“Somaliland hadii aan Cadaalada iyo Saxaafada la dhisin Horumar ay gaadhaa Waa Mid aad u adag” Marwo Raaqiya C.laahi Oomar {DHAGAYSO}

    Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha xarunta Horizon ee ilaalinta cadaalada Raaqiya Cabdilaahi Oomaar oo can ku ahayd u doodida xuquuqda Aadamaha ayaa waxay ayaa waxay ka warantay xasuuqii Rwanda oo ay goob-joog u ahayd 1994-kii, kaas oo ay ku nafwaayeen in ka baddan hal milyan oo qof. Raaqiya Cabdilaahi Oomaar waxay sidaa ku sheegay mar ay…

    Read More

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Dareen Celiyay Darbiga ay Kenya ka dhisayso Xuduuda Somalia {DHAGAYSO}

      Washington 07.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa wareysi gaar ah oo Siiyay Idaacada VOA siiyay kaga hadlay weerarkii Jaamacadda Garissa, iyo arrimo kale. Xasan Sheekh ayaa sheegay in qorshaha al-Shabab ee weerarkaasi uu ahaa inay ku kala qeybiso Masiixiyiinta iyo Muslimiinta dagan dalkaasi, balse aanay taasi u suurto galin. Xasan Sheekh ayaa beeniyay…

      Read More

        Farriinta Ka Qayb qaadashada Maalinta ololaha Nadaafada 7 April ee Somaliland DAAWO

        Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland Maanta laga Hirgalinayaa Olole balaadhan oo Ujeedadiisu la xidhiidho Kor u qaadka Nadaafada iyo Bilicda Magaalooyinka . Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa  u diray dhamaan shacbiga somaliland, sida Ardayda, shaqaalaha dawlada, ciidamada iyo qaybaha kale ee…

        Read More

          Hargaysa iyo Xuska Maalinta Aasaaskii Ururkii SNM Iyo Weedhihii laga Jeediyay DAAWO

          Hargaysa 06.April 2015 (SDN/QJ)- Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayey Sanad-guuradii 34-naad ee ka soo wareegtay Aasaaska Ururka Dibu xoraynta SNM ayaa maanta lagu Qabtay Magaalada Hargeysa, waxana kasoo qaybgalay Madax, Mujaahidiin, Wasiirro, xildhibaanno iyo marti-sharaf kale oo aad utiro badan. Xarunta Munaasibaddu ka dhacday oo ahayd Beerta Xorriyadda, ayaa waxa saaka laga dareemay deryanka Heesaha ay…

          Read More

            “Maxkamadii Ciidamada ayaa u Baxaysa Goobihii Shilku ka dhacay,Qisaastana Halkaas ayaa lagu fulin doonaa,Mana Jiri doonto in Gacmaha la is dhaafsado” Wasiir Cadami {DHAGAYSO}

            Hargaysa 06.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Gashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami , ayaa maanta sheegay In dawladdu gacanta ku hayso askarigii kula kacay dilka labada Sarkaal oo ka tirsan ciidamada  qaranka ee jiida hor ee Gobolka Sool,. Wasiirka Gaashaandhigu waxa uu sheegay in Maxkamada Ciidamadu ay tagayaan Goobta uu shilkani ka dhacay Isla…

            Read More

              Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Askari Shalay Toogasho Ku Laayey Laba Askari Oo ay Isku Ciidan ahaayeen

              Hargeysa:April,06,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka Hadashay Dil toogasho ahaa oo shalay uu askari cidanka qaranka katirsan u geystay  Askar ay  ka wada tirsanaayeen Guutooyinka Deggen Deegaanka Gambadha ee Gobolka Sool. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa maanta Arrintan ka Hadlay, ayaa ku tilmaamay mid ayaandarro ah, isla-markaana aan la aqbali Karin, waxana uu…

              Read More

                ” Mudane Madaxweyne Hadaan dilalka dalka ka dhaca la Fulin Ma suuroobayso in bulshadu nabad ku wada joogto” Hooyada dhashay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle oo Fariin Toos ah Madaxweynaha u dirtay DAAWO

                Hargaysa 06.April 2015 (SDN/QJ)- Hooyada dhashay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaale oo Sannadkii aynu soo dhaafnay Si naxariis daro ah loogu dilay Magalada Hargaysa Isla markaana lagu dhex aasay Gurigii lagu dilay ayaa Baaq adag u dirtay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ay Xasuusisay inuu Dareensanaado dareenka Mas’uuliyadeed ee uu dusha ku qaaday Waxay Tilmaantay…

                Read More

                  Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ku Hanjabay inay Soo Gole Joojin doonaan Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO

                  Hargaysa 06.April 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Nidar ku maray inay Soo Gole Joojin doonaan Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta Somaliland Mudane C.risaaq Khaliif Axmed si ay Wax uga Weydiiyaan Tabasho ka soo baxday Ganacsatada Gaadiidka soo dejisa oo 80 dollar lagu soo kordhiyay kaas…

                  Read More

                    Akhri Magacyada Askar katirsan Ciidanka Qaranka Aagga Gambadha Oo Toogasho Lagu Laayey Iyo Cidda Dilkooda Ka Dambaysay

