“Malaa Silaanyona Waad Garanaysaan Cida Ku Xeerana Waad Garanaysaan Ma Nihin Raggii ku tegaayay Hajanjabaad Doorashana Diyaar Baanu U Nahay” Wasiirka Madaxtooyada DAAWO

    Hargeysa (SDN/QJ)Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Ku  Sugan Magaalada Burco ayaa Jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Xisbiyada Mucaaridka oo Ku aadan Doorashooyinka. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay haddii ay doorashadu ku qabsoomi waydo 26 June 2015-  inaan kursiga Madaxweynanimada Somaliland kaga tageyn hanjabaad, balse…

    Read More

      Qarnigii Hore Iyo Qarnigan:“Nereri Ha Dhaco, Siilaanyo Ha Dhaco, Nereri Ha Dhaco, Siilaanyo Ha Dhaco”

      Hargaysa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wuxuu darawalkii ku amray inuu socodka gaadhiga joojiyo. Shukaan hayihiina haye buu yidhi oo degdeg buu u joojiyay. Halhaleel buu uga degay. Wuxuu toos u abaaray bartay taagnaayeen ashkhaastii dhawaaqooda dartood uu u hakiyay socodka gaadhigii uu saaraa. Waxay ka mid ahaayeen dad badan oo jidka hareerihiisa tubnaa. May ahayn dad…

      Read More

        The Guardian Iyo AlJazeera oo kashifay Sir badan oo ku saabsan Hay’adaha Sirdoonka

        Hargeisa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)-Telefishinka Aljazeera ayaa habeenimadii Isniinta shaaciyey barnaamijlka (The Spy Cables) oo ah xog sir ah oo laga soo ururiyey hay’adaha Sirdoonka ee Caalamka, waxaana kamid ahaa sirtan Aljazeera heshay kuwa la xadhiidha sirdoonka dalalka, Maraykanka, UK, Isra’iil, Ruushka iyo Koonfur Afrika. Sirtan ayaa inta badan ah xog qarsoodi ah oo ay isdhaafsanayeen…

        Read More

          “26 Juune Haddii Ay Doorasho Dhici Waydo, Oo Ciddii Loo Asteeyey Qaban Waydo, Ma Jirto Nin Suurta Afuufaya” Wasiirka Madaxtooyada

          Burco 24.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay haddii ay doorashadu ku qabsoomi waydo 26 June 2015-  inaan kursiga Madaxweynanimada Somaliland kaga tageyn hanjabaad, balse ay ku sii joogayaan si sharci ah Wasiir Xirsi Waxa Uu Sidaa Maanta Ku Sheegay Mar Uu Ka Hadlayay Xidhitaanka Shirweynaha Beelaha Gaashaan-Buur Axmed Faarax…

          Read More

            Daawo:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Ayaa Maanta Kulan La Qaatay Sadexda Xisbi Qaran Ee Somaliland OO Laga Arinsanayo Wadahadalada Somaliland Iyo Somalia

            Hargeisa 24/2/2015(SDN/QJ)wasiirka arimaha dibada somaliland  maxamed biixi yonis ayaa maanta ayaa maanta xafiiskisa isgugu yeedhay  sadexda xisbi qaran iyagoo ka wada hadlaayey  wada hadalada soamliland iyo somalia  dhawaan uga furmi doona dalka turkiga Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              MAANTA IYO HALKA AAN KA TAAGNAHAY SOMALILAND

              Hordhac Somaliland waa dal madaxbanaan oo xor ah sida ay goosteen ummadda ku nooli, marka loo eego shuruucaha dhaqan siyaasadeed ee adduunyaddu ku heshiisey wixii ka dambeeyey Dagaalkii Labaad ee Adduunka. Somaliland waa dal markii uu dhashey ee xornimadda dalalka adduunku maanta ku naaloonayaan uu ka helay gumeystihii Ingiriiska, ay dib u tuureen siyaasiyiintii wakhtigaa…

              Read More

                Magaca Wiil Mudaharaad Ka Dhaliyey Magaalada Laascaanood Oo Muddo La La’aa, Balse Haatan La Helay

