WARBIXIN:Gaadiidka Cirku wuu ka nabadgelyo badan yahay Gaadiidka Dhulka iyo Badda labadaba!
London April 03,2015(SDN/QJ)-Sida aad la wada socotaan, mar kasta oo shil diyaaradeed dhaco warbaahinta waaweyn ee caalamku si toos ah ayey uga soo waramaan goobta shilku ka dhacay. Waxay la kulmaan qoysaska iyo qaraabada dadka ku geeriyooday shilalkaas, waxaanay waraystaan khubaro aqoon u leh diyaaradaha, kuwaas oo male-awaala waxa shilka diyaaradeed ee kolkaa laga hadlayo…
