Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku qaabilay Wafti Ka Socday Uk iyo EUda Kulankasi Oo Ay Ku Wehelinayeen Xubno Wasiiro Ah(Sawiro)

    Hargeisa 31/3/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo isugu jira Safaarada Ingiriisku ku leeyahay Dalka Ethiopia iyo xubno ka socday EUROPEAN UNION. Waxaana madaxweynaha kulankan ku wehelinaayey wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Arrimaha gudaha, Wasiirka Duulista iyo Hawada, Wasiirka Gaashaandhiga, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo Xoghayaha…

    Read More

      Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Goordhawd Xilalki Ka Qaaday Safiiradii Somaliland Ee dalalka Djabuti Kenya Isagoo Qaar Cusubna U Magocaabay

      Hargeisa  31/3/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3129/032015 uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey wakiilada Somaliland u fadhiya Dalalka Kenya iyo Jabuuti. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (r) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wakiiladda Somaliland u fadhiya dalalka dibaddu u leeyihiin…

      Read More

        Madaxwayhana Somaliland Ayaa Manta Xafiiskisa Ku Qaabilay Ganacsade Oo U dhashay Dalka Ingiriiska(Sawiro)

        Hargeisa  31/3/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Ganacsade John Moore oo ka mid ah ganacsade weyn oo dalka ingiriiska iyo caalamkaba caanka ah kaas oo shirkii ganacsiga Somaliland ee lagu qabtay London Oct 14, 2014,  balan qaaday inuu Somaliland mar uun indhaha ka soo qaadidoono, riyadaasi oo uu ka…

        Read More

          Saameynta Dagaalada Yemen Ee Somaliland!

          Hargeysa:Mar,31,2015(SDN/QJ)-Waxay ahayd uun markii dhawaan uun ay ka hureen xasarado qulqulatooyin dagaalo ah wadanka aynu jaarka nahay ee yemen , sidaad akhriste intii badan ka war qabtaana wadanka yemen waa wadan aynu wadaagno cilaaqaad iyo xidhiidho dhinacyo badan leh waxa laga yaabaa inaanay inoo muuqan xidhiidhadaas sababta oo ah ma wadaagno xidhiidh siyaasadeed oo xoog…

          Read More

            Wardegdaga:Alle Ha U Naxariistee Waxa Goordhawd Cisbitaalka All Xayaad Ee Boorama Ku Geeriyooday Xildhibaan Maxamed Barkhad Miigane Oo Ka Mid Ahaa Xildhibanada Golaha Wakiilada Somaliland

            Hargeisa 30/3/0215(SDN/QJ)alle ha u naxariistee waxa gordhawayd  ku geeriyooday cisbitaalka al xayaad  ee boorama xildhiban marxuum maxamed barkhad miigane oo ka mid ahaa xildhibanada golha wkiilada ee laga soo doortay gobalka awdal xildhibanka ayaa baryhii udanbeye xanuun u jiifay  cisbitaalkasi  iyadoo malinta abrito ah  as qarann logu samayn doono gobalkasi awdal waxana marxuuma tacsi u…

            Read More

              “Inta uu Madaxweynuhu Cabdiweli la Hadlayo, waxa ka haboon isagoo Cali Khaliif la hadlo, waayo isagay wax ka dhexeeyaan, waxana aanu leenaya”Muj. Xasan Guure

              Hargeysa:Mar,30,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa Naqdiyey Hannaankii ay u dhacday Khudbad-sanadeedkii distooriga ahayd ee uu madaxweyne Siilaanyo ka hor jeediyey Labada Gole Qaran. Mujaahidka oo la Hadlay HCtv, ayaa sheegay inaanu madaxweynuhu ka Hadlin waxyaabihii loo baahnaa ee shacabku dhawrayeen, waxana uu si gaar ah carrabka ugu dhuftay caddaal…

              Read More

                “Meel walba waa la cabanayaa waxa la hayo iyo rabitaanka umadda somaliland ayaa kala badan, cabashdii reer Awdal waa la tixgeliyey” Saylici

                Washington:Mar,30,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(saylici), ayaa markii ugu horraysya ka Hadlay Cabashooyinka Gobollada Bariga iyo Galbeedka Somaliland, waxana uu hoosta ka xarriiqay inay Xukuumaddu diyaar u tahay wax kaqabashada Arrimaha Tabashada Darafyada la xidhiidha. Mudane Saylici oo u warramay Idaacadda VOA-da, ayaa ugu horrayn ka Hadlay Arrinta Gobollada Bariga iyo  jiritaanka Magaca Khaatumo, waxana uu…

                Read More

                  Wasiir Waran-cadde Iyo Taliye Fadal Oo Horbooday Kooxo Al-baabada u Laabaya Xarunta Akhriska Ee Gandi Library Iyo Ciilka Bahda Waxbarashada Oo Cirka Isku Shareeray