                    Gambadha:April,06,2015(SDN/QJ)-Askari katirsan Ciidanka qaranka ee Jiidda Gambadha ee Gobolka Sool, ayaa shalay Tacshiirad rasaas ah oodda kaga qaaday Ciidan ay isku xero ahaayeen, waxana uu  halkaas ku dilay hal askari, iyadoo mid kalena dhaawac culusi soo gaadhay. Askariga Dilka geystay iyo Labada kale ee Midkood dhintay, ayaa ka  wada tirsanaa Guutada 8-aad ee qaybta 12aad…

                    Read More

                      “Wasiir fanka halloo fasaxo xorriyadiisa oo yaan la cabudhunin shacbiguna idinkama fadhiyee cidda kaliya ee maaweelisaa waa xiddigaha Geeska. Madaxweynahana ……” Suldaanka Guud ee Somaliland

                      Hargeysa:April,06,2015(SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Ka hadlay khilaaf soo kala dhexgalay Hoggaanka Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse. Suldaanka oo la hadlay qaar ka mid ah Warbaahinta dalka, ayaa sheegay in kooxda Xidigaha  Geesku yihiin Koox isku xidhan, isla-markaana wax ka beddeshay Haybada iyo Muuqaalkii…

                      Read More

                        34 Guuradii ka Soo Wareegtay Ku Dhawaaqistii Ururkii SNM Dagaalo Mahadho reebay oo Taliskii Siyaad barre la Galay{DHAGAYSO Barnaamij Gaar ah oo Qurbejoog idiin diyaarisay}

                        Hargaysa 06,April 2015 (SDN)- Waa Maalin Xus iyo Xusuusba ku leh,Waa Maalintii dalka Ingiriiska lagaga dhawaaqay Ururkii dhaqdhaqaaqa Wadaniga Somaliyeed ee SNM 6 april 1981kii. Waa Dharaarta Dhashay Maalmo badan oo amranaa oo Halgankii hubaysnaa ee dib u xoraynta dalka lagu jiray Waa Maalinta Sababta u ahayd dhicitaankii Siyaad bare Shabakada Qurbejoog.com ayaa halkan idiinku…

                        Read More

                          Xisbiyada Mucaaridka Somaliland oo loo diiday dhaqdhaqaaq Olole u Muuqan kara iyo Xisbiga Kulmiye oo Fasax Weyn la siiyay DAAWO

                          Burco 06 April 2015 (SDN/QJ) Iyadoo xisbiga xisbiga kulmiye weli la nool yahay khilaaf dhexdiisa ah oo u muuqda mid uu iskala qabsaday, haatana ladhkiisu yara suuxsan yahay, ayaa hurdo dheer kadib wuxuu hogaanka xisbigu hormood ka noqday wefti xukuumadduna qayb ka tahay, oo qasdigiisu aanuu ka taganayn, galgalasho siyaasadeed, oo qiil raadis u ah…

                          Read More

                            M.weyne Siilaanyo Oo Sannado ka Hor u dabaal degi Jiray Ku dhawaaqistii SNM Maantase Muxuu Ku Ilaabay DAAWO

                            Hargaysa 19.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Xiligii uu Mucaaridka ahaa waxa uu ku dhaliili jiray Maamulkii ka horeeyay ee Daahir rayaale kaahin inay u diiday Munaasibadaha Xusaska SNM . Ayaamihii Mucaaridka Axmed Siilaanyo ayaa Munaasibad la Xidhiidha Xuska ku dhawaaqista Ururkii SNM Waxa uu ku qabtay  Xarunta Xisbigiisa Kulmiye Maalintan ayaa…

                            Read More

                              Daawo Sawiro…Xaflad balaadhan oo ka qabsoontay galbeedka magaaladda London laguna soo dhaweynaayey tageerayaal tiro badan oo kusoo biiray Xisbiga Waddani.

                              London 06April15(SDN/QJ) Xaflad balaadhan oo ka qabsoontay galbeedka magaaladda London waxa lagu soo  dhaweyey tageerayaal tiro badan oo kusoo biiray Xisbiga Waddani. Kulanka oo aad u balaadhnaa soona buux dhaafiyeen  tageerayaal   kas oo kala baqoolay dalka Ingiriiska iyo qaar ka mid ah dalalka Yurub. Xaflada oo aad lo o soo  agaasimay waxa hadalo kasoo…

                              Read More

                                Halkan ka Daawo Bulshada Somaliland oo dhaleecaysay iibka Gaandhi Public Library ee Hargeysa

                                London 06April15(SDN/QJ)  halkan ka daawo Bulshada Somaliland ee gudaha iyo dibada oo la amakaagsan talaabada xukumada mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ku qaaday rugta kali ah ee ay lee dahay caasiamda Somaliland ee Hargeysa ee ardaygu waxkubarato ee mudo 14 sano ka badan furnayd ee Yusuf Gaandhi Public Library, taas oo ay madaxtooyadu ka iibisay ganacsade…

                                Read More

                                  Xisbiga ucid laantiisa Uk oo soo dhawayn balaran u sameyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali waraabe oo soo Gadhay Uk Daawo Sawiro

                                  London 06April15(SDN/QJ) Madaxda Xisbiga Ucid ee Uk oo soo dhawayn ku qabilay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali Waraabe oo soo gadhay London , soo dhawayntan oo ka qayb galeen madaxda xisbiga ee heer qaran iyo Uk .kulan oo mid aad u heer sareyey oo lagu soo dhawaynayey gudoomiyaha xisbiga ucid oo kulama la yeelan doona…

                                  Read More