Xogo Dheeri ah Oo kasoo Baxaya Weerarkii Garisa iyo Tiro Dhimasho iyo Dhaawac ah Oo La Xaqiijiyey
Garisa:April,02,2015(SDN/QJ)-Wararka ku saabsan Weerar saaka aroortii hore lagu qaaday Jaamacadda Garisa University College, ayaa soo kordhaya, waxana soo baxaya inay dhimasho iyo dhaawacyo jiraan. Wararku waxa ay sheegayaan in ugu yaraan laba kamid ahaa ciidankii ilaalada jaamacaddu halkaas ku geeriyoodeen, halka ay jiraan tiro kale oo dhaawacyo ah oo ay ku jiraan Ardaydii jaamacadda iyo…
