Daawo:Wasiirka Warfaafinta Oo Maanta Kulan Uu Eeday La Yeeshay Shaqalaha Wasarada Uu Hor Jooga Ka Hahay Ee Warfaafinta Somaliland

      Hargeisa 17/3/2015(SDN/QJ)wasiirka warfaafinta somaliland c/laahi maxamed daahir cukuse ayaa maanta kulan uu layeeshay qaar ka mida shaqaalaha wasrada warfaafinta somaliland iyagoo  awsiirka si  qaawan ugala hadlayey cadaalad daro ay shegen inuu isga iyo aamulka wasaradasi ay ku hayaan http://www.youtube.com/watch?v=gB56YxsNQLg&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Shacabka Reer Buuhoodle Oo Ka Hortegay Tallaabo Ciidamo Ethiopian ahi Ku Doonayeen Inay Ku Qabtaan Nin Macallin ahaa Iyo Khasaare Ka Dhashay

      Buuhoodle:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ethiopia, ayaa isku dayey inay gacanta ku  soo dhigaan macallin qur’aan oo wax ka dhigayey Dugsi ku yaalla Gudaha Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Buuhoodle, waxana Guuldarraystay Isku daygaas. Ciidanka Ethiopian-ka ah ee Deegaankaas deggen, ayaa Xalay fiidkii hore si hoose usoo galay Iskuulka macallinkaasi dhigi jirey, waxana ay isku dayeen inay gacanta ku dhigeen,…

      Read More

        Xusuus Qor Dhakhtaar Ilkood Iyo Taxane Shabakada Qurbejoog.com idiin soo Gudbinayso {DHAGAYSO}

        Hargaysa 17.March 2015 (SDN/QJ)-Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com Waa barnaamij ka Mid ah Taxanihii Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa . Waxay Drs Hibaaq Buubaal qormadan Maanta ay inagu Hoga Tusaalaynaysaa Xidhiidhka Aabuhu uu la yeelan karo Ubadkiisa,Waana Taxanihii ( Xusuus Qor…

        Read More

          Wasiirka Maaliyada oo Kormeerkeedii 1aad ku tagtay Berbera,Sawir qaade Hamash Wilson oo Caan ka ahaa Ururkii SNM oo Wehelinayay DAAWO

          Berbera, 17 March 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Kormeerkeedii Kowaad tan iyo intii ka danbaysay markii ay la wareegtay Mas’uuliyada Wasaaradda Maaliyada Waxay ku tagtay Magaalada Berbera isla markaana kulano la yeelatay Madaxda hay’adaha dakhli soo saarka ee Magaalada Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=–KX5zY8xro

          Read More

            “Waxa uu Ganacsigiisa ku Bilaabay 143 Dollar oo Keliya Waxa uu Maanta Yahay Maalqabeen Hanti badan leh Waa Tusaale ku dayasho Mudan” DAAWO

            Hargeysa, 17 March 2015 (SDN/QJ)-Ganacsigiisa wuxuu kasoo bilaabay $143 boqol iyo sadex iyo afartan doolar,haatan Waa Milyaneer reer Somaliland ah Waxa uu Leeyahay Xaruntiisa Ganacsi ee ugu weyni waxay haatan ku taalaa dalka Shiinaha hasa yeeshee Waxa uu laamo ganacsi oo adduun badani dhex yaalo ku leeyahay Magaalooyinka Geeska Africa. Halkan ka Daawo barnaamij Xiiso…

            Read More

              Shaqaale ka Mid ah Wasaaradda Warfaafinta oo ka Cabanaya in dhaqaalihii ay qaadan jireen laga jaray iyo Kulan Maanta loo balansan yahay DAAWO

              Hargeysa, 17March 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Mar kale soo ifbaxay Khilaaf ka dhex jira Wasaaradda Warfaafinta kaas oo Sababay in Mid ka Mid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaaradaasi uu ku dhawaaqo inuu Xilka iska Casilo. Sidoo kale Qaybo ka Mid ah Hawl wadeenada Wasaaradda ayaa Cabasho ka Muujiyay in la Jaray Mushaharkooda amase Gunooyinkii ay qaadan jireen,Wasiirka…

