Halkan ka daawo hees Cusub oo loo sameyey Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi heesta oo uu soo saray Abwaanka Qarniga Siciid Ilko Jiir daawasho wacan

    London14Nov15(QJ/SD) Halkan ka daawo hees Cusub oo loo sameyey Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi heesta oo uu soo saray Abwaanka Qarniga Siciid Ilko Jiir daawasho wacan heesta oo soo saristeeda ay iska kashadeen Abwaan Siciid iyo Shabakada qubre joog xaafiiska London  

    Read More

      “Aniga waxay iila muuqataa Inay Madaxweynaha Taladu Seegtay Waayo Dadka Tartamaya ee Xisbiga ku Jirana inuu Dhex u Noqdo ayay ahayd” Prof Axmed Ismaaciil Samatar DAAWO

      Hargaysa 14.Nov 2015 (SDN/QJ):- Prof Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa sheegay inay Madaxweyne Siilaanyo seegtay inuu murashixiintii KULMIYE  ku tartamaysay siiyo saaxad ay ku kala baxaan golaha dhexe ee KULMIYE. Prof Samatar, oo waraysi siiyay Star TV, wuxuu sheegay in wasiiradii is casilay ay Madaxweyne Siilaanyo ka dalbadeen inaanu murashixiinta kala taageerin. “Aniga waxay iila muuqataa…

      Read More

        Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Dhagax-dhigay Dhismaha Wasaarada Biyaha DAAWO

        Hargaysa 14.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici gudomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, iyo agaasimaha Guud ee wasaaradda Biyaha Dr C/risaaq Jaamac iyo weliba mulkilaha shirkadda ALBARAKA  CONSTRUCTION COMPANY, Eng Cali Cumar ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay dhismaha cusub ee loo binaynayo Wasaarada Biyaha Somaliland. Munaasibada dhagax dhiga oo ka…

        Read More

          “Majeerteen Intuu Umaddii Xasuuqay Ayay Haddana Waa Wareey Yaa Daaroodaay Yidhaahdeen, Markaasuu Daarood..” Cali Khaliif Galaydh

          Balli-cad,14Nov,2015(QJ/SDN)-Cali Khaliif Galaydh, oo ka soo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag bari, ayaa quus ka muujiyay qaddiyad dhawaan reer Puntland qalqaalinayeen oo ku saabsan in bulshada haybta guud la isku yidhaahdo Daarood la isku keeno. Waxa uu sheegay inaanay Bulshada Majeerteen isku hallayn karrin kadib markii ay ku baaqeen gogol nabadeed oo dhex marta bulshada…

          Read More

            Musharax Jamaal Cali Xusseen Oo Hortagay Ardayda Jaamacadaha, Kana Jawaabay Su’aalo Fara Badan DAAWO

            Hargeysa,14Nov,2015(QJ/SDN)-Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xusseen, ayaa hortagay oo ay su’aalo waydiiyeen ardayda jaamacadaha, arrintan oo naadir ku ah guud ahaan geeska Afrika. Golaha Jamaal kula kulmay aqoonyahanka dalka waxa goleeyey telefishanka caalamiga ah ee Horn Cable TV oo indhawaale qabanayey doodo iyo su’aalo uu isku soo horfadhiinayey siyaasiyiinta iyo shacabkooda. Haddaba, Halkan…

            Read More

              Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “SIDEE DHIBAATADA LOOGA BIXI KARAA?”, Waxaana innoo soo Jeedin doona Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.

              Hargeysa,13Nov,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb. dhammaan walaalaha Muslimiinta ah, waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadiradda uu Cinwaankeedu yahay ‘’SIDEE DHIBAATADA LOOGA BIXI KARAA?, Waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, xafidahullaah.  Haddaba, Halkan Hoose Ka Daawo Muxaadiraddaasi Oo Dhameystiran: QJ/SDN: Hargeysa

              Read More

                “Haddii la leeyahay Somaliland Samaroon iyo Isaaq ayay U Xidhan tahay Khalad Weyn Ayaa Halkaas Ku JIra..” Prof Axmed Ismaaciil Samatar.

