib oo Maanta ku geeriyootay magaalada Garoowe ee Puntland. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray guud ahaan qoyskii,ehelkii iyo asxaabtii ay ka baxday Marxuumad Aamino Abiib, wuxuna si gaar…
