Xawaaladihii Soomaalidu Ku Lahayd Kenya Oo La Joojiyey Iyo Sharraxaad Laga Bixiyey Hakinta Shaqadooda

    Nairobi:April,08,2015(SDN/QJ)-Kadib weerar ay ku dhinteen ku dhawaad 150-Qof oo Arday u  badnaa oo ka dhacay Jaamacadda Garisa, ayey Dawladda Kenay soo saartay Amar lagu xayirayo Xawaaladihii Soomaalidu ku lahayd dalkaas. Xukuumadda, ayaa sheegtay inay hakisay shaqadii lacag xawileed iyo dhaqdhaqaaqyadii Maaliyadeed ee ay  ku mashquulsanayeen ugu Yaraan 86-Shirkadood oo Soomaalidu leedahay iyo waliba shakhsiyaad la…

    Read More

      “Taasaa idiinku dambaysa Xus dambe oo aad Been ka sheegtaan, waana inoo 35-guurada iyo cid dambe oo timaadda.”Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale

      Hargeysa:April,08,2015(SDN/QJ)-Xoghayaha warfaafinta Xisbiga Waddani Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa si damqasho leh uga Hadlay Munaasibad heerkeedu hooseeyo oo xukuumaddu ku kaliyeysatay, taas oo lagu xusayay Sanad-guuradii 34-aad ee kasoo wareegtay aasaaska Dhaqdhaqaaqii soomaaliyeed ee SNM oo isagu xubin muhiim ah ka ahaa. Mujaahid Boobe oo  aragtidiisa gaarka ah ka Hadlay, ayaa warbaahinta u sheegay  in…

      Read More

        “Mas’uuliyada Doorashadu Madaxweynaha ayay Saaran Tahay,Su’aashu Waxa Weeye Madaxweynuhu Ma Gutay Mise Ma Gudan” Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

        Hargaysa 08.April 2015 (SDN/QJ)- Mucaaridka Somaliland ayaa eeda dib u dhaca doorashooyinka ku Mudaysan 26 Bisha June Waxay dusha u saareen Xukuumada Gaar ahaan Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo ay Sheegaan inay Waajib ku tahay inuu Agaasimo Saaxadii ay doorashadu ku qabsoomi lahayd. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Wuxuu Khudbadii u danbaysay ee uu labada…

        Read More

          “15 Heesood ayuu ka sameeyey Jacaylka dhex-maray Isaga iyo iyada!’ Qiso Xiiso leh Hal-abuur dhalinyaro ah qiso jacayl oo wakhti soo martay DHAGAYSO

          Hargeysa 08.April 2015 (SDN/QJ):- Muddo ku siman toddoba sannadood ah oo ay xidhiidh lahaayeen Gabadh ay is-jeclaayeen illaaa 15 Heesood ayuu u sameeyey Jacaylkooda iyo hadba heerka ama xaaladda uu marayey. Hees weliba heesta ay ka horreyso ayay ka jewi fiicnayd, heesiba heesta ay ka horreyso ayay ka farxad, kalgacal, ammaan iyo rejo fiicnayd. Heesiba…

          Read More

            Hanjabaaddii Badhasaab Ramaax, Gacan Ka Hadalkii Xildhibaanada, Burburkii Seminaar Iyo Gar-naqsigii ka dambeeyey

            Boorama, 08.April , 2015 (SDN/QJ)- Kulan uu ka qayb-galay badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo tabobar loogu furayey mudaneyaasha Golaha deegaanka Boorama, ayaa sababtay inay gadoodaan xildhibaannada Golahaas, kaddib markii uu badhasaabku ku cannaantay xildhibaannada in is-jiid-jiidadkoodu fadhiid ka dhigay isla markaana magaalada Boorama ka reebay caasimadda gobollada kale ee dalka. Kulan-howleedka oo…

            Read More

              Mujaahid Cali Guray oo Golaha Wakiilada ku Sifeeyay kuwo Burburinaya Dimuqraadiyadda Somaliland,Eedayna u Jeediyay Shirgudoonka Mucaarid & Muxaafid