                Mineapolis,13Nov,2015(QJ/SDN)- Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah Siyaasiyiinta Reer Somaliland ee Qurbaha ku nool, ayaa ka Hadlay Sida uu u arko Doorashadii dhawaan Xisbiga Kulmiye kusoo xuleen Musharrixiinta Jagooyinka Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa ee Xisbigaas iyo Waliba Khilaafka keenay inay Xubno muhiim ahaa wali dibadda ku maqan yihiin. “Aniga Mabda’aygu Wuxuu Yahay Laba Su’aalood Oo…

                Read More

                  Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka Iyo Shabakada Qurbejoog DHAGAYSO

                  Hargaysa 13.Nov 2015 (SDN/QJ):- Ku soo Dhawaada Dhagaystayaal Barnaamijkii Dhacdooyinka Todobaadka oo aanu ku soo qaadno amuuraha ugu waaweyn ee Todobaadkii Dhamaaday ka dhacay Guud ahaan Dhul yowga ay degaan Bulshada Somaalidu Waxaan Barnaamijkan isugu keen soo duba riday halkana inooga soo jeedinaya Weriye Khaalid Foodhaadhi ee Dhagaysi haboon. GUJI HALKANOO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKAN…

                  Read More

                    “Madaxweynaha oo Markii Hore Aanan Beenaale u aqoon hada Wax badan oo Been ah ayaan ku arkay,Markaa Ummada ha ka Raaligeliyo Beentaas” Mujaahid Cali Guray DAAWO

                    Hargaysa 13.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo baraha bulshadu ku Xidhiidho ku soo bandhiga Galdaloolooyinka Maamul ee Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye ayaa ka hadlay Maxsuulka Shirka Golaha dhexe ee Kulmiye laguna Cumaamaday Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbigaas. Hargaysa SDN/QJ…

                    Read More

                      ” Car Waa Ninka Calanka KULMIYE Xaafada Axmed Dhagax Keena,Muuse Biixina Markasta oo uu Hadlo Boqol Kun oo qof ayaa ka Go’a ” Mujaahid Ooto DAAWO.

                      Hargaysa 13.Nov 2015 (SDN/QJ):- Mujaahid Ooto biixi ayaa ka hadlay Shirkii lagu doortay Murashaxa Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbiga Kulmiye,Waxa uu si ba’an u Weeraray Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu sheegay in aanay Cadaalad u maamulin Shirka Kulmiye. Ooto Biixi Waxa uu sheegay in Gudoomiye Muuse Biixi daqiiqadii u…

                      Read More

                        “Biriijkii Weynaa ee Magaaladda Burco Wuxuu Qarka u Saaran Yahay inuu Dumo Iyo Qaylo Dhaanta Maamulka Togdheer DAAWO

                        Burco 13.Nov 2015 (SDN/QJ):-Maamulka Gobolka Togdher, kuwa Degmada Burco ayaa ka hadlay waxyeelo ay daadadku gaadhsiiyeen biriishka weyn ee magaalada burco kaas oo qarka u saaran in uu dumo . Biriijkan oo Xudun u ah Isu Socodka dadka iyo Gaadiidka Isla markaana ah ka dhalay Magaca Gobolkaas ee Togdheer ayaa haatan u Muuqda inuu Tiirar…

                        Read More

                          Xaalada Magaalada Ceerigaabo oo Degen iyo Maamulka Gobolka Sanaag oo ka hadlay Shaqaaqadii Salaasadii DAAWO

                          Ceerigaabo 13.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Sanaag oo uu Weheliyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolkaasi ayaa Shir Jaraa’id oo ay qabteen Waxay kaga warbixiyeen Xaalada Nabadgalyo ee Magaalada Ceerigaabo oo Salaasadii ay ka dhaceen rabshado Sababay dhaawaca ilaa Toban qof oo rayid ah,Kadib markii ay isku dhaceen qaar ka mid ah Bulshada Magaaladaasi…

                          Read More

                            Cabdi-Good Maxaa ku kellifay Barnaamijka Isir-raaca Af-Soomaaliga? Waraysi Xiiso Badan DAAWO

                            London 13.Nov 2015 (SDN/QJ):- Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Cabdi-good) oo ah fallanqeeye Telefiishanka Kalsan ku leh Barnaamijka Isir-raaca Af-Soomaaliga oo lagu naqdiyo heesaha aan marin hab-raaca Suugaanta iyo Shuruucda Allifiddooda, ayaa markii u horeysay laga Wareystay waxa ku dhaliyey inuu sameeyo Barnaamijkaas oo caan ka noqday Soomaalida dhexdeeda. Mr. Cabdi-Good oo ay Wareysatay Wariye Raxma Maxamed Jaamac…

                            Read More

                              Wasiirkii Hore ee Ganacsiga oo Sheegay In Guul Joogo Mar hadii Lala Qaatay Go’aan uu Keligii Aaminsanaa,Kana Hadlay Dugsi ay ka soo wada Baxeen Madaxweyne Siilaanyo Iyo Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

                              Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Ganacsiga Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Sheegay inuu ku faraxsan yahay in Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxweyne Siilaanyaba ay maanta la qaateen Fikir uu Markii hore keli ku ahaa kaas oo ah Cida badalaysa Madaxweynaha Marka la Gaadho doorashooyinka oo uu sheegay inuu aaminsanaa in Muuse Biixi yahay Shakhsiga…

                              Read More

                                Qof Qaran Noqo W/Q: Sakariye Cabdixaliim

                                Dadka dunidan ku nool,waa laba nuuc: 1: Qof noloshiisa iyo jiritaankiisa asiga kaliya ayay faa’iido ugu jirtaa. 2: Qofna noloshiisa iyo jiritaankiisa waxay faaiido ugu jirta, asiga naftiisa iyo Qarankiisa. Tusaale: Qofka koowaad, ee noloshiisa iyo jiritaankiisa ay asiga kaliya wax tar u leedahay, waa midka naftiisa kaliya wax tara, inta uu dunida ku noolaana…

                                Read More

                                  Madaxweyne Siilaanyo Muxuu ka yidhi Go’aanka Xaglo-toosiye oo uu Saylici Uga Codeeyey Shirkii KULMIYE DAAWO

                                  Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay go’aankii uu qaatay Wasiirka Caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ka dib markii uu Hambalyeeyey Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeenka KULMIYE loo doortay, jagadaas oo uu kula tartamay Madaxweyne Ku-xigeenka Cabdiraxmaan-Saylici. Madaxweyne Siilaanyo, ayaan u Codayn Musharrax Xaglo-toosiye, balse u codeeyey Musharrax Saylici doorashada gacan-taagga…

                                  Read More

                                    Salaadiinta, siyaasiyiinta, iyo Hal doorka Beesha Arab oo Wax aan la qaadan Karin ku Tilmaamay Natiijadii Shirkii Kulmiye oo ay Ku Sifeeyeen Mid Xaaraan ah oo la Afduubay, naqdiyayna hadalkii muuse biixi DAAWO

                                    Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Salaadiinta, Cuqaasha, Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Beel weynta ARAB ayaa waxay xaaraan ku tilmaameen Afduubkii Shirkii shanaad ee Golaha dhexe Xisbiga KULMIYE, isla markaana waxay naqdiyeen hadal ka soo yeedhay Muuse Biixi Cabdi. Sidaa waxay ku sheegeen Shirjaraa’id oo ay ku qabteen Huteelka Ubaxle ee Magaalada Hargeysa, waxaanay bogaadiyeen Dr Saleebaan Ciise…

                                    Read More

                                      “Xaglo-toosiye Waa La Boobay, Raadkii Ay Somaliland Ka Soo Dagaalantay Ee Keli-Taliska Ayay Dib Ugu Noqotay,” Murashax Kijaandhe DAAWO

                                      Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, oo u ordayay musharaxnimada Madaxweynenimo ee xisbiga KULMIY, ayaa dhalliilay natiijada shirkii KULMIYE u qabsoomay. Waxa uu sheegay in Somaliland dib ugu noqotay dariiqii ay sideetamaadkii ka soo dagaalantay ee kalitalisnimada ahaa, isagoo arrintaasi daliil uga dhigay in intii shirka KULMIYE socday Magaalada ciidamo lagu arbushay. Md….

                                      Read More