Hogaanka Solja ee Is Khilaafsanaa oo Dhinac isaga Riixay eedaymo ay u Soo Jeediyeen Gudidii Dhexdhexaadinta ee Is Xilqaamay {DHAGAYSO}
Hargaysa 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Hogaanka ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa si adag u difaacay sharciyada ururkaas iyo xeer hoosaadkiisa oo ay gudidii qabanqaabada ee loo saaray shirweynaha shanaad ee ururku ay u ku kala qaybsameen nidaamka loo marayo soo xulista ergooyinka ka qeyb galaysa shirweynaha. shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen xarunta ururka…
