Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN MdXuseen Cabdiraxmaan Cadhoole oo la kulamay Mayorka Caasimada Canada

    Ottawa Oct 05,2014(SDN/QJ)-Ergeyga gaarka ah ee dalada Asxaabta Mucaaridka Jabuuti ku bahoobeen ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa kulan uu la yaashay Mayorka magaalada Ottawa ee dalkan Canada waxa ay ka wadahadleen danaha jeeliyad reer Jabuuti ee ku nool caasimada Canada iyo sidii wada jir ay wax uga wada qaban lahaayeen xaaladaha dalka Jabuuti….

    Read More

      Madax dhaqameedka Beel ka Mid ah Beelaha Bariga Burco oo Ku Dhawaaqay inay Xukuumada Kalsoonidii kala Noqdeen DAAWO

      Burco 05.Oct 2014 (SDN/QJ)- Cuqaal iyo Waxgarad ka soo jeeda deegaanka Bariga Burco,ayaa sheegay in kala noqdeen xukuumadda Madaxweyne siilaanyo kalsoonidii ay u hayeen. hadaba halkan ka daawo cuqaasha iyo waxgaradka beesha reer biniin oo ka soo jeeda deegaanka bariga Burco oo ka hadlay sababa kalifay in ay kalsoonida kala noqdaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.

      Read More

        Xisbiga Ucid oo Tageeraayaal MiiSaaN CuluS Leh Oo Ka Kala Yimid Kulmiye,Rays,Dalsan Xaflad balaran ku soo dhaweyey iyo Gobolka Awdal iyo Salal oo aad ku arkaysid Calanka Ucid

        London 05Oct14 (SDN/QJ)Wafdi balaran oo xisbiga ucid oo gadhay Gobolka Awdal oo soo dhawayn balaran kala kulmay ayaa waxa hada si toosa uga socota xaflad Waxaana imika  Bilaabentey xaflad Balaadhan Oo lagu Soo Dhaweynaynaa TaaGeerayal MiiSaaN CuluS Leh Oo Ka Kala Yimid Kulmiye,Rays,Dalsan xafladan oo goob joog ka yihiin madaxda xisbiga oo si toosa xafiiska…

        Read More

          “Waxay Ku Celceliyaan Waddaadku Waxbuu Raadinayaa,Waxba Ma raadinayo Haa Laakiin Waxbaan Raadinayaa” Sh.Aadan Siirro {DHAGAYSO}

          Hargaysa 05.Oct 2014 (SDN/QJ)-  Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Aadan siiro oo Boqolaal Dadwayne ah ku tujiyay Garoonka Wayn ee Xawaadle ee Magaalada Hargaysa ayaa ka hadlay Cadaalad darada baahsan ee dalka ragaadisay isagoo farta ku fiiqay boobka lagu hayo dalka. Sheikh Aadan Siirro Waxa uu sheegay inay Dalkan Boob ku hayaan Siyaasigiisii,Waddaadkiisii iyo Madax dhaqameedkiisa….

          Read More

            Xoghayaha Kalumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Xisbiga Ucid oo cambareyey Xukumada Somaliland Ciidamada sida bilaa sharciga loo diiwan galinayo Hanbalyona u diray Shacabka Somaliland Munasabada Ciida

            London 05Oct14(SDN/QJ) Xoghaayaha kalumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Xisbiga Ucid Mudane Cabdilaahi Cumar Xuseen Shaqale oo qoraal soo gaarsiyey Warbaahinta u qornaa sida tan; Waxaan Hanbalyo u dirayaa Munasabada Ciidal Adxa  Shacabka  reer Somliland meelkasta oo ay ka jogaan dunida . inta ka dib  waxaan racinaya digniin aan dawlada somaliland uga digaayo keenista ciidamada la samaynayo ee…

            Read More

              Hargeysa Club Oo Loo Qorsheeyey in Shuraako uu Ku Jiro Boqor Buurmadow Iyo Wasiir Xirsi la wareegaan, lagana dhigo hutel cusub

              Hargaysa 05Oct14(SDN/QJ) ilo ku dhadhow  shabakada qurbejoog ayaa waxa u xaqiyeen in boqor  Buurmadow iyo Muwaadin Somailand oo lagu magacabo Jamal M Xasan oo u shaqeeya shirkad Maraykan ah oo cuntada u qaabilsan ciidamada jooga imika Afghanstan  in lagu wareejiyey Huteelka Hargeysa Club Oo Loo Qorsheeyey in  uu Shuraako uu Ku Jiro Boqor Buurmadow Iyo…

              Read More

                Magaalada Gaalkacyo ee si wayn looga ciiday (Sawiro)

                Gaalkacyo Oct 04,2014(SDN/QJ)-Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa saakay laga dareemayay jawi aad u dagan kaasi oo Bulsha waynta kunool Magaaladu ay ku gudanayeen Munaasabada wayn ee Ciidul Adxaa. Masaajida waaweyn ee Magaalada ayaa waxaa lagu Maqlayay Takbiirta tan arooryadii hore , waxaana kamid ahaa Masaajidda Ciida lagu tukanayay Masjidka weyn ee Ramadaan…

