Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagu soo dhaweynayey R/wasaaraha DFS Mudane C/weli shiikh axmed iyo waftigii uu hogaamina ayaa waxa ay ka dhacadey bartamaha magalada london ee dalka ingariiska.

    London20Sep14(SDN?QJ) Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagu soo dhaweynayey R/wasaaraha DFS Mudane C/weli shiikh axmed iyo waftigii uu hogaamina ayaa waxa ay ka dhacadey bartamaha magalada london ee dalka ingariiska, xafladan oo qurbejoog ay goob joog ka ahayd Waxaa xafladan ka hadlay dad aad u kooban  waxa lagu soo dhaweyey wasiirka warfaafinta…

    Read More

      Hooyooyin Somaliyeed oo laga qatay Caruurtoodii xafado ka mida London waa maxay sababtu daawasho wacan

      London20Sep14(SDN/QJ)waxa mudo yinkan soo kordhayey caruurta somaliyeed ee laga qaato xafadaaha qaar ka mida ka dib markii ay bateen khilaafka xaga qoysaska siiba dhaqalaha waxa dhawaan ka dhacday xafado ka mida in waliidiinta laga qatay caruurtooda iyada oo sababo kala duwan loo qato halkan ka dawo warbixin ka koban sababta looga qatay hooyo somaliyeed shan…

      Read More

        DAAWO:Reer Gebiley oo ka Gadoodey dilkii Saraakiisha Ciidamada Qaranka loogu geystay degaanka Qurulugud

        Gabiley Sept 18,2014(SDN/QJ)-Dadweynaha reer Gebiley ayaa isu soo baxyo ay kaga soo horjeedaan dil dhawaan degaanka Qurilugud loogu geystay saraakiil ka mida ciidamada Qaranka Somaliland ka dhigay xaafadaha magaaladaasi. Ciidamada Booliska ee Gebiley ayaa raasaas ay ku kala eryayeen dadka cabanaya waxa ay sababtay khasaare baxaad leh sida ay ku soo waramayaan suxuufiyiinta madaxa banana.

        Read More

        Saaxiibayaal Wali waxaynu Ku Jirnaa Xushmadaha Loo Hayo Ciyaatooyda Aduunka Caanka Ku Ah(Ronaldinho DAAWO) By Jaahuur.

        Qurbejoog.com-19-Sep-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qubanaheena ciyaarha wali waxaynu ku jirnaa ciyaartooyda caanka ah kubadda cagta aduunka ixtiraamka aay u hayaan teegeerayaashooda iyo bahweynta ciyaaraha jacel. waxa kale oo inoo soo socda dhacdooyinka iskugu jira inta ciyaarta lagu jiro wax yaabaha qabsada garsoorayaasha,ciyaartooyda oo aynan ka madhneyn qosol fara badan. jjaahuur@qurbejoog.com.

        Read More

          Ismaandhaaf ka Taagan Soo Xulista Komiishanka Cusub ee Doorashooyinka,Madaxweyne Siilaanyo oo Dib u Wada Celiyay Xubnihii loo Soo Gudbiyay iyo Gudoomiye Saleebaan Gaal oo ka hor Yimid

          Hargaysa 18.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md.Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan-Gaal), ayaa maanta laba xunnood oo ka mid ahaa Komiishankii hore doorashooyinka ee dhawaan Madaxweynaha Somaliland kala diray, mar kale u soo xulay inay ka mid noqdaan Komiishanka cusub ee hadda la samayn doono, iyadoo uu si rasmiya Madaxweyne Axmed-Siilaanyo ugu gudbiyey Magacyada labadaas…

          Read More

            Kulankii Madaxweyne Siilaanyo ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha iyo Badheedhihii Mustafe Sacad oo Dalbaday in Isfahamkii Xisbiyada la soo Celiyo DAAWO

            Hargaysa 18.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay Ururada Bulshada Rayidka ah, waxa uu kula dardaarmay sidii Bulshada loo fahansiin lahaa dardar galinta iyo hirgalinta Qaadashada Kaadhka Dhalashada. Madaxweyne Siilaanyo ayaan soo hadal qaadin qaadacaada Mucaaradka iyo muranka ku salaysan Diwaangalinta Madaniga ah ee u dhexeeya Mucaaradka iyo…

