Dacar-Budhuq: Magacyada Qof ku Dhintay Shil Baabuur Iyo Laba Ku Dhaawacmay

    Dacar-Budhuq:06,June,2014(SDN/QJ)- Wararka ay shabakadda Wararka ee Qurbejoog.com ay helayso Degmadda Dacar-Budhuq ee Gobolka Saaxil,ayaa sheegaya in Maanta uu Duleedka Magaalada Ka dhacay Shil Baabuur oo dhimasho iyo Dhaawac keenay. Sida uu Shabakada Qurbejoog u Xaqiijiyay Agaasimaha Xog Ururinta ee Wasaarada Caafimaadka C.laahi Yuusuf C.laahi oo ku Sugnaa Degmada Laasgeel Waxaa Shilkan baabuur ku naf Waayay…

    Read More

      Musuq-maasuq hadheeyay Waaxda Garsoorka…Q.1aad

      Hore ayaan wax uga qoray dhibaatooyinka ku habsaday hay’adaha ku shaqada leh cadaalada.Waxa ka mid ahaa maqaal cinwaankiisu ahaa (Cadaaladii Xuud baa liqay).Maantana waxaan soo bandhigi doonaa taxane ku saabsan dhibaatooyinka ka dhex aloosan waaxda garsoorka kuna salaysan baadhitaan dheer oo aan ku sameeyay qaabka dacwadaha loo qaado iyo musuqa baahsan ee xaqii muwaadinku ku…

      Read More

        Jidka Isku Xidha Hargaysa iyo Balli Gubadle oo dhismihiisu socdo,Xukuumada oo 100 Kun oo Dollar ku Deeqday,Wasiirka Madaxtooyada oo ka Hadlay Iyo Sawiradii Madashii Maanta

        Hargaysa 05.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta Kormeer Hawleed ku tagay Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Gobolka Hawd iyo Caasimada Hargaysa,Isagoo Lacag Dhan Boqol Kun oo Dollar ku Wareejiyay Gudida Dhismaha Wadadaasi. Waxaa Madashaasi Hadal ka Soo Jeediyay Xubno ku hadlayay Afka Gudida…

        Read More

          Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

          Hargaysa 05.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

          Read More

            Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Qaabilay Wefti ka socda Imaaraadka Daawo

            Hargaysa 05.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka jsl mudane Cabdirxmaan Cbdilahi Ismaaciil[saylici ] ayaa maanta kulan la yeeshay wafti balaadhan oo ka socda dalka Imaaraadka caarabta  kuwaasoo booqasho dalka ku yimi. Weftigan oo ka soo degay Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International ayaa Warbixin ka dhagaystay Afar Wasaaradood oo ka mid ah Hay’adaha Dawlada. Hargaysa SDN/QJ…

            Read More

              “Kulmiye Waayo aragnimadii Soo Martay Ucid iyo Udub inuu Wax ka barto ayay ahayd” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 05 ,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Muacaardka ah ee Ucid,Eng: Faysal Cali Waraabe,ayaa Maanta Dalka Dib ugu soo laabtay Ka dib Safar dheer oo uu in Mudo ahba ugu Maqnaa Wadada Caalamka. Waxaana ku soo dhaweeyay Gagida Dayuuradaha ee Caalamiga ee Cigaal Madax sare oo ka tirsan Xisbigiisa iyo Madaxda Xisbiga Wadddani…

              Read More

                Xildhibaan Si Weyn U Canbaareeyay Warar Lagu Baahiyay Qaar Ka Tirsan Mareegaha Internet-ka,Saxaafadda Usoo Jeediyay Inay Dhawraan Anshaxa Suxufinimo {DHAGAYSO}

                Hargaysa 05 ,June,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiqaadi Jaamac Xaamud,oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland,ayaa Maanta mar uu Waraysi gaar ah ku siinayay Xafiiskiisa Magaaladda Hargaysa Shabkadda Wararka ee Qurbejoog.com,ayaa sheegay in qaar ka tirsan Mareegayaasha qaarkood lagu Qoray  Warar uu Been Abuur uu ku tilmaamay oo ka dhan ah isaga. Xildhibaan Xaamud,ayaa sheegay inuu sharciga la tiigsan…

                Read More

                  Waa maxay Macnaha Safiirka uu Obama u dirayo Somalia siduuse uga Shaqaynayaa {Warbixintan Dhagayso}

                  Washington 05.June 2014 (SDN/QJ)-  Madaxweyne Obama ayaa qorsheynayo in uu ku dhawaaqo safiirkii ugu horreeyay ee uu Mareykanka u diro waddanka Soomaaliya tan iyo markii dalkaasi uu ku hoobtay dagaal sokeeye muddo ka badan labaatan sano. Kaaliyaha xog-hayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha siyaasadda, Wendy Sherman, ayaa sheegtay in tallaabadaasi ay muujinayso xiriirka qotada dheer…

                  Read More

                    Madaxtooyada Oo Qiimihii Ugu Sarreeyey Ku Doonaysa Cod Ama Muuqaal Marag U No qda Ansaxinta Guddida Fulinta Oo Xudun u ah Khilaafka Xisbiga

                    Hargeysa:June,05,2014(SDN/QJ)-Madaxtooyada Somaliland ayaa muddo Toddoba cisho ah si weyn u raadinaysay Muuqaal ama cod ku saabsan Soo-jeedin uu Wasiiru-dawalaha Madaxtooyada somaliland ka jeediyey shirweynihii kulmiye ee dhamaaday, kaas oo ku saabsanaa Ansaxinta Golaha dhexe ee Xisbiga. Codka ama muuqaalka  madaxtooyadu raadinayso ayaa Bud-dhig u ah khilaafka Kulmiye, isla-markaana  tiir-dhexaad u ah Doodda Madaxtooyada ee ah…

                    Read More

                      Akhriso Shiinleyda la magac baxday Shugux Shugux oo ku saabsan Khilafka Kulmiye iyo qarxiska baalaxooftadda ah‏

                      Akhristayaal waad salaamantihiin manta waxaan idiin soo gudbinayaa maanso layidhaa Shugux Shugux oo shiinley ah idinna xasuusin doonta AHN Abdi Iidan iyo Shiinleydii uu ka tiriya liiqliiqadkii dawladdii Siyaad Barre iyo wixii ay ku haysay dadka Waqooyiga ayna ka mid ahaayeen baydadkeena ”Shalmadi fore raacdee waxbaan sheedda ka arkaaye’, hooriskeeduna ahaa ” Sheeg haddaad garato?”…

                      Read More

                        In view of the progress and development noticed throughout the country, President Ahmed pave the way to be sole and only candidate for his party on next S/L election due by 2015.‏

                        No doubt it was a historic moment when president Ahmed Mohamed Mohamoud  took the oath of presidency and became the 4th president of Somaliland.  It is expected that, the president will score 50 % of the casted votes in view of his popularity. His electing brought majority of somailanders joy and pleasure as same manner…

                        Read More

                          Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 04.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                          Read More

                            Qaar ka Mid ah Madaxdhaqameedka Koonfurta iyo Bariga Hargaysa oo Ka Hadlay Mawqifka Xaaladihii u danbeeyay ee dalka DAAWO

                            Hargaysa 04.June 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah salaadiinta waxgaradka iyo qaybaha kale ee Bulshada ee Koonfurta iyo Bariga Caasimadda oