Kooxo Hubaysan Oo Gudaha U Galay Hutel Maka Al-mukarramah iyo Ciidamada Oo Isku Dayaya Inay Badbaadiyaan Rayidka Hutelka Ku Jira

    Muqdisho:Mar,27,2015(SDN/QJ)-Qaraxyo kala dambeeyey oo Baabuur iyo dad isqarxiyeyba loo adeegsaday, ayaa lala beegsaay Hutel Maka al-mukaramah ee Magaalada Muqdisho, waxan Kooxo Hubaysan oo Al-shabaab Katirsan usuurtogashay inay Gudaha ugalaan Huteelka. Wararka ilaa iyo haatan la hayo, ayaa sheegay raggii Hutelka gudaha u galay mid kamid ahi isqarxiyey, isla-markaana Geystay Khasaare laxaad leh. Ciidamada Nabad sugidda,Booliska…

    Read More

      Akhri Afar Qodob Oo Al-shabaab Sheegatay Inay Dawladda Somalia Isku Diiddan yihiin

      Muqdisho:Mar,27,2015(SDN/QJ)-Mintidiinta Al-shabaab, ayaa faahfaahin ka Bixiyey sababaha keenay inay iyaga iyo Dawladda Federel-ka Somalia kala fikir duwanaadaan, waxana at taataabteen qoddobo dhawr ah oo keenay in la kala fogaado. Sheekh Jaamac Cabdisalaam oo kamid ah Hogaanka sare ee Kooxda Alshabaab, ayaa si gaar ah u magacaabay Qoddobo Afar ah oo labada dhinac ku kala irdhoobeen,…

      Read More

        Madaxtooyada Oo Dabcisay Nacaybka Madaxweynihii ay Qasriga Kala Wareegtay, Tacsi Uu Soo Dirayna Markii Ugu Horraysay Kasii Daysay Warbaahinta ay Maamusho

        Hargeysa:Mar,27,2015(SDN/QJ)-Madaxtooyada Somaliland, ayaa markii ugu horraysay muujisay inay hoos u dhigtay Nacaybkii siyaasadeed ee ay uurka ugu haysay Madaxweynihii hore ee Somaliland md Daahir Rayaale Kaahin, waxana ay Warbaahinta ay Maamusho ku amartay in laga Baahiyo Tacsi uu soo diray oo ku socota Ehelka Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Marxuum Cilmi Kabaa. Warka ku saabsan…

        Read More

          DAAWO:Magaalada Cardiff oo aqoonsatay Jamhuuriyada Somaliland

          Cardiff Mar 27,2015(SDN/QJ)-Magaalada Cardif ee dalka Wales ee Britain ayaa noqotay magaalada labaad ee dalkaas ee aqoonsata Jamhuuriyada Somaliland. Munaasibada aaqoonsiga Somaliland ayaa waxa ka soo xaadiray xildhibaano gollaha degaanka Cardif tiro wasiiro ah oo reer Somaliland ah iyo jaaliyada reer Somaliland ee Britain. Halkan hoose ka daawo munaasibada Aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland

          Read More

            DAAWO: Maxaad ogtahay manhajka sex-education-ka” ee gobolka Ontario Kanada?

            Ottawa Mar 27,20159SDN/QJ)-Waa mid kale oo ka mida barnaamijyadii diiniga ahaa ee uu Sheekh Saciid Cali Axmed inoo diyaarin jiray. Barmaamijkan hoose waa kalimad aan ku magacaabnay “Ma ogtahay manhajka sex-education-ka” ee gobolka Ontario Kanada dhawaan caruurta loogu dhigi doono. Waa barmamij wacyi galin ah isla markaana waalidiinta u soo bandhigaya arinkan kala gudboon. Fadlan…

            Read More

              Waxaa Geed dheer iyo Geed Gaabanba loo fuulay oo foox badan iyo Faal lala hoos fadhiyaa sidii loo xaraashi lahaa ee Dilaal looga qaadan lahaa Dekeda Berbera

              Bilowgiiba markii ay xukuumada Siilaanyo ay hogaanka wadanka haleeshay waxaa dhinac u-ciirey oo weecsin iyo beegsin noqdey Qandaraasyadii iyo ilihii dhaqaalaha ee wadanka taas oo markiiba ay Xukuumadu Xeyndaabkii Baananka iyo Dekeda Berbera ay ku xaraysay Xawaaladihii ilma Jini boqor si loo caseysto oo loo lunsado Lacag dakhli dawladeed ah ama lacagaha deeqaha ah ee…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti ka Socda Baanka Horumarinta ee Jarmalka DAAWO

                Hargeysa, 26 March 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka socda Bank horumarinta ee KFW, oo ah bank laga leeyahay dalka Jarmalka, kaasi oo Somaliland ka caawin doona saddex qaybood oo noqon doona Biyaha Hargeysa, Nadaafada Hargeysa iyo biyo celinta iyo Caro celinta dhanka beeraha….

