Dibu-dhac Markale Ku Yimi Wada-hadalladii Ma Dhalayska ahaa ee U dhexeeyey Somaliland iyo Somalia.

    Hargeysa:Feb,26,2015(SDN/QJ)-Wada-hadalladii Maanta oo Bisha February tahay 26-Ka Dawladaha Somalia iyo Somaliland uga qorshaysnaa Dalka Turkiga, ayaa dib u dhacay, iyadoo aan sa shaacinin sababta keentay. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo la Hadlay Idaacadda BBC-da, ayaa tilmaamay in wada-hadalladu dib u dhaceen, waxase uu ka gaabsaday inuu sheego sababta dib-u-dhacaasi keentay. Wasiirka Arrimaha dibadda ayaa sheegay…

    Read More

      Yaa Bixiyey Macluumaadka Cabsida Keenay Ee Sababay Inay Djibouti Xidhato Xadka ay La Leedahay Somaliland?

      Djibouti:Feb,26,2015(SDN/QJ)-Warar cusub ayaa kasoo kordhay Sida ay yimaaddeen xogaha sababay inay Dawladda Djibouti xidhato xadkeeda ay la leedahay Somaliland oo haatan xidhan muddo toddobaad ku dhaw. Warbixin lagu baahiyey shabakad  ka faalloota arrimaha amniga, sirdoonka iyo argagixisada oo la yidhaa Intelligence News, ayaa lagu sheegay in dawladda Jabuuti u xidhay xadkeeda Somaliland sababo la xidhiidha…

      Read More

        Mujaahid Adan Maxamuud (Aadan Siikaawi) oo ka waramaya shakhsiyadii iyo taariikhdii Marxuum Mujaahid Cabdillaahi Aw Cabdi Aw Xirsi (Xero)

        London Feb 26,2015(SDN/QJ)-Ilaahay ha u naxariistee, waxa shalay magaalada Hargeisa aas qaran loogu sameeyey Marxuum Mujaahid Cabdilaahi Aw Cabdi Aw xirsi oo loo yaqaanay (Cabdillaahi xero). Aaska marxuumka oo ay ka soo qayb galeen ehelkiisa, masuuliyiin heer qaran, xisbi, madax-dhaqameed, mujaahidiin iyo dadweyne aad u fara badani, waxay marxuumka illaahay uga baryeen inuu janadiisa firdowsa…

        Read More

          Tacsi”Mujaahiid Cabdilahi Cabdiraxaman (Cabdilaahi Xero) Xisbiga Waddani Laanta Sweden

          Inaalillaahi wa Inaa illayhi raajucuun Tacsi kuli nafsi daaiqatul mowt waxaan anoo ku hadlaaya afka Xisbiga Wadani Laantiisa Sweden  halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan shacabka somaliland oo uu ka baxay mujaahid ka mida mujaahidiintii dalka usoo halgamay marxuumkan oo la odhan jiray Cabdilaahi Cabdiraxman (Cabdilaahi Xero) oo xalay ku geeriyooday magaalada hargaysa cabdilaahi…

          Read More

            Tacsi ku socota qoyskii iyo eheladii uu ka baxay marxuum Mujaahid Cabdlaahi Cabdiraxman Xirsi ( Cabdilaahi-Xero )

            Inaa li laahi Wa Inaa Ilyhi Raajiuun¨ Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Mujaahid Cabdlaahi Cabdiraxman Xirsi ( Cabdilaahi-Xero ) oo Shalay Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa, Maantana lagu Aasay. Waxan Tacsidan u Dirayaa Qoyskii, Ehelki, Beesha, Mujaahidiintii SNM iyo Dhammaan Shacabka Somaliland ee Marxuumku Ka Baxay. Waxan Illaahay ugu Baryayaa Danbi Dhaaf, Wa Fasiixa Jannaatih…

            Read More

              Daawo:Waraysigii Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Ee Martida Kalsantv Oo ka Waramy Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Dib Udhaca Doorashooyinka

              Hargeisa 25/2/2015(SDN/QJ)halkan ka daawo  barnaamijka martida kalsan  oo waraysi xiiso badan la yeeshay gudoomiyaha baarlamaanka somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga wadani c/raxmaan maxamed c/laahi ciro oo ka waray ka waramay xogo badan oo doorashooyinka ah Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Sirdoonka Ingiriiska Oo La Wareegay Hadhaaga Jidhka Haweenaydii Dhawaan Isku Qarxisay Muqdisho

                Muqdisho:Feb,25,2015(SDN/QJ)-Sirdoonka Dalka Somalia, ayaa wararku sheegayaan inay hadhaaga jidhka Haweenaydii dhawaan isku qarxisay Hutel Central ee Magaalada Muqdisho ku wareejisay Sirdoonka Waddaka Britain si loogu sameeyo baadhitaanno dheeri ah. Madaxii haweeneydan oo kaamil ah ayaa ku dhacay hotelka kale ee Naasahablood II kaasoo ku dhegan hotelka qaraxu ka dhacay ee Central, waxaana la wareegay sirdoonka…

                Read More

                  Xisbiga Waddani oo Mawqif adag iska taagay Sii Socoshada Wada hadalada Somaliland iyo Somalia DAAWO

                  Hargaysa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Mawqif adag iska taagay Sii ambo qaadista Wada hadalada u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia oo la filayo in dabayaaqada bishan ay Mar kale ka qabsoomaan dalka Turkiga. Ergada Xukuumada Somaliland u metelaysa Wada hadalka ayaa Maalintii Shalay Waxay Kulan la qaateen Sadexda Xisbi qaran taas…

                  Read More

                    Taxane Shabakada Qurbejoog idiin soo Tebin Doonto iyo Xusuus Qor dhakhtar Ilkood {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com waxaanu Si Taxane ah Halkan idiinku soo Gudbin doonaa Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa .   Waxay Drs Hibaaq Buubaal ugu deeqday Shabakada Qurbejoog.com amase Somalidiasporanews.com Mawduuc Halku dhigiisu Yahay…

                    Read More

                      Hablo Somaliyeed oo Wax ka Yaabiyay adduunka Ku Soo bandhigay Tartan Hibeed DAAWO

                      Qadar 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gabadha Soomaaliyeed ee dunida ka yaabisay ee Marawa The Amazing, ayaa u gudubtay wareegga u dambeeya ee tartanka Barnaamijka Arabs got talent oo ka socda waddamada Carabta oo qof waliba ku soo bandhigayo hibooyinkiisa gaarka ah iyo waxyaabaha dadka cajab-gelinaya ee uu ku tartami karo, waxaanay gabadhani muujisay waxyaabo cajab-geliyey caalamka….

                      Read More

                        Warbixin Xiiso Leh Dhibta Face book Iyo Kelmada Coming Soon DAAWO/DHAGAYSO

                        Hargaysa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Tiknoolajiyada Casriga ahi Waxay Maanta dunnida ka dhigtay hal Xaafad Waxaa ka dhaca dacalka ugu baaleeya dunida ayaad daqiiqado ku ogaanaysaa,Waxay inoo sahashay in qaab fudud dadku isku heli karaan,u wada Xidhiidhi karaan, Waxay leedahay Wanaag badan hasa yeeshee dhanka taban marka laga eego waxay leedahay Khasaare ka duwan inta hore…

                        Read More