              Read More

                “Wixii talo ah diyaar ayaanu u nahay in aanu markasta ka wada hadalno xisbiyada mucaaradka, kana wada tashano(Muddo kordhinta)” Mudane Saylici

                Hargeysa, 17March 2015 (SDN/QJ)-Madaxweyne xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa dabacsanaan u muujiyay Mucaaradka, sheegayna inay diyaar u yihiin in laga wada tashado muranka siyaasadeed ee jira iyo muddo kordhin Xukumadda loo sameeyo. Madaxweyne xigeenka oo Wargeyska Jamhuuriya wax ka waydiiyay aragtida Xukumadda ee baaqa Mucaaradku ku dalbanayo talo qaran ka hor 26-ka June…

                Read More

                  “Mucaarad Ahaan qalinka uu kor u qaado Madaxwayne Siilaanyo Anaga ayuu wax Nootarayaa Oo waanu nasanay oo waanu u Mahad Naqaynaa odayga.”Xil. Tukaale.

                  Hargaysa:Mar,16,2016(SDN/QJ)-Xildhibaan Bashiir Tukaale oo kamid ah Mudanayaasha aqalka Wakiillada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay  magacaabistii madaxweyne Siilaanyo dhawaan Maayarkii Gabiley kaga dhigay Wasiirka Warshada, waxana uu tilmamay Shacabka Reer Gabiley ka raysan doonaan Maayarkaas hore. Xildhibaanka oo ka Hadlaya Arrinta Maayarka Gabiley iyo Iscasilaadii Wasiir Samaale, ayaa Hadalkiisa ku bilaabay, “Waan Maqlay in Wasiir…

                  Read More

                    DHEGEYSO Barnaamijka Faaqidaada Labada Maxamed iyo Wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya

                    London Mar 16,2015(SDN/QJ)-Aqoon yahanahada reer Somaliland ee Maxamed Haruun Biixi iyo Maxamed Xaaji Maxamuud oo labaduba ku takhasusay culuunta xiriirka Caalamiga ah iyo siyaasada ayaa inooga waramay wadahadaladii hakadku dhawaanta galay ee Soomaaliya iyo Somaliland. Aqoon yahanku waxa ay isla qireen in farsamo xumo iyo caqabado kaleba ay ragaadiyeen wadahadalada, balse ay yihiin qaar loo…

                    Read More

                      Ururka Samafalka ee hablaha Gaaroodi ee Uk oo Kulan Casho Sharafa ku soo dhaweyey Gudoomiyaha iyo ku Xigeenkisa

                      London 16March15 (QJ/SD)Ururka Samafalka ee Hablha Garoodi  ku qabtay  Galbeedka london kulan  casho sharaf ah  oo  lagu soo dhawaynaaayo gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka cusub ee Hablaha Gaaroodi  kulanka oo isagu jiray sagootin gudidii hore iyo soo dhawqayn Gudoomiyaha Cusub Marwo SahraCumar Cabdi iyo gudoomiye ku xigeenka cusub Marwo layla Suldaan Cabdiqaadi klankan aya waxa…

                      Read More

                        Daawo Sawiro…Xisbiga Waddani oo maanta London tababar loogu siiyay ku saabsan ilaalinta sanduuqyadda doorashooyinka Soomaaliland.

                        london16March15(SDN/QJ)Kulan balaadhan oo maanta ka dhacay galeedka London ayaa maanta shahaadooyin lagu gudoonsiiyey qaar ka mid ah tageerayaasha Xisbiga Waddani,Tababaradan la siiyey tageerayaasha Xisbiga Waddani aya ah kuwa xisbiga Waddani uga qayb galaaya ilaalinta sanduuqyadda doorashadda Soomaaliland ee la filaayo inay qabsoonto. 23Khubaro aad ugu xeel dheer doorashooyinka Soomaaliland kana qayb qaatay doorashooyinkii hore ee…

                        Read More

                          DHALASHO FARXAD LEH: Tafatiraha qurbejoog.com ee UK oo Gabari ugu Dhalatay London

