XAGLATOOSIYE: Xiddigii Xeeladda Ku Xakameeyay Xanuunkii Tartankii Shirkii 5-aad KULMIYE

    Hargeysa,19Nov,2015(QJ/SDN)-Shirkii Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ee lagu qabtay Hargeysa 1o-kii Bishan November 2015 ee ka qabsoomay  Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa waxa uu dibada u soo saaray burhaanta siyaasadeed ee Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) oo noqday qofka ugu saamaynta badan ray’ul caamka bulshadda. Murrashax Saleebaan Xagla-toosiye oo ah nin dhalinyarro…

    Read More

      “Xukuumadda waxaan leeyahay Ina Biixi iyo Saylici malaha Lacagta aad taageerada ugu raadinaysaan ee tudha Lacagta Qaranka haddii la waayey Hanti-dhowre..” Dheeg

      Hargeysa19Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka ah Mudanayaasha Golaha Guurtida, ayaa ka xumaaday dhaqaalaha Xukuumaddu ku bixinayso taageerada Madax-dhaqameedka, Odayaasha, Haweenka iyo dhallinyarada Gobollada Dalku maalmihii u dambeeyay sheegayeen inay la garab taagan yihiin Musharraxiinta Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenka ee Xisbul-Xaakimka KULMIYE. XildhibaanXildhibaan Dheeg oo ka tacajabay Waxgaradka, Haweenka iyo dhallinyarada Gobollada qaarkood ee…

      Read More

        “Cadow Somaliland ahi marnaba ma joogayo Ethiopia ama hub ha wato ama yaanu wadane,nimanka Al-qushaash la yidhaahdo Waa in Dalka laga Sifeeyo” Madaxweyne Cabdi M.Cumar Iley

        Wajaale,19Nov,2015(QJ/SDN)-Cabdi Maxamuud Cumar, madaxweynaha dawlad degaanka Soomaalida Ethiopia ayaa ka hadlay aragtidiisa xidhiidhka Somaliland iyo maamulkiisa ka dhexeeya, wuxuuna Soomaalida guud ahaan ku booriyay in Al-shabaab meel looga soo wada jeesto, isagoo ku dooday in madarasadaha afkaarta Al-shabaab dhigana laga tirtiro geeska Africa. Ugu horayn isaga oo ka hadlaya xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia waxa uu…

        Read More

          DHAGAYSO: Taariiikh Nololeedkii Faynuuskii Saxaafadda Marxuum Wariye Axmed Xassan Cawke, Oo Uu Diyaariyey Khaalid Foodhaadhi

          Hargeysa,18Nov,2015(QJ/SDN)- Alle Naxariistii Janno Haka Waraabiyee Axmed Xassan Cawke Oo Lagu Tilmaami Karo Iftiinkii ama Faynuuskii Saxaafadda Soomaaliyeed, ayaa maalinkii Shalay ku geeriyooday Magaalada Jig-jiga, iyadoona lagu aasay magaaalada Tog-wajaale, Haddaba dhagaysayaashayada waxaanu Halkan ugu soo gudbinaynaa Barnaamij Gaar ah oo aanu ka diyaarinay Taariikhdii Guunka ahayd iyo Geeridii Marxuum Wariye Axmed Xassan Cawke, waxaana…

          Read More

            Wasiir Cali Warancade iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Kulan la Yeeshay Laamaha Dawlada ee Gobolka Sanaag iyo Arrimaha lagaga wada hadlay DAAWO

            Ceerigaabo 18.Nov 2015 (SDN/QJ):- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo  Hawlaha Shaqo u Jooga Magaalada Ceerigaabo ayaa waxay Maanta Kulan kula qaateen dhamaanba Madaxda Laamaha Dawlada ee Gobolkaasi Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Ujeedadda Kulankan ayaa la Xidhiidhay Sidii ay Weftigu Xog uga heli lahaayeen habsami u Socodka Hawlgalada Shaqo ee…

