Daawo: Musharax Madaxwayne Ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen “Adeer Diyaar Baanu U Nahay Doorasho Dalka Ka Dhacda Hadii Kalena Waa In Dawlad Dalka Doorasho Gaadhsiisa La Dhisaa

    Hargeisa 23/2/2015(SDN/QJ)Musharaxa madaxwayne  ee xisbiga ucid jamaal cali xusen ayaa  maanta  maruu ka hadlaayey  xaalada dalka inuu xisbigiisa  ucid isla markaana  uu diyaar u yahay https://www.youtube.com/watch?v=lFBlG_xigzY Hargeisa SDN/QJ Concat2Somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo:Waanu Soo Dhawaynaynaa In Hadii Dawlada Siilaanyo Doorasho Qaban Waydo Dawlada Ku Meel Gaadha La Dhiso “Xasan Guure.Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga Somaliland

      Hargeisa 23/2/2015(SDN/QJ)gudoomiyaha madasha wada tashiga somaliland xasn guure ayaa maanta ka hadlay  xaalada guud ee  dalka isagoo soo dhaweeyey  go,aanadii xisbiyada qaranku  ku dhawaaqen ee sheegayey  in hadii doorsho  dhici waydo  dawlad ku meel gaadha la dhiso https://www.youtube.com/watch?v=OAOjp2wjZQk Conacat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Beesha Ciidagale ee Uk oo Samaystay Gudi Eidagale community in United Kingdom elected talented and energetic youth association known as Somaliland Youth Council Association Coalition (SYCAC) who believes the ideology serving their community at home is the rent they pay for room on this earth.‏

        Even though this article was written for specific purpose, however, it could be true the same be helpful to other Somaliland societies who possibly shares similar intentions like us.  Regardless how the readers of the article reacts with it, a fruitful meeting participated by prominent of Eidagale community members was held in London today February…

        Read More

          Sawirrada Labadii Qof Ee Fuliyey Qaraxyadii Hutel Central Oo La Helay

          Muqdisho:Feb,23,2015(SDN/QJ)-Qaarkamid ah Warbaahinta Magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwa Dawladda Taabacsan ayaa faafiyey Sawirrada labadii qof ee masuulka ka ahaa qaraxyadii ka dhacay Hutel Central ee Magaalada Muqdisho. Labadan Qof oo horeba magacyadooda  loogu kala sheegay Luul Axmed Daahir oo kamid ahayd Shaqaalaha Hutelka iyo Ismaaciil Muuse Guuleed oo la sheegay inay dhalasho ahaan kasoo jeedaan…

          Read More

            Faahfaahin Dheeri ah Oo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia Ka Bixiyey Haweenaydii Isku Qarxisay Hutel Central Ee Magaalada Muqdisho

            Muqdisho:Feb,23,2015(SDN/QJ)-Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Amniga Somalia, ayaa Markii ugu horraysay Ka Hadlay Qaraxii ka dhacay Hutel Central, waxana uu xaqiijiyey in qaraxyadaas ay Fulisay Haweenay Hutelka ka Shaqaynaysay. Mr C/risaaq oo wareysi siiyay VOA-da ayaa sheegay in haweeneyda is qarxisay ay ka mid aheyd shaqaalaha Hotelka, isagoo tilmaamay inay aheyd hooyo dhashay lix caruur ah…

            Read More

              “Karis Xun iyaduna Ku wax la’a Baarlamankuna waa Inuu Tagaa Xukuumaduna Tagtaa,lana dhisaa dawlad…” Gudoomiye Faysal DAAWO

              Frankfurt Germany 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Mudooyinkii u danbeeyay ku Sugnaa Qaar ka mid ah Wadamada Yurub ayaa Khudbad u Jeediyay Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Magaalada Frankfurt ee dalka Germany halkaas oo uu ka Soo Jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo ka waramaysa Xaalada Guud ee Dalka…

              Read More

                Maraykanka oo Cadeeyay in Baqdinta Alshabaab ku soo Korodhay,Iyo Fariin Hanjabaad leh oo Shabaabku u direen DAAWO

                Washington 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha amniga Maraykanka, Jeh Johnson ayaa sheegay in Maraykanku uu si dhab ah u qaadanayo hanjabaad ka soo baxday al-Shabab oo ku baaqday in la weeraro suuqyada ku yaalla waddamada Galbeedka.​ Jeh Johnson ayaa hadalkan sheegay mar uu ka jawaabayay video muuqaal ah oo al-Shabab ay soo saartay, kaasoo ku baaqaya in…

                Read More

                  Dhaqaalihii ugu badnaa oo Saacad Gudaheed loogu Uruuriyay Cisbitaalka Caruurta ee Maxamed Aadan Sheekh ee Hargaysa DAAWO

                  Hargaysa 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Barnaamij kaalmo dhaqaale loogu ururinayey cisbitaalka caruurta ee Maxamed Aadan Sheekh ee Magaalada Hargaysa oo ay soo agaasintay marwada Madaxweynaha JSL Marwo Aamina Weris Sh Maxamed Jirde ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dawlada, shirkadaha waaweyn ee ganacsatada ah iyo shaqsiyaad baayacmushtar ah. waxaana kulankaa lagaga dhawaaqay…

                  Read More

                    Mashruucii Biyo balaadhinta Hargaysa oo Markii 1aad la Daahfuray Iyo Halkay Hawshu marayso DAAWO

                    Hargaysa 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa  daahfuray mashruuca biyo balaadhinta caasimadda oo ay maalgelinayso Dawladda Imaaraatka carabtu, waxaana munaasabadaasi ka qayb galay mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dawladda Somaliland, Salaadiin, maamulka Gobolka iyo Ka Dawladda Hoose ee Magaalada Hargaysa iyo saraakiil ka socotay dawladda Imaaraatka Carabta.

