Muuse Biixi Oo Ka Muquurtay Munaasibaddii Xalay Madaxtooyadu Ugu Dabbaal-degaysay 26-ka June iyo Dareenada Ku Xeeran
Hargeysa:June,27,2014(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaan Habeenkii Xalay ka soo xadirin Munaasibad Madaxtooyadu ugu dabbaal-degayso 54-Guurada ka soo wareegtay Maalintii Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay Maxmiyaddii Ingiriiska. Munaasibaddan oo sanad walba si taxane ah loo qaban jirey, ayaa Xalay ahayd mid ka duwan kuwii hore la yaqaanay, waxana Madasha Buux-dhaafiyey Dad Madaxweynaha ay si…