                Read More

                  “Maal Mahan Waxaa Soo Baxay Qaar Maryo Cad-cad Oo Wixii KULMIYE ka Baxa weeraraya” Guddomiye Cirro

                  Hargeysa 26.March 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdirxamaan Maxamed Cabbdilahi Cirro,ayaa maanta xilkii u kala wareejiyey Hoggaankii Hore ee ku meel Gaadhka ahaa ee Garabka Dhalinyarad xisbiga WADDANI Iyo Hoggaanka Cusub ee Garabka Dhalinyarada Xisbigaasi,Guddoomiye Cirro ayaa si adag u canbaareeyay falalkii xalay lagu weeraray laba masuul oo…

                  Read More

                    Kooxo Bakoorado iyo Budhadh Ku Hubaysan Oo Xalay Weeraray La Taliyihii Hore ee Madaxweyne Siilaanyo, Waxyeellana Gaadhsiiyey Gaadhigiisa

                    Hargeysa:Mar,26,2015(SDN/QJ)-Kooxo Budhadh iyo Bakoorado ku Hubaysan, ayaa Xalay Weerar kusoo qaaday la taliyihii Madaxweynaha ee Beelaha La Haybsooco Haldoor Barkhad Jaamac oo dhawaan xilkaas iskii isaga casilay. Sida uu Haldoor Barkhad ku sheegay Qoraal uu Bartiisa Facebook-gga soo dhigay, waxa ay kooxdani wadatay Gaadhi Nooca yaryar ee lagu raaxaysto ee Crown-ka loo yaqaan ah, waxana…

                    Read More

                      ” 8 Dal oo Basaboorka Somaliland lagu Tagi jiray Xiligii Rayaale Waxay Maanta isugu soo Urureen Laba Dal oo Qudha” Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle

                      Hargeysa 26.March 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, oo ka mid ah Xildhibaanaha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey wargeyskan Geeska Afrika waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaanna dib-u-dhaca doorashooyinka, wada hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, kala duwanaanshiyaha siyaasaddeed ee…

                      Read More

                        Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Safar ugu Kicitimay Maraykanka iyo Canada DAAWO

                        Hargaysa 26.March 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Socdaal ugu Kicitimay Wadamada Maraykanka iyo Canada . Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ka hor intii aanay ka dhoofin Gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airpote warbaahinta la hadlay ayaa ka…

                        Read More

                          Maxkamada Ciidamada oo Xukun dil ah ku riday Askarigii dhawaan Dilay Ganacsade Gacmo dheere iyo Taliyihiisii oo lagu Xukumay 10 Sano oo Xadhig ah DAAWO

                          Hargaysa 25.March 2015 (SDN/QJ)- Maxkamada Ciidamada ayaa Fadhi ay Maanta ku yeelatay Magaalada Hargaysa Waxay Dil toogasho ah ku Xukuntay Askari Boolis Maxamed Cabdilaahi Cabdi oo ahaa Askarigii dhawaan Tuulada Qoton dabo ku dilay Marxuun Xuseen Gacmo dheere oo ka mid ahaa Ganacsatada Waaweyn ee Somaliland Sidoo kale Waxay Maxkamadu 10 Sanno oo Xadhig ah…

                          Read More

                          Asxaabtay (DAAWO) Ciyaarta Xeegada Ama Hockey-da Laga Ciyaaro Waqooyiga Ameerika Feedhadhka Aay Isku Adeegsadaan,Ilkaha Finiinaya,Sanka Jaban,Wajiyada Wada dhiigga ah,Darbiyada La Isla Eeganayo Iyo wax Yaaba Kale oo Xiisa Leh. By Jaahuur.

                          Hockey(NHL)25-Mar-2015-(SDN-QJ) Saaiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku bidhaamineynaa ciyaarta xeegada ama Hokida (NHL) oo aalaba laga ciyaaro waqooyiga Ameerika. Haddaba ciyaartan oo loogu tartamo koobka (Stanley Cup) ayeynu maanta ku eegeynaa feedhadhka aay isku adeegtaan,Hirdida,Sanka jaban,Ilkaha finiinaya,Wajiyada dhiigu qariyey iyo waxyaaba kale oo xiiso leh ee daawasho wacan. W/qorey Jaahuur SDN-QJ.

                          Read More