“Somaliland oo 24 Sanno ah aan la aqoonsany,Laakiin Hadiiba ay Timaado in January 2016….” Prof Galaydh oo ka Dhoofay Buuhoodle DAAWO

    “Arimahan Waqooyigana Kolay Wax Noo Muuqda oo loogu talo galay Midnimada Somalia inay ku wada Socdaan Ma Jirto”  Buuhoodle 17 Nov 2015 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh oo ay Wehelinayaan Saraakiil ka tirsan Maamulkiisa ayaa Shalay Galab ka dhoofay Madaarka Magaalada Buuhoodle iyagoo u sii Jeeda Magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi. Prof Galaydh…

    Read More

      Maxaynu Ka Baranay Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye? Warbixin Qore/ Xuseen Aadan Yuusuf (Xuseen Kurdi)

      Hargeysa 17 Nov 2015 (SDN/QJ):- 10-kii bisha November 2015 goor hore oo subaxnimo ah waxaa Hotel maansoor ee magaalada Hargaysa ka furmay shirkii shanaad ee golaha dhexe ee Kulmiye oo mudadii ugu horaysay ee loo cayimay aan ka dib dhicin, laakiin u muuqday mid hawl badani ka horaysay, ahaana dhacdadii ugu hadalhaynta badnayd sadexdii bilood ee…

      Read More

        Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Wefti Miisaan Leh oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Iyo Dariiqa ay ku maareeyaan Xaalada ka Taagan Magaaladaasi DAAWO

        Hargeysa 17 Nov 2015 (SDN/QJ):-  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade iyo Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Shalay Galabta Waxaa  si diiran loogu soo dhaweeyay Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Ujeedada Socdaalka Weftiga Wasiir Warancade ayaa Salka ku haysa Shaqaaqooyin Todobaadkii tegay ka dhacay Magaaladaas kuwaas oo keenay in dhowr qof ay ku…

        Read More

          “Annaga iyo Ayaga” Qormo Si Mugleh uga Warbixinaysa Xadgudubyada Murugada leh ee Xuquuqda Aadamaha Qalinkii Siyaasi Yuusuf Garaad

          Hargaysa 17.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waa qormo taariikh ah oo ku saabsan khibradiisa la xidhiidha xagga xadgudubyada murugada leh ee Xuquuqda Aadanaha ee uu raadkooda  ku soo arkay goobo uu Xiliyo kala duwan  booqday oo ah Afrika iyo Ameerika. Wuxuu ku Bilaabay “Waxyaabaha adduunka ka dhacayaa ma ahan madow iyo caddaan keliya. Ma ahan muslin iyo…

          Read More

            Raacii u horeeyay Jab’had beeleedkii Suldaan Wabar oo Maanta isu soo dhiibay Maamulka Gobolka Awdal DAAWO

            Boorama 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ay Weheliyaan Madax ka tirsan Golayaasha Qaranka ayaa ku qaabilay Deegaanka Degmo Laqas oo 35 Km Galbeed ka Xigta Magaalada Boorama isla markaana ah Xuduuda ay Wadaagaan Somaliland Iyo Itoobiya 70 Ka Mid ahaa Ciidan beeleed uu Gudaha itoobiya ku uruursaday Suldaanka Somaliland ka Falaagoobay ee Wabar….

            Read More

              Kooxdii Suldaan Wabar Oo Isasa Dhiibtay iyo Suldaan Wabar Oo Dalka Iskaga Baxay

              Boorma,16Nov,2015(QJ/SDN)-Maleeshiyada Suldaan Wabar taageerada u ahaa in ku dhaw sanad ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray ciidamada qaranka Somaliland, kadib markii munaasibad soo dhaweyn ah loogu qabtay degmada Abuqays oo ku taala xuduudka Ethiopia iyo Somaliland meel aan ka fogayn Boorama. Munaasibadda lagu soo dhaweeyay Maleeshiyada waxaa goob joog ka ahaa guddoomiyaha gobolka Awdal…

              Read More

                Guddoomiye Cirro Oo Ka Jawaabay Su’aallo Saxaafaddu La Boobtay DAAWO

                Hargeysa,16Nov,2015(QJ/SDN)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ahna guddoomiyaha Wakiillada, ayaa si kooban uga jawaabay su’aalo ku saabsan warar muddooyinkii u dambeeyay soo baxayay oo ku saabsan xisbiga Waddani, waxaanu qaarkood ku sheegay inaanay waxba ka jirin. Guddoomiye Cirro oo saxaafaddu waydiisay bal inay wada hadal yeesheen isbahaysiga doorasho doonka Kulmiye ee u badan wasiiraddii iscasilay…

                Read More

                  “Ciidamada Kenya Waa Ciidamo Akhlaaq Wanaagsan, Wax Dhibaato Ahna Uma Gaystaan Shacabka Ay La Joogaan..’’ Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland

                  Nairobi,16Nov,2015(QJ/SDN)-Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay darbiga dowladda Kenya ay ka dhisayso soohdinta xuduudka u dhexeeya labada Dal ee Soonaaliya iyo Kenya. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamed Lugodheere, ayaa sheegay in dowladda Kenya ay joojisay darbigii ay ka dhisaysay xuduuda labada dal, waxaana uu xusay in madaxweynaha maamulka Jubbaland uu arrintaasi kala hadlay…

                  Read More

                    LADAN, KU JECLIYAA! W/Q:Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf

                    Annagoo gacmaha is haysanna ayaan galnay. Kaabadaha dhulka hoos ugu daadega ayaan marba mid cagta dul dhignay. Kabaha ay xidhnayd Ladan oo cidhib yar lahaa ayaa kaabadaha huuteelka kolba mid qodh kaga siinayay. Dhawaaqa ka dhalanaya kabta Ladan ee ku dul dhacaysa kaabadda iyo  qabowga aan ka dareemayo gacanta aan ku hayo gacanteeda aad moodo…

                    Read More

                      Maxay ku Heshiiyeen Murashax Jamaal Cali Xuseen iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe,Halkan kaga bogo Heshiiskaas DAAWO

                      Hargaysa 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waxaa la saadaalinayaa in Khilaafkii Xisbiga Kulmiye uu bar bilow u yahay Muran Siyaasadeed oo la soo dersa Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid. Waxaa Warbaahintu tebinaysaa in Murashixiinta Xisbiga Ucid ay Maxkamadda Sare u Gudbiyeen Dacwad ka dhan ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo ku saabsan aaminsanaanta mabaa’diida Xisbiga Ucid. Waxaa is…

                      Read More

                        “Inta Doorashadda Madaxtooyadu dib u dhacayso ee la barbar dhigay Doorashooyinka kale Waa Xaqiiq in Doorasho aanay dalka ka dhacayn” Madaxweyne Siilaanyo iyo Doorkiisii Mucaaridnimo Iyo Xaqiiqada uu Maanta Hortaala DAAWO

                        Hargaysa 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Haatan ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Xiligii uu ahaa Hogaamiyihii Xisbiga Mucaaridka ee Kulmiye ayaa Waxaa ka soo burqan jiray dhaliilo aan kala joogsi lahayn oo uu jeedin jiray Xukuumaddii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin. https://youtu.be/mHTGGsj-P_A

                        Read More

                          Isbahaysiga Musharraxiinta Kulmiye oo Yeeshay Kulan ay ku Darsayaan Halka Masiirkoodu Saldhigan Doono DAAWO

                          Hargaysa 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Musharraxiinta Isbahaystay ee Qaaddacay Shirkii Golaha dhexe ee KULMIYE, oo Sheegay sheegay inay sii wadayaan hawl-gallo ay ku Tilmaameen inay kaga soo horjeedaan Sharci-darro ay sheegeen inay ka jirto Xisbiga Kulmiye,Xubnaha Isbahaysiga oo ka Kooban Murashixiintii Kulmiye,Shirgudoonka Golaha Wakiiladda,Laba ka tirsan Hogaanka Sare ee Kulmiye,Xubnihii Golaha Wasiiradda ee Iscasilay ayaa Kulan…

                          Read More

                            Gorfayn kooban oo ku saabsan weerarkii Paris

                            Weeraro haybsan oo si xirfad sare leh loo soo abaabulay ayaa habeenkii Jimcaha ee Sabtidu soo galaysay (13 Nov) lagu qaaday caasimadda dalka Faransiiska. Hawlgalku wuxu ahaa mid siyaabo kala gaar ah isla hal mar u qaaday falal kala duwan oo isugu jiray is-qarxin, rasaasayn iyo af-duub. Wuxuu ahaa weerarkii ugu waynaa ee ilaa hadda…

                            Read More

                              Xog Culus: Shuraakada Qorshayaasha, Madaxtooyadda Jabuuti, Madaxtooyadda Somaliland, Wejiyada Tartanka Ucid

                              Jabuuti 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Iyadoo weli uu sii qoyan yahay khilaafkii garabyadda kulmiye, isbahaysiga la baxay dimoqraadiyiinta Kulmiyena ay sii waddaan xaarraantinimaynta maxsuulkii ka soo baxay shirkii Maansoor, balse ay xaqiiqdu tahay in halkaa lagu kala calaf qaaday, mid sii joogga iyo mid ka tagaba, ayaa haddana waxa durba isa soo taraya hadal hayn dulucdeedu tahay,in…

                              Read More

                                Cisbitaal Weyn oo Ingiriisku Ka Dhisayaan Somaliland Iyo Wefti Miisaan Leh oo Hargaysa soo Gaadhay DAAWO

                                Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Madaarka Cigaal ku soo dhaweeyay Wefti ka Yimid Dalka Ingiriiska Kuwaas oo Mashruuc dhinaca caafimaadka ah ka hirgalin doona Dalka. Weftigan oo Markii ay Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargaysa ka soo Degen Saxaafadda la hadlay ayaa Sheegay inay ku faraxsan Yihiin Imaatinkooda…

                                Read More

                                  MUUSE HOGAAMIYE AAN LAGA FILAYN SIDAN! W/Q: Maxamed Cabdillaahi Biixi

                                  Laga soo bilaabo 2002dii ilaa hadda oo aynu taaganahay 2015kii waxa aad halgan dheer usoo martay sidii aad maruun kursiga ugu sareeya Xisbiga Midnimda Iyo Horumarka​ somaliland aad u hanan lahayd kaasi oo ah musharaxnimada jagada madaxweynenimo ee xisbigaasi, guushani may ahayn mid aad dhayal kusoo gaadhay se waxay ahayd mid xanafteeda lahayd, duruufteeda wadatay,…

                                  Read More

                                    “Madaxweyne Siilaanyo Iskamuu Tanaasuline God bay Biyo ugu Galeen” Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani DAAWO

                                    Hargaysa 14.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Maanta ka Hadlay Hadal haynta ku Saabsan Tanaasulka Madaxweyne Siilaanyo oo uu ku Sheegay Mid ku Timid Culays badan oo la saaray Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Boobe Yuusuf Ducaale Wuxuu Sheegay in dad la soo Uruuriyey oo Weji ku Macaash…

                                    Read More

                                      Wasiirkii Hore ee Caddaalada oo soo Taxay Haddimooyinka Guul daro ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiye Muuse Biixi Ku Hogaamiyeen Kulmiye DAAWO

                                      Hargaysa 14.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caddaalada iyo Garsoorka Mudane Xuseen Axmed Caydiid oo Ka Mid ahaa Xubnihii Wasiiradda ahaa ee Iska Casilay Xukuumadda Somaliland oo Kulan Warbaahineed Maanta Ku qabtay Caasimadda dalka ee Hargaysa ayaa soo taxay dhacdooyinkii Guul darada ahaa ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiye Muuse Biixi ku Hogaamiyeen Qabsoomidda Shirkii…

                                      Read More