Ciidanka RRUda Oo Hal Qof Ku Toogtay Magaalada Gabilay Iyo Dawlado Ka Cabsi Qabta Inay Mar Labaad Rabshado Ka Dhacan Oo Una Dirtay Wasir Waran Cade Iyo Taliyaha Ciidanka C/laahi Fadal
Hargeisa 22/9/2014 (SDN/QJ)Ciidamada RRU Ayaa Magaalada Gabiley Ku Toogtay Nin Dhaliyaro Ah Oo Lagu Magacaabo Marxuum Mukhtaar Xasan Bare . Marxuumka Ayaa Ahaa Maxbuus Ku Xidhnaa Jeelka Gabiley Islamarkaana Loo Haystay Danbi Fudud Kaasi Oo Maxkamada Dhexdeeda Ay Isku Afdhafeen Mid Kamida Ciidama Rruda Oo Ilaalinayay Maxkamada Kadibna Uu Si Badheedha Ugu Dhuftay Xabbad Halkaana…
