Ujeedada Saraakiil Milatari iyo Dublamaasiyiin Sudan Ka Socda Oo Hargeysa Soo Gaadhay

    Hargaysa 29March15(SDN/QJ)Dublamaasiyiin iyo saraakiil Milatari oo ka socda dalka Sudan ayaa la sheegayaa in ay soo gaadheen Magaaladda Hargeysa ee caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland.Masuuliyiintan oo ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Hargeysa oo aan u waramin warbaahinta ayaa si diiran waxa u soo dhaweeyay xubno ka tirsan Xukuumadda.Lama oga sababta wakhtigan ay u yimaadeen masuuliyiintaasi…

    Read More

      Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ayaa Maanta Xukuumada Madaxwayne Siilanyo Ugu Baaqay In Gudi Baadhiseed Loo Saaro Cidii Dib U Dhaca Doorashada Ka Danbaysay

      Hargeisa 29/3/2015(SDN/QJ)gudoomiyaha xisbiga  wadani c/raxmaan ciro ayaa maanta khudbadii madaxwaynaha somaliland  dhaliilay isgoo sheegay  inaan madaxwaynuu ka hadlin xaalada dhabta ah ee dalka iyo ta doorashoyinka midna https://www.youtube.com/watch?v=gPatn5JHHSo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        OGEYSIIS:Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Woqooyiga America

        Ogaysiis ku Socda Taageerayaasha Xisbiga UCID Iyo Dhamaan Jaaliyadda Somaliland ee Canada Iyo USA North America gaar ahaan Gobolka Alberta caasimada Edmonton iyo hareeraheeda. Waxa la oagaysiinayaa dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka aha Ee UCID Iyo Dhamaan Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Canada gaar ahaan Magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda , in la qaban doono kulan balaadhan…

        Read More

          “Qorigan Ugu Dambeeyey Waa Kii saddexaad ee intii aan joogay aanu qabano, Waana laga yaabaa inaad Berri aragtaan Madfac Magaalada Kusoo dhacay.” Gudd. Ramaax

          Borama:Mar,29,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan(ramaax), ayaa Ka hadlay hub sharcidarro ah oo dhawaanahan ciidamada ammaanku ku qabteen Gudaha magaalada Borama si loogu caawiyo kooxda nabad-diidka ah ee uu hoggaamiyo Suldaan Wabar. Guddoomiye Ramaax, ayaa waxa  uu tilmaamay in dhibaatada ugu weyn ay wadaan Qurbejoog u dhashay Gobolkaas, kuwaas oo uu tilmaamay inay ka shaqaynayaan…

          Read More

            Somaliland oo ka Hadashay Aqoonsi bixinta Magaalada Cardiff ee dalka Uk DAAWO

            London, 29 March 2015 (SDN/QJ)-Xukuumada Somaliland, ayaa markii ugu horaysay ka falcelisay aqoonsigii uu siiyay deegaanka Cardif maalinta khamiista ahayd oo ay si buuxda u aqoonsaddeen jiritaanka iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland. Wasiiradda wasaaradaha Madaxtooyadda, Arrimaha Dibadd iyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax, Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Maxamed Biixi Yoonis oo…

            Read More

              Maka Al Mukarama Siday Wax uga Dhaceen Siday u Tebisay Saxaafadu iyo Qormo uu Yuusuf Garaad kaga hadlay Tebinta dhacdadaas “Warfaafin mise Sirfaafin”

              Muqdisho 29.March 2015 (SDN/QJ)- Saxaafaddu waa mas’uuliyad culus. Waxayna qeyb ka tahay mukhaabbaraadka qeybtiisa aan qarsooneyn ee loo yaqaan “open source” iyo weliba qeybtiisa Falanqeynta. Weriyaha waa lagu tababbaraa marka uu warku wax u dhimi karo nafta bani’aadam ama xorriyaddiisa, marka uu dhaawici karo amniga qaranka iyo sida laga yeelo. Weriyayaal aan tababbar qumman u…

              Read More

                Madaxweyne Xigeenka Somaliland Iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Gaadhay Magaalada Washington ee dalka Maraykanka Iyo Jadwalka Kulamadiisa

                Washington 28.March 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil “Saylici” oo maalintii Arbacadii ka dhoofay garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport, Isaga oo u sii jeeday dalka Maraykanka ayaa sida aanu ka helnay Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka maraykanka Ambassador Rashiid Gaaruf Nuur uu noo xaqiijiyey in weftigii madaxweyne ku xigeenku…

                Read More

                Maxaa Ku Kalifey Tababaraha Xulka Germany Inuu Qolofta Siinkiisa Cuno? Iyo Dhacdooyinkii Ugu Wasakhsanaa ee Taariikhda Soo Marey Koobka K/C Aduunka.By Jaahuur.

                SDN/QJ-Mar-28-2015-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa taariikhda kubadda cagta ee aduunka wax yaabihii ugu wasakhsanaa ama ugu qalafsan soo marey iyo dhacdooyin kale oo cajiib ah ee daawasho wacan hana ka caajisin Video-gu uu dheer yahaye. W/qorey Jaahuur SDN/QJ.

                Read More

                  Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Shaqaale Sanad Baranayay Luuqada Engelishka(Sawiro)

                  Hargeisa 28/3/2015(SDN/QJ)Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada ahna sii hayaha Machadka tababarka shaqaalaha dawlada (CSI) Prof: Maxamed Mixile Boqorre ayaa shahaadooyin guddoonsiyay qaar ka mid ah shaqaalaha ka hawlgala xarumaha dawlada oo muddo sanad ah baranayay luuqada Engelishka (English Diploma Program). Munaasibada shaqaalaha shahaadooyinka lagu guddoonsiinayay waxa ka soo qaybgalay Guddoomiyaha hay’addaha shaqaalaha dawlada ahna sii hayaha…

                  Read More

                    Akhri Nuxurka Khudbad Uu Maanta Madaxweyne Siilaanyo u Jeediye Labada Gole iyo Arrimaha Uu Diiradda Ku Saaray

                    Hargeysa:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa khudbad-sanadeedkiisii uu ka jeediyey aqalka labada gole goor dhaweyd soo afjaray, waxana uu kaga hadlay arrimo door ah oo u badan xaaladda uu haatan dalku jiro. Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Khudbadiisa diirada ku saaray arrimaha ammaanka, siyaasadda Arrimaha Dibadda, Doorashooyinka, Maalgelinta Dekeddda Berbera iyo mashaariic horumarineed uu sheegay inuu dalka ka hirgeliyey. Madaxweyne…

                    Read More

                      Hor dhaca Khudbad Aan Heerkii Laga Filayey Gaadhsiisnayn Oo Uu Madaxweyne Siilaanyo ka Horjeediyey Aqalka Labada Gole

                      Hargeysa:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Waxa goor dhaweyd lasoo gebogebeeyey Khudbad-sanadeedkii uu madaxweyne Siilaanyo ka hor jeediyey labada gole ee Guurtida iyo Wakiillada, waxana uu halkaas ka jeediyey khudbad aan sidaas u shishlayn, isla-markaana aan gaadhsiisnayn heerkii  laga filayey. Sida wariyayaashu noo xaqiijiyeen waxa uu madaxweynuhu Khudbadiisan diiradda ku saaray Gebi ahaanba Somaliland iyo marxaladda ay haatan ku jirto, waxana…

                      Read More

                        Nuxurka Arrimaha La Filayo Inuu Madaxweyne Siilaanyo Maanta Khudbadiisa Distooriga ah Kaga Hadlo

                        Hargeysa:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Inta badan indhaha iyo dhegaha shacabka reer Somaliland, ayaa maanta ku jeeda KHudbad-sanadeedka maanta qorshaysan ee Madaxweyne Siilaanyo labada gole u  jeedin doono. Khubadda maanta laga sugayo madaxweyne Siilaanyo, ayaa ka duwan dhammaan khudbadihii uu hore ujeedin jirey, waxana ay isaga  ku tahay culays ballaadhan,  halka dadkana ay xiise gaar ah uleedahay, m aadaama madaxweynaha…

                        Read More

                          “Laba Arrimoodba aad ayey u fuul xun yihiin, ka hore waa isku shandhayntii uu madaxweynuhu sameeyey dhowaan, Ta labaadna waa wasiiradda iyo wasiir ku xigeenada ……”Eng. Faysal Cali Waraabe.

                          Helsinki:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Eng. Faysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid, ayaa ka Hadlay Xaaladda Xaasaasiga ah ee Dalka Somaliland haatan Galay, waxana uu si gaar ah eedda Dib udhaca Doorashada dusha uga saaray Golaha Wakiillada oo uu sheegay inay muddo dheer kuraasta sharcidarro ku joogeen.  Eng. Faysal Cali Waraabe oo isaga oo ku sugan dalka…

                          Read More

                            Faahfaahinta Wararkii ugu dambeeyey Ee Weerarkii Maka Al-mukarama, Tirada Dhimashada Iyo Dagaalkii Oo Wali Socda

                            Muqdisho:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Wararkii ugu dambeeyey laga helayo Weerarkii kooxda Al-shabaab ku qaadday Hutel Maka Al-mukarama, ayaa sheegaya in tirada dhimashadu sii korodhay, isla-markaana ay wali kooxihii halkaas galay wadaan Weerarkii ay qaadeen. Wariyayaasha xogaha arrintaas la xidhiidha sida weyn u baadi doonay, ayaa sheegaya  in ugu 20-ruux  geeriyoodeen, dad intaas ka bandanna ay dhaawacmeen, dadka dhintayna waxa…

                            Read More

                              Maxay Dawladda Federal-ku Ka Tidhi Weerarkii Shababku Kula Wareegeen Hutel Maka Al-mukarama?

                              Muqdisho:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Dawladda Federal-ka Somalia, ayaa markii ugu horraysay Ka Hadashay Weerarkii Kooxda Al-shabaab Kula wareegtay Hutel Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho, kaas oo ay dhimasho iyo dhaawac Badani ka dhasheen. Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir(maareeye)oo xalay warbaahinta la Hadlay, ayaa sheegay in Xukuumaddu la tacaashay kooxdii qaadday weerarkaas. Wasiirka ayaa sheegay in inta badan hotelka ay…

                              Read More