            Read More

              Afo Mise Addoon?!! = W/Q: Khaalid Maxamed Cabdi

              Eebbaa mahad leh, nabibaa ammaan leh NNKH, guurbaa naaganshiiyo leh, nololbaa wadaag leh, oori baa sharaf leh, say baa ixtiraam leh, ubadbaa daadahayn leh, dulqaadbaa milgo leh, is fahanbaa samaan leh, arrinbaa talo leh, aqbalbaa gudoon leh. Intaa ka dib. Qormadan waxa aan si kooban ugu eegi doonnaa guurka micnihiisa guud iyo arragtida aynu ka…

              Read More

                Dareenka Tiiraanyada Leh ee Geeridii Weriyihii Ruug Cadaaga ahaa ee Axmed Xasan Cawke AHN Iyo Tilmaamo baadi sooc u ah Curintiisa Suxufinimo DAAWO

                Hargaysa 18.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waxaa Bah’da Warbaahinta ku hadasha Luuqada Soomaaliga ka baxay Tiir ka Mid ah Rukunada ay ku taagan Tahay Saxaafadu,Wuxuu ahaa Foolaadkii Warbaahinta ku soo Biiray Horaantii Todobaatanaadkii,Wuxuu ahaa Weriye Ruug cadaa ah oo Wax badan ku soo Kordhiyey Mihnada uu ku shaqaynayay Ku sinaan Mudo 43 Sanno ah oo Cimrigiisa ka…

                Read More

                  Maanso Baroor Diiq ah oo Loo Tiriyey Marxuun Axmed Xasan Cawke,Taariikhda Geli W/c : Cabdicasiis Ibraahin Ciise (Daacad)

                  Tixdan waxaan ugu baroordiiqayaa, inuu Eebbe naxariistii janno ka waraabiyo, marxuumkii, saxafigii, bashaashkii iyo geesigii cod karka ahaa ee Axmed Xasan Sh Suufi Cilmi (Cawke) oo 17kii Noofember ku geeriyooday magaalo madaxda kilalka shanaad ee ismaamul deegaaneedka soomaalida Itoobiya. In kastoo ay kediso ahayd, yeelkee intaa Ilaahay aqbalkeeda qabriga hawgu geeyo ayaan uga gaadhsiiyey. Waa…

                  Read More

                    Aaskii Qaran ee Lagu Sagootiyey Ruug Cadaagii Saxaafadda Marxuun Axmed Xasan Cawke DAAWO

                    Hargeysa 17 Nov 2015 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya,Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda, Iyo Madax ka Socotay Golayaasha qaranka, Qaybaha Warbaahinta Somaliland ayaa Maanta ka qayb galay Aas qaran oo Loogu sameeyay Magaalada Tog Wajaale Suxufigii Ruug Cadaaga ahaa ee Axmed Xasan Cawke oo ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga ee Dalka Itoobiya. Aaska alle…

                    Read More

                      “43 Sanno oo uu Ku Jiray Warbaahinta Soomaalida Iyo Saamayntii uu Ku Yeeshay Saaxada Warfidiyeenka” Marxuun Axmed Xasan Cawke oo Galabta Lagu Aasay Magaalada Togwajaale

                      Wajaale  17 Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland,Madax ka Socotay Golayaasha qaranka, Qaybaha Warbaahinta Somaliland ayaa Galabta ka qayb galay Aas qaran oo Loogu sameeyay Magaalada Tog Wajaale Suxufigii Ruug Cadaaga ahaa ee Axmed Xasan Cawke oo ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga ee Dalka Itoobiya. Aaska alle ha u naxariistee Weriye Axmed  Xasan Cawke ayaa Kulmiyey…

                      Read More

                        Xisbiga Waddani Oo Maanta Hargeysa Kusoo Dhaweeyay Dr.Maxamed Cali, Isagoona Ku Dhawaaqay In Uu Yahay Murashaxa Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga Waddani SAWIRRO + MUUQAAL

