Radio Qubejoog: Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 29.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

    Read More

      R.W Abdiwali oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Muqdisho,Kana Warbixiyay Ujeedada Socdaalkiisii Equatorial Guinea {DHAGAYSO}

      Muqdisho 29.June 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, Kaddib markii ay ka qeyb galeen Shir-madaxeedkii 23-aad ee Midowga Afrika oo ka dhacay magaalada Malabo ee Equatorial Guinea, waxaana si diiran ugu soo dhaweeyay garoonka Muqdisho masuuliyiin ka tirsan…

      Read More

      Xulka Colombia Ayaa 2-0 Ku Naas Nuujiyey Uruguay Una soo Baxay (quarter Final-ka World Cup) By Jaahuur.

      Brazil-28-June-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu xagaa iyo caasimadda Brazil ee Rio de-janrio oo ciyaari ku dhexmartay xulka Colombia iyo Uruguay kana tirsaneyd koobka kubbadda cagta ee aduunka oo ahaa wareegii labaad ,labadan xul ayaa ka shubaya kii laga badiyo. Xulka Uruguay ayaa waxaa ka maqnaa xiddiga aay ku dhaantaan ee Suarez  oo Fifa ganaaxdey markii…

      Read More

        Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka Somaliland Ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa socdaal ugu Ambo-baxay caasimadda Wadanka Mexico ee qaaradda Latin America,

        london 28Jun14(SDN)Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka Somaliland Ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa socdaal ugu Ambo-baxay caasimadda Wadanka Mexico ee qaaradda Latin America, halkaas oo uu kaga qayb galayo Shirweynaha Axsaabta siyaasadda adduunka ee xubnaha ka ah Dallada Ay ku bahoobeen Xisbiyada Adduunku ee loo yaqaan The Socialist International (SI)…

        Read More

        Xulka Brazil Ayaa u soo Baxay (Quater Final-ka Markii Aay Chile u Musaafurisey Gurigoodii) By Jaahuur.

        Brazil-28-June-2014(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineynaa wareegii labaad ee kubadda cagta aduunka kana socda dalkaa barazil ayaa waxaa ku aftaxay Brazil oo gurigooda marti loogu yahay iyo Chile,xulkii laga badiyana daaqadda ayuu ka baxayaa . Bal haddaba dib aynu u jaleecno ciyaartii dhexmartey Brazil iyo Chile oo runtii ahayd ciyaar aad u adag…

        Read More

          Radio Qubejoog: Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

          Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

          Read More

            Madaxtooyada Somaliland oo ka Jawaabtay in Maamulka Madaxweyne Siilaanyo uu leeyahay Ra’isal Wasaare aan Muuqan {DHAGAYSO}

            Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Maanta Jawaab ka bixiyay Hadalo uu Warbaahinta Siiyay Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi. Dhuxul ayaa soo Qafay hadal Kaftan ah oo wakhti hore dhex maray isaga iyo Maxamed Xaashi Waxaanu u soo Jeediyay Eng in Waxa ay ka hayaan uu yahay qarankii dhibaatada badani ka…

            Read More

              Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka.Q.10ad

              Waxaynu maalin walba maqalaa dastuurka ayaa kala madax baneeyay saddexda waaxood ee kala ah: 1.Fulinta 2.Sharci-dejinta(Wakiilada & Guurtida) 3.Garsoorka Sidaa waxa caday-naya dastuurka qodobka 37aad,firqadiisa 2aad ee hoos ku xariiqan: QAAB-DHISMEEDKA QARANKA QODOBKA 37AAD AWOODDA IYO KARAAMADA QARANKA 2. Dhismaha Qaranku wuxuu ka kooban yahay saddex waaxood oo kala ah: Xeerdejinta, Fulinta iyo Garsoorka. Kala…

              Read More

                Muxuu Daaran yahay Heshiiska ay Ukraine la Saxeexatay Midowga Yurub

                Ukraine 28.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Ukraine Petro Poroshenko ayaa magaalada Brussels ku saxiixey heshiis muhiim ah oo dhinaca ganacsiga iyo dhaqaalaha la xiriira oo waddankiisu la galey Midowga Yurub, waxaana uu sheegay inuu goor dambe go’aan ka gaari doono inuu kordhiyo muddada xabbadjoojinta uu ku dhawaaqey toddobaadkii hore ee hawlgalada milateri ee ka dhanka ah…

                Read More

                  Waraysi Taariikhi ah Oday Siciid Maxamed Gees oo ka Hadlaya Sidii ay u Shiri Jireen Odayaasha Somaliland iyo Maamulkii Ingiriisku {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Oday Siciid Maxamed Gees oo dhalay Prof Maxamud Siciid Gees oo haatan ku Sugan Magaalada Hargaysa Xili uu ka Yimid dalka Maraykanka oo uu degan yahay ayaa Si Xeel dheer uga Waramay qaabkii u u dhici jiray Kulamada ay wada yeelanayeen Maamulkii Ingiriiska ee Haysan jiray dhulka Somaliland iyo Cuqaashii Somaliland….

                  Read More

                  Xulalka u soo Baxay Wareegga Labaad Iyo Sida Aay Isu Wajahayaan World Cup 2014 Brazil (By Jaahuur)

                  Brazil-28- June-2014-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaa iyo carigaa Brazil oo lagu kala qaxay wareegii kowaad iyo wareega labaad sida aay u wada ciyaari doonaan. Akhyaartay koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda dalka Brazil ayaa wareegii kowaad ee soo gabagaboobey ayaan la filaneyn iney shubaan wadamo ku caan ahaa kubadda cagta ee…

                  Read More

                    Somaliland:Abolish the Three-Party Political System

                    Lewis Center, Ohio—-The most important Somaliland presidential election will take place in less than a year. But other political parties or independent candidates will not be able to access the ballot because of Somaliland’s three- party monopoly system. However, according to Somaliland’s Constitution on Article 82, the person wishing to become Somaliland’s President must fulfill…

                    Read More

                      Radio Qubejoog: Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 27.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                      Read More

                        Hadhuubkii loo Culay Lixdankii Hungaa laga Qaaday Barnaamij Gaar ah oo Qurbejoog ka Diyaariyay Sababihii Fashiliyay is raacii Somaliland iyo Somalia Qaybtii 2aad {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 27.June 2014 (SDN) Hadii fanaanka Caanka ah ee Maxamed Axmed Kuluc ayaamihii Farxada Gobonimo iyo is raacii Somaliland iyo Somalia uu Hees ku lahaa  “Ma Gawdoo Candhadii Golaha Marisee Aan Maalno Hasheena Maandeeq”. Xaqiiqdii Waxay Sax ku ahaan lahayd “Ma Gawdoo Candhadii Golaha Marisee Gujaa Lagu Maalay Maandeeq” Somaliland waxay ahayd dalkii ugu horreeyey…

                        Read More

                          Hambalyo Meher Abwaan Weedhsame iyo Ooridiisa Hoodo

                          Dhamaanaba Warbaahinta Ka Hawlsha Somaliland Gaar Ahaana Casimada Hargeisa Waxaa Ay Habalyo Aan La Soo Koobi Kareen Hawda U Marinayaan  Meherka Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Iyo Hoodo Maxamuud Maxamed Oo Maanta Maherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargeisa Gaar Ahaan Hotel Maansoor  Waxaan Tahniyada Diraaya Dadka Kala Ah 1.       Axmed Xassan Cawke 2.       Cabdisalaan Ibraahim Hereri 3.      …

                          Read More