                          Dhamaan hawlwadeenada iyo Akhristeyaasha boga qurbejoog.com waxa ay hamblayo dhalasho farxad leh u dirayaan Qoyska Takatiraha qurbejoog.com ee dalka UK Md Nasir Maxamed Cali oo maalinimadii Jimcaha ay gabari uGu dhalatay magaalada London. MAANSHA ALLAAH MIDII MEEL ROON MARTEE LAGU MARIIMAY DIINTEE DHAQAN LAGU MACSUUMEE MAWLAHEED ILAASHADO NOQO HEEGO MUUQDHEER WAALIKEEDNA MAHADSHOO MAGAC IYO MAAMUUS…

                          Read More

                            Xalka Dhalinta Soomaaliyeed Ee Minnesota: ‘Waa In La Helo Xarun Soomaalida U Gaara’

                            Waxaan ka qaybgalay shir lagu martiqaaday qaar ka mida ha’adaha nabad-sugida, ee magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota. Waxaa ka hadlay halkaa masuuliyiin ka socota ha’adaha nabadsugida iyo qaar ka mida hogaamiyaasha jaaliyada gobolka Minnesota. Waxaa halkaa ka hadlay, Mohamud Noor, oo ah madaxa cusub ee hay’ada loo yaqaan ‘Confederation of Somali Community in Minnesota’, waxuu…

                            Read More

                              DHEGEYSO Xildhibaan Bulqas:In maamulku gaaro Bariga waxaa hortaagan Xuukumada Somaliland

                              Hargeysa Mar 15, 2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo Gollaha Wakiilada Soomaaliland ka soo gala Gobolka Sanaag ayaa xaaladda waddanka si weyn uga deyriyey, kana hadlay caddaalad darrada jirta, Xildhaabaanku waxa uu hadalkiisu ku soo beegmayaa xili 24 saacadood ka yar uu madaxweyneha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo isku shaandheyn kooban ku sameeyay xukuumadiiisa.   [peckplayer…

                              Read More

                                Ma’suul Koob-Sadey Sifooyin Badan Oo Madax-tinimadu Leedahay/Qalinkii Ridwaan-Akiid Caydiid Ismaaciil

                                Wasiir ku Xigeenkii Hore Ee Wasaarada Warfaafinta C.waaxid C.qaadir C.raxmaan Shaqsiyada Noocee Ah Buu Ahaa Maxeyse Ku Xasuusan doonaan Shaqaalaha Bahda Warfaafintu? Taariikhdu waa mudan waa jire markhati leh Mar bay ahayd aduunyadu mugdi lagu halaaboow Mahadhooyin badanoo dadku ayda magan sado Ka tashade miroodkii qarni waliba si u maal Casri waliba maaree hadba meeris…

                                Read More

                                  “Wasiirrada ugu wanaagsan ee Wada A-da ah idinkaa(Beesha dhexe) wada lehe annaga waa D, iyo wasiir-ku-xigeenno iska gidaar ah iyo wasiirro aan naf lahayn oo aan waxba….”Xildh. Bulqaas

                                  Hargeysa:Mar,15,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo katirsan Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Somaliland, Lagana soo doorto Gobolka Sanaag, ayaa luuqaddii ugu adkayd kaga falciliyey Caddaaladdarro uu sheegay inay ka jirto Gudaha Somaliland, taas oo salka ku Haysa Wax wada lahaanshaha Khayraadka wadanka iyo Xilalka Dawladda. Xildhibaan Bulqaas ayaa Kalfadhigii 27-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland, waxa uu  doodda ajandaheeda…

                                  Read More

                                    Xisbiga Waddani oo Maanta qabtay Shirkii Garabyada Dhallinyaradda Heer Qaran iyo Khudbada Gudoomiye Cirro Akhri

                                    Hargeisa 15.March 2015 (SDN/QJ)Shirkii Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani ayaa hada si rarsmi ah uga furmay Hutel maansoor ee Magaalada Hargeisa waxaana shirkaasi ka soo xaadiray dhamaan ergooyinkii loogu talo galay ee gobalada masuuliyiintii xisbiga wadani Xildhibaano iyo Qaybo ka mid ah taageeryaasha xisbiga wadani oo goob joog ka ah xafladan…

                                    Read More