                        Hargeysa,17Nov,2015(QJ/SDN)-Mas’uuliyiinta ugu sar sareysa xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta madaarka Hargeysa si ballaadhan oo kal iyo laab ah ugu soo dhaweeyey murashax aad u mug iyo miisaan culus oo u tartamaaya murashaxnimada madaxweyne xigeen ee xisbiga WADDANI. Waxaana soo dhaweyntiisii ka qeyb-qaatay hoggaanada, guddida fulinta, garabbada haweenka iyo dhallinyarta iyo sida oo kale…

                        Read More

                          ‘’Weriye Cawke waxa uu ahaa Nin wax weyn soo qabtey, Taariikhda dalkana baal Dahab ah ka galey’’ Madaxweynaha Soomaaliya

                          Muqdisho,17Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday weriye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa hawlwadeennada kaalinta weyn ka soo qaatey guud ahaan saxaafadda Soomaalida gaar ahaanna tan Soomaaliya. “Innaa Lillaahi waa Inaa Ileyhi Raajicuun. Marxuum Cawke waxaa uu ka baxay ummada Soomaaliyeed…

                          Read More

                            Wasiiradii Is Casilay Iyo Siyaasiyiintii La Socday Oo Shirar U Socdaan, Madaxtooyada Oo Aan Dib Uga Daba Tegin Iyo Bulshada Oo Sugaysa Halka Ay Geediga Ku Furaan

                            Hargeysa,17Nov,2015(QJ/SDN)-Siddeed maalmood ayaa laga joogaa markii la qabtay shirkii golaha dhexe, waxaana siddeedaas maalmood madaxtooyada iyo xayndaabka xisbigaba ka sii maqan masuuliyiin iyo siyaasiyiin xisbiga iyo xukuumaddaba muddo dheer ka tirsanaa. Siyaasiyiintan oo isugu jira wasiiradii is casilay iyo xubno ka tirsan hoggaanka xisbiga iyo shirguddoonka golaha wakiilada, ayaa waxa ay ku bahoobeen magaca ah…

                            Read More

                              Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Wariye Cawke

                              Hargeysa,17Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa tacsi u diray ehelkii iyo qaraabadii iyo guud ahaan warbaahinta Somalida geerida ku timid Alle ha u naxariistee wariyihii caanka ahaa Axmed Xasan Cawke oo ku geeriyooday Dalka Itoobiya TACSI MADAXWEYNE  17/11/2015 IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu tacsi…

                              Read More

                                Baarqabkii Buuhoodle Dr Xaglo Toosiye oo Sheegay In aanu Weligii Iloobin doonin Xubnihii u Codeeyay Murashaxnimadiisa,Damaanadqaadna Bixiyey DAAWO

                                Hargeysa 17 Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ahaana Murashaxii Jagada Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Kulmiye lagaga Guulaystay Dr Saleebaan Ciise Axmed-Kaar “Xaglo toosiye” ayaa Hadhiimo dareen xambaarsanayd Wuxuu u Sameeyay 114kii Xubnood ee Golaha Dhexe ee Kulmiye ee Isaga u Codeeyay. Xafladan qado-sharafta  oo uu u sameeyey Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye)…

                                Read More

                                  “Anagu Intii aanu ku Maqnayn Halgankii SNM Waad Og Tihiin,Cidna Nooma Juuqin Dawlad Gar Maadato ah Ayaa Na Heshay, Laakiin Idinka Iyo Suldaan Wabarba Mid ayaa Idin seegtay..” Mujaahid C.raxmaan Tolwaa Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Somaliland DAAWO

                                  Hargeysa 17 Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku Xigeenkii hore ee Somaliland Mujaahid C.raxmaan Aw Cali Faarax oo ka qayb galay Kulan lagu soo dhawaynayay Raaci Kowaad ee Jab’had beeleedkii uu hogaaminayay Suldaan Wabar ayaa hoga Tusaaleeyay in Markii ay Talaabeen kana qayb galeen Halgankii SNM ay ku qaadatay Mudo Toban sanno ah inay ka midho…

                                  Read More