              Hargaysa 08.April 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa Golaha Wakiilada ku Sifeeyay Gole Ujeedadiisu tahay Burburinta Hanaanka dimuquraadiyadeed ee Somaliland Isagoo ku eedeeyay in Mudo Toban Sanno ah oo ay Kuraasta ku fadhiyeen aanay Diyaarin Xeerkii lagu soo dooran lahaa kuwa iyaga ka danbeeya. Cali…

              Read More

                Mujaahid Xasan Ciise oo Sababeeyay Ka Maqnaanshihii Xuskii Aasaaskii SNM,Goormaa Isugu danbaysay Isaga Iyo Madaxweyne Siilaanyo

                Hargeysa 08.April 2015 (SDN/QJ) Madaxweyne ku xigeenkii ugu horeeyey ee Somaliland Muddane Xasan Ciise Jaamac, ahna Guddoomiyihii urur siyaasadeedkii Xaqsoor, kana tirsan Madasha Wada-tashiga, isla markaana ka mid ah aasaasayaashii Ururkii SNM, ayaa sheegay in munaasibada Sannad-guuradii 34-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii SNM, ayaa ka hadlay sababta ay isaga iyo mujaahidiin badan oo magac…

                Read More

                  Mooshin Ka Dhan ah Lacagta Lagu Soo Rogay Gaadiidka Waddanka Kasoo Degaya Oo Golaha Wakiillada La Horkeeni Doono

                  Hargeysa:April,08,2015(SDN/QJ)-Kadib Cabasho xadhkaha Goosatay oo shacabku ka muujiyeen lacago aan sharciga loo marin oo Koox gaar ah xukuumaddu ugu ogolaatay inay lacago ka qaadaan Gaadiidka waddanka  kasoo degaya, ayaa waxa arrintaas ka gilgishay Xubno ka tirsan Aqalka Golaha Wakiillada, waxana ay ku dhiirradeen inay mooshin ka abaabulaan. Sida xubno katirsan Aqalka Golaha wakiilladu noo xaqiijiyeen,…

                  Read More

                    “Doorasho Haddii Ay Dhici Waydo, Madaxwaynuhu Wuu Fadhiyayaa, Mucaaradkana Ka Yeeli Mayno Sharcigaanu ……..” Gudoomiye Muuse Biixi

                    Burco, 08 April 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Haatan ku Sugan Magaalada Ceerigaabo ayaa Bulshada ku dhaqan Magaalada Burco ka hor intii aany ka Ambo bixin Waxa uu u Jeediyay Khudbad uu Si Indho adayg ku Jiro u Cadeeyay in hadii doorashadu dhici weydo aanay jirin sabab uu Madaxweynuhu ku baneeyo Xilka . Ugu horeyn…

                    Read More

                      Hawlgalkii Maanta ee Nadaafada iyo Bilicda Magaalooyinka Iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Weedho dhiirigelin ah ka Jeediyay DAAWO

                      Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jsl Md Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ka qayb galay ololaha nadaafadda iyo hagaajinta bilicda magaalooyinka oo guud ahaan laga oogay dalkan JSL. Madaxweynaha  JSL sidoo kale kormeer ku maray goobaha ay hawsha nadaafaddu ka socoto ee caasimadda gudaheeda ayaa hadal kooban ka jeediyey goob ka mid ah goobaha…

                      Read More

                        Tiigsiga Cabdi Iley iyo Tuugsiga Tororoglayaasha

                        Adeegsiga qalabka war baahinta kala duwan ee ay ka midka yihiin Telefishan (TV),  Warsidaha lagu daabaco warqadda (News Paper) iyo Shabakadaha internetka (Online Media) waxey leeyihiin qawaaniin, shuruudo iyo basar ama aadaab u gaar ah oo loo adeegsado marka aad baahineyso war, xayeysiin, Maqaal ama barnaamij kale oo gaar ah. Qawaaniinta iyo asluubta warbaahintu, waa…

                        Read More

                        Xiddigadda Reer America ee Tenista(Tennis) Serena Williams Xili ciyareedkeedii Faraxadihii Soo Marey(Moment) Iyo Finaladii Aay Foodda Isla Galeen Walaasheed Venus Williams(DAAWO). By Jaahuur

                        Qurbejoog.com-Apr-07-2015 (SDN/Q j) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu u jaleeceyna dhinaca dumarka ee aduunka caanka ku ah ciyaarha. Haddaba barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa xiddingadda caanka ku ah Teenista(Tennis) ee u dhalatey Mareykanka Serena Williams guulihii farxadda badnaa ee soo marey Daawasho wacan. W/Q Jaahuur. SDN/Qj.

                        Read More

                          Olole Nadaafadeed Oo Madaxweyne Siilaanyo Hoggaaminayo Oo Maanta Hargeysa Laga Hirgeliyey

                          Hargeysa:April,07,2015(SDN/QJ)-Olole Nadaafadeed oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Maanta Laga Hirgeliyey Caasimadda Hargeysa, iyadoo Masuuliyiin kala duwanina kala qaybqaateen Nadiifinta Magaalada. Madaxweynaha, ayaa saaka socdaal dheer  oo kormeer ahaa kusoo maray Gebi ahaanba Goobaha xashiishka laga gurayey, waxana uu gacantiisa kaga qaybqaatay guridda qashinka, isagoo shacabkiisa kala qaybgalay Ololaha nadaafadeed ee qashinka Magaalada lagaga nadiifinayey….

                          Read More

                            TEDxHargeisa: 1 Year, 1 Month and 1 Day

                            A TEDx event is a local gathering where live TED-like talks and videos previously recorded at TED conferences are shared with the community. TEDx events are fully planned and coordinated independently, on a community-by-community basis. TEDx Hargeisa is an independent TEDx event operating under license from TED. It’s been 1 Year, 1 Month & 1 Day since we had the first conversation…

                            Read More

                              Hooygii Aqoonta ee Gaandi Libarary ma geyo in uu noqdo maquuno naqad ah oo la isa siiyo goor madow iyo goob madow

                              Sida aynu wada ognahay aniga oo aan u-holaneyn una horaneyn ee ka yara sariiganaya, JSL waa degel  nabdoon oo ummadda ka dhexeeya oo u baahnaa uun in taladeeda, anfaceeda , iidaankeeda iyo ilaheeda dhaqaalaha lawada lahaado oo loo sinaado oo la wada ilaashado, hadaba mudadii ay xukuumada Siilaanyo ay hogaanka dalka haleeshay waxay ku  caanbaxdey Fadeexad,…

                              Read More

                                Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Shaacisay Inaanay Aqbali Doonin Shirkadda Baadhista Tayada Gaadiidka Oo Xukuumaddu si Sharcidarro ah u Aasaastay

                                Hargeysa:April,07,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shugri, ayaa ka Hadlay Cashuurta dheeriga ah ee dhawaan shirkad xukuumaddu samaysay ay ka Bilowday Dekedda Magaalada Berbera, waxana uu tilmaamay inaanay Rug ahaan arrintaas waxba kala soconin. Guddoomiye Maxamed Shugri oo warbaahinta kula Hadlay Xafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu hoosta ka xarriiqay inaanay aqbali doonin aqbali doonin lacag…

                                Read More

                                  Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.     Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan…

                                  Read More

                                    Qaabkii uu ku dhashay Aasaaska Ururkii SNM Iyo Xubnihii Bud dhiga u ahaa oo ka sheekeeyay DHAGAYSO

                                    Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maalintii Shalay Somaliland looga dabaal degay Xuska 34 Guuradii ka soo Wareegtay Aasaaskii Ururkii Hubaysnaa ee Xoraynta Waddanka ee SNM. Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaan ka soo Xigtay Sharax uu ka bixiyay Macnaha ay Xarakadaasi ahayd oo u dhignayd Sidan “SNM waxay ahayd xarakad ama dhaqdhaqaaq shacbiya oo hubeysnaa oo…

                                    Read More