                Lascanod:Feb,24,2015(SDN/QJ)-Shacabweynaha Reer Laascaanood, ayaa Maalintii shalay Sameeyey Mudaharaad rabshado wata oo ay ku kala xidheen Waddada Halbawlaha ah ee Magaalada Dhexmarta iyo Meherada Ganacsigaba, kadib markii uu Laba Maalmood la la’aa Wiil Magaalada u dhashay oo warar khaldani kasoo baxayeen. Mudaharaadka ayaa Bilaabmay daqiiqado kadib markii  Mukhtaar Faarax Caarshe(astaan) oo ah wiil kasoo jeeda Magaalada…

                Read More

                  DAAWO:Faarax Macallim oo Kahadlay xuska maalinta Afka hooyo iyo dhaxal guurka Qowmiyada Soomaalida

                  Nairobi Feb 24,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya oo khudbad dheer ka jeediyay munaasabad Nairobi lagu qabtay oo lagu xusayay afka Soomaaliga ayaa ka warbixiyay sida qowmiyada Soomaalidu khatarta haatan ugu sugan tahay. Masuulka ayaa sheegay in loo baahan yahay in Soomaalidu is daba qabato oo fadhiga ka toosto si qawmiyada loo bedbaadiyo, hadaad damiir…

                  Read More

                    Somaliland Oo Afar Cisho Kadib War Kasoo Saartay Qaraxyadii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

                    Hargeysa:Feb,24,2015 (SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Afar Cisho kadib ka Hadashay Qaraxii khasaaraha Badan geystay eek a dhacay Hutel Central ee Magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku dhinteen dad tiro badan oo siyaasiyiin u badnaa. Somaliland, ayaa Jawaabteeda la maqnayd muddo dheer, waxana ay markii ugu horraysay muujisay sida ay uga xuntahay dhimashada soo gaadhay Dadkii qaraxaas…

                    Read More

                      Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Oo maanta Xadhiga Ka Jaray Tarminal Cusub Oo Lagu Kordhiyey Garoonka Diyaardaha Ee Berbera Eripot Iyado Tarminalkana Loogu Magac Daray Kuwait Tarminal

                      Berbera 23/2/2015(SDN/QJ)madaxwaynaha somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray  tarminal cusub oo lagu daray garoonka diyaaradaha ee berber eripot  ee magaalada berbera  iyadoo munaasibad  halkasi xadhiga laga jaraayey lagu qabtay Berbera SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Madaxweynaha Somaliland Ayaa Maanta Ka Qaybgalay Furitaanka Kuwait Terminal Berbera Oo Laga Hir Galiyey Madaarka Magalada Berbera(Sawiro)

                        Berbera 23/2/2015(SDN/QJ)_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xadhiga ka jaray dhisme aad u qurux badan oo loogu magacdaray Kuwait Terminal,  Berbera International Airport  oo ay dawlada kuwait maalgelisay dhismihiisa. iyado  dhismaha madaarku  socday  in  mudo  furitaanka  Terminalkani  ayaa waxa madaxwaynaha ku wehelinaayey  qaar ka mida xubnihiisa golahiisa wasiirada waxaana halkaasi madaxweynaha ku…

                        Read More

                          Daawo:Wasiirkii Hore Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Xukuumada Somaliland Ku Dhaliilay Inay Tahli Wayday Furida Xuduudka Somaliland Iyo Djabuuti Oo Maalintii Sadexaad Xidhan

                          Hargeisa 23/2/2015(SDN/QJ)Wasiirkii boosaha iyo isgaadhsiinta  somaliland  ayaa maanta ka hadlay xuduudka somaliland iyo jabuuti  oo maalintii sadexaad  isagoo sidoo kale ka hadlay  xaalad biyo la,aaneed  oo ka jirtay  magaalada saylac https://www.youtube.com/watch?v=5xdYpFOYIyQ Hargeisa SDN/QJ Concat2Somalidiasporanews.com

                          Read More