                Read More

                Saaxiibayaal Ciid Mubaarak Iyo Dhacdooyinka Kubadda Cagta oo Wali Halkii Inooga Cocda Bal ila (DAAWADA) Tabiyaalka Hadaaqa.(By Jaahuur)

                qurbejoog.com-04-Oct-2014(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxay ku soo qaadadeynaa dhacdooyinkii kubadda cagta aaynu ku soo jirney toddobaayadii aynu soo dhaafney,maantana waxaaynu ku soo afjareynaa si aaynu ugu naqono barnaamijyadeenii hore ee aaynu kaga faalooyin jirney ciyaaraha wariyaasha soo tabiya cododka caanka ah ee lagu yaqaano. jjaahuur@qurbejoog.com

                Read More

                  Xamar amase Muqdisho Sidee Maanta Looga Ciiday Halkan Ka Daawo

                  Muqdisho 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Caasimada Dalka Somalia ee Muqdisho Waa Magaalo ay Warbaahintu si Weyn uga hadasho gaar ahaan Xiliyada Dagaaladu ka Jiraan kuwaas oo weli aan ka dhamaan . Shacabka Muqdisho ku dhaqani Waxay inoo Sheegayaan  in uu dhamaanayo waqtigii dagaalka iyo gacan-ka-hadalka, isla markaana uu dalku u jiheystay waddada horumarka, deggenaashaha, caddaaladda iyo nabadgelyada,…

                  Read More

                    Kooxda Daacish oo Dhegta Dhiiga u daray Alan Henning oo ahaa Samafale Gacantooda ku Jiray fariina u diray reer Galbeedka DAAWO

                    Baghdad 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Ururka argagixisada ee ISIS ayaa sheegay inay dileen Alan Henning oo ahaa la hayste u dhashey dalka Britain. Kooxda ayaa gelinkii dambe ee Jimcihii Shalay soo bandhigtey video muujinaya iyagoo gowracaya Mr Henning. Cajaladda ayaa u qaab ekayd sidii kuwii hore ee ay kooxda ku sheegatey inay ku gowraceen saddex qof…

                    Read More

                      ”Ciidanka Puntland meelkasta oo ay joogaan waxaan ku bogaadinaya Guulihii wanaagsanaa ee ay ka soo hoyeen la dagaalanka Burcad diimeedka” Madaxweynaha Punt land+SAWIRO

                      Garowe 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada dowladda Puntland gaar ahaan Garoonka Kubadda Cagta kula tukaday Salaadii Ciidul Adxaa Kumanaan Dadweyne ah .   Tukashada Salaada Ciida ayaa waxaa sidookale Goob joog ahaa Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ,Wasiiro ,…

                      Read More

                        Muqdisho Sidii looga Ciiday Khudbadihii Hogaanka Dawlada Federaalka Somalia Halkan ka DAAWO

                        Muqdisho 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ahna kusimaha Madaxweynaha Dalka mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, R.wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa maanta salaaddii ciidda kula tukaday masjidka Isbaheysiga Islaamka Kumanan Dadweyne ah oo isaga kala yimid Degmoyinka kala duwan ee Gobolka Benaadir….

                        Read More

                          Qaabkii Maanta Looga Ciiday Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Halkan Ka DAAWO

                          Laascaanood 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa saaka si wayn looga Ciidey iyadoo dadka magaalada ku tukadeen Badankooda  Musalaha weyn ee magaalada  Laascaanood .   Salaada Waxaa la Tukadey 8:10 am , Waxaa Culimada Magaalada Laascaanood ay Xasuusi yeen Shacab waynah ku nool Laascaanood Alle ka cabsiga iyo in ay saxaan…

                          Read More

                            Halkan Ka Daawo:Marwada Madaxwaynaha Somaliland Aamina Maxamud Jirde Ayaa Saaka Muaansibada Ciidal Odxada Kala Qayb Qashay Xarunta Agoomaha Hargeisa

                            Hargeisa 4/oc/2014(SDN/QJ)marwada madaxwaynaha somaliland  aamina maxamud  jirde  ayaa saaka muaansibada ciidal odxada  kala qayb gashay  xarunta agoomaha hargeisa iyadoo caruurta ugu  hanbalyeysay  musaibada ciida adcada in  ilaahay snadkaa snadkisa bashbash iyo barwaaqo  ku gaadhsiyo  sido  kalena u mahad  naqday cid  allaala  ciddi  ka qayb qaadtay  ciidkoda Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanewss.com

                            Read More

                              Khudbadihii Madaxweyne Siilaanyo Ku Xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu ka Jeediyeen Tukashada Salaada Ciidul Adxa DAAWO

                              Hargaysa 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Boqolaal ka Mid aha Shacabka Caasimada Hargaysa ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Waxa uu Saaka Kula Oogay Tukashada Salaada Ciidal Adxa Masjid Jaamaca Caasimada Hargaysa . Madaxweynaha Waxaa Wehelinayay Xubno door ah oo ka Tirsan Golaha Wasiirada,Taliyeyaasha Ciidamada iyo Madax kale Dhinaca Kale Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada…

                              Read More

                                Qaabkii Saaka looga Ciiday Magaalo Xeebeedka Berbera Halkan ka DAAWO

                                Berbera 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta Guud ahaan Caalamka Islaamka oo ay Somaliland ku Jirto looga Dabaal Degay Munaasibada Ciidul Adxa Madax Sare oo ka Tirsan Golayaasha Qaranka ayaa Bulshada ku dhaqan Magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil waxay Saaka kula Tukadeen Barxad Weyn oo ku taala Magaalada Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=u_Ei77Q8Z9w&feature=youtu.be

                                Read More