                  Hargeysa:Mar,30,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska, ayaa u yeedhay Mahad ismaaciil Gaandi oo ah Shakhsiga Gacanta ku haya Xarunta Akhriska ee Gaandi Library, waxana ay ku wargeliyeen Inuu muddo kooban Buugaagta iyo wixii kale eek a yaalla kaga urursado Goobtaas. Sida Mahad uu warbaahinta u sheegay, waxa ay labadaas masuul  sheegeen in xaruntaas xukuumaddu…

                  Read More

                    Taxanihii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com Iyo Xajmiga ay Leedahay Kelmada Maya {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 30.March 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.   Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

                    Read More

                      Xukuumada oo 24 Saacadood Gudahood u qabatay Sidii ay u rari lahayd Maktabada Gaandi Kadib Markii dhulka ay ku fadhido Laga Iibiyay Ganacsade ay Madaxweynaha isku hayb yihiin

                      Hargeisa 30.March 2015 (SDN/QJ)-Masuuliyiinta Xarunta Kutubka ee Gandhi Oo sheegay in loo qabtay 24 Saacadood si ay uga guuraan isla markaana buuggaagta uga raraan. Mahad Ismaaciil Gaandhi ayaa sheegay in lagu wargaliyay in dhismahan laga Iibinayo ganacsade hore u iibsaday dhulka ka dambeeya ee boostii hore ee Magaalada Hargaysa kuna xigta Saldhiga dhexe ee caasimada…

                      Read More

                        Afkaarta Shiicada ah ee Khaldan iyo Masalooyinka Indho Sarcaadka leh ee Maalmahan dunnida Islaamka wareeriyay DAAWO

                        Sana 30.March 2015 (SDN/QJ)- Tan iyo Markii uu Bilaabmay Kacdoonada ka dhex bilaabmay Bulshada Reer Yemen oo u kala qaybsan Suni iyo Shiico isla markaana Kooxda dagaalka kala soo horjeeda Xukuumada Yemen ee Xuutiyiintu ay aaminsan Yihiin Mad-habta Shiicada ayaa dunnida Islaamka waxaa laga dareemay dhawaqyo Taageero u ah Kooxdan. Sh.Maxamed Umal ayaa aaminsan in…

                        Read More

                          Aragtiyada kala Durugsan ee Muxaafidka Iyo Mucaaridku ka qabaan Mudada loo Kordhin Xukuumada Siilaanyo

                          Hargeisa 30,March 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac-nac,Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa iyo Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal, ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay waxa laga yeelayo dib u dhaca doorashada kadib khudbaddii Madaxweyne Siilaanyo ka  jeediyay Aqalka Baarlamaanka oo uu ku sheegay in doorashadu dib u dhacday eedeedana ay cidda lihi soo bixi doonto.   Xildhibaan…

                          Read More

                            KHUDBADII MADAXWAYNAHA MAXAA KAGA BAXAY; BY FAISAL FARAFIDIY

                            Waxaan halkan ka salaamayaa akhristayaasha sharafta leh waxaanaan ku salaamayaa salanta ISLAMKA ee ASALAMU CALAYKUM, Waxaan salaanta mid la mid ah hawada u marinayaa bahwaynta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Waxaan bogaadin iyo hambalyoba hawada u marinayaa Haween waynaha bahwaynta Xisbiga Waddani guusha maanta uga soo hoyatay shirwaynihii garabka haweenka ee Xisbiga Waddani oo aan…

                            Read More

                              Daawo:Xukuumadani Waxay Taqana Hinaasaha Iska Eega Imikay Dumar Magalada Ka Soo Ururinaysaa Ooy Odhnaysaa Waa Shirkii Garabka Haweenka Kulmiye Ee Iska Eega”Suldaan Daakir

                              Hargeisa 29/3/2015(SDN/QJ)suldaanka guud ee beelaha gabooye ayaa maanta  suldaan daakir ayaa maanta xukuumada somaliand dhaliilo hor leh u soo jeediyey  isagoo xisbiga kulmiye  iyo xukuumadiisaba ku tilmaamay  qaar yaqaan hinaasaha https://www.youtube.com/watch?v=clLrXyia7sg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Shirweynahii Garabka Haweenka Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani Oo Hadda Si Rasmi Ah Loogu Doortay Guddoomiye, Ku Xigeeno iyo hogaanka garabka haweenka Xisbiga Waddani SAWIRO

                                Hargeysa Mar,29,2015(SDN/QJ)- Shirweynahii koowaad ee garabka haweenka heer qaran ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, oo illaa saaka ka socday hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa si rasmi ah hada loogu doortay guddoomiyaha, guddoomiye ku xigeeno iyo hogaanka garabka haweenka heer qaran ee xisbiga Waddani. Madashan oo uu goob joog ka ahaa guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah…

                                Read More