            Read More

              The bid from the government of implementing and finishing Somali-land civil registration within in 90 days based on brainchild fiction or comedy‏

              Brainchild is in initiative of inventing which is considered to be a particular person’s creation wish which is impossible to accomplish. Is it likely to carry out our voter’s registration by the end of December, which is to nearly 90 days to pass? In reality, this is far from any reasonable human judgment as that…

              Read More

                Madaxwweyne Siilaanyo oo Kulan Balaadhan Madaxtooyada kula qaatay Ururada Bulshada iyo Bah’da Waxbarashada kalana hadlay Diiwaangelinta Madaniga ah ee Khilaafku ka taagan yahay {DHAGAYSO/SAWIRO}

                Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Shirar kala Duwan la yeeshay Ururada Bulshada (civil society)  iyo Bahda Waxbarashada. shirarkaasi kala duwan oo maanta ka socday qasriga madaxtooyada gaar ahaan Hoolka weyne ee galaha wasiirada waxa ujeedadiisu ahayd sidii laysuna meel dhigi lahaa waxna looga ogaan lahaa qaabka Diwaangelintu…

                Read More

                  Madaxweyne Ku Xigeenka oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay kana Hadlay Natiijadii Shir uu kaga qayb galay Imaaraadka {DHAGAYSO/SAWIRO}

                  Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cismaaciil (Saylici) oo maanta dalka ku soo laabtay ka dib muddo 9 maalmood ah oo uu safar shaqo ku joogay Dubai, isaga oo ka qaybgalay shir caalami ah oo lagaga hadlaayey Maalgashiga. Madaxweyne ku xigeenka oo ay safarkaasi ku wehelinayeen Wasiiru-dawlaha Maaliyada iyo marwada Madaxweyne…

                  Read More

                    Madaxtooyada Dhexdeeda oo uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Xukuumada ugu Hanjabay DAAWO

                    Hargaysa 17.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga UCID  Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay diwaangalinta iyo sida aanay suurtagalka u ahayn inay qabsoonto . Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraaabe  waxa uu sheegay inuu ka mucaarid ahaan wakhtiga ka dhamaaday dulqaadkii wixii ka dhacana ay masuul ka tahay xukuumada uu hogaamiyo Axmed Siilaanyo waa…

                    Read More

                      “Anaga Labadii Sanno ee Korodhsiimada ahayd ayaa na Galaaftay Waxaan Leeyahay Madaxweyne Siilaanyo Ha Lagu Kala Guuree Doorashada Qabo,Dhegahana ka Furayso Beesha Dhexe” Axmed Yuusuf Yaasiin DAAWO

                      Hargaysa 17.Sep 2014  (SDN/QJ)-Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland, Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay marxaladdan adag ee dalku marayo, waxaanu talooyin u soo jeediyay, xukuumadda, Axsaabta iyo shacabka reer Somaliland. Madaxweyne ku Xigeenkii Hore ee Somaliland Waxa uu Cadeeyay Sababta u weyn ee uu Xisbigoodii ku Guul daraystay inay ahayd Labadii Sanadood ee…

                      Read More

                        Doc-faruur​ka Dastuurka Qaranka iyo Dabo-jiidk​a Xeerarka Diiwaangel​inta oo Xukuumadii ka yeeshay Milan iyo Maydhanaan Qunyar socod ah

                        Heedheh Ma maqli jirteen Maanta Meel  inoo fayoobi ma jirto”  Mar hadii ay xeerarkii iyo xeegaanadii ay xukuumadii ka dhigatey shaadh ay kolba isu tosho oo ay is leekeysiiso, Miyaa nala aragteen Xukuumadii Maganta iyo Miciinka la moodaayey oo hada ku caan baxdey Xeer maroor, xeer-xaglis, Xeer bur-bur, xeer dhoob-dhoob, Xeer xeeladeyn, Xeer Xawawar, Xeer…

                        Read More