                    Read More

                      Waraysi Xasaasi ah oo Madaxweynaha Jabuuti kaga Hadlay Khilaaf soo kala Dhex galay Shirkada Maamusha Dekeda Jabuuti,Dacwada Boore iyo Arrimo kale

                      Paris, 23 Feb, 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa shaaca ka qaaday in Shirakdda Dubai World oo Maamusha Dekedda Jabuuti si cad u diidday Ganacsato Shiine ah oo ay dawlad ahaan Saamigii ay lahayd ee Dekedda ka iibisay 15%- (shan iyo toban boqolkiiba), isla markaana ay Maxkamad ay muddo iskula jireen Shirkaddaas…

                      Read More

                        Haweenaydii fulisay Qaraxii Muqdisho oo Magaceeda iyo Shaqadii ay Huteelka ka Haysaba la Shaaciyay

                        Muqdisho 23,Feb 2015 (SDN/QJ)-Warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa baahiyay magaca haweenay ay sheegeen inay ahayd qofkii isku qarxiyay hoteelka Central ee magaalada Muqdisho, jimcihii doraad. Haweenayda ayaa ka soo guurtay wadanka Holland. Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa sheegtay in Luul Axmed ay ahayd qofka isku qarxiyay hoteelka, iyadoo ahayd shaqaale ka shaqeeya qaybta soo dhawaynta ee…

                        Read More

                          Gaadiidka Isaga Kala Dhex Goosha Burco oo Murankoodu Cirka Gaadhay iyo Eedo Dawlada Hoose loo soo Jeediyay DAAWO

                          Burco 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Burco ayaa waxa uu ka hadlay Rabshado maalmihii u danbeeyay ka dhex oognaa gaadiidka isaga kala goosha magaalada Burco . Xoghayaha dawlada hoose Waxa uu ka hadlay sababta keentay rabshadahaas iyo Mawqifka Dawlada hoose ee Ku wajahan xal u helida amuurtanhttps://www.youtube.com/watch?v=Sd1eq1U6VGY

                          Read More

                            Muxuu daaran Yahay Socdaal Wasiirka Maaliyada Md.Samaale ku Gaala bixinayo Berbera iyo Burco DAAWO

                            Berbera 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale oo ay Weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi iyo Saraakiil sar Sare oo ka Tirsan Wasaarada Maaliyada Somaliland ayaa Kormeer Shaqo ugu Kicitimay Magaalooyinka Berbera iyo Burco . Wasiir Samaale ayaa raacdo ugu Jira ka Jibo keenista Odoroska Sannad Miisaaniyadeedka 2015 . https://www.youtube.com/watch?v=sku1ZPzG0zI Berbera SDN/QJ…

                            Read More

                              Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Ka Qayb Galay Munaasibad Biyo Galina Oo Imaaradka Carabtu Ka Fulinayaan Magalada Hargeisa

                                hargeisa 22/2/2015(SDN/QJ)madaxwayne ku xigeenka somaliland iyo xubno golihiisa  wasiirda ka mida ayaa maant xadhiga ka  jaray  mashruuc biyo  galina oo laga hir galinaayey  deeganka xunbo wayne ee bariga magaalada  hargeisa http://www.youtube.com/watch?v=_e6pRGzexqQ Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Daawo:Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Taariikhdii Ururka Dhalinta Sonyo Ka Warbixyey Iyo halkuu Khilafkoodu Ka Bilaabmay

                                Hargeisa 22/2/2015(SDN/QJ)Boobe yuusuf Ducaale oo kamida dadka qaybta wayn ka qaata soo gacan qabashada dhalinyarada somaliland ayaa habeenkii xalay ahaa munaasibad  lagu xusaayey maalinta dhalinyaradii ufo ee sanadii 1982dii lagu laayey  maxkamada horteeda kaga war bixiyey aasaskii sonyo https://www.youtube.com/watch?v=62sETLnprBc Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More

                                  Daawo:Goloyaal La Kala Dirayaa Majiraane,waxanu Xisbiyada Leenahay Hadaad Doorasho Doonaysan Ogolaada In Bilaa Diiwan Galin Lagu Galo”Gudoomiye Baashe

                                  Hargeisa 22/2/2015(SDN/QJ)Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee goalaha wakilada somaliland baashe maxzamed faarax ayaa maanta ka hadlay jawaab adagna ka bixiyey  soo jeedintii xisbiga wadani ee markay xiliga doorashada gaadho hadii la qaban waayo  goloyasha baarlamanka iyoo xukuumada la kala diro https://www.youtube.com/watch?v=Ox3tokF7y5g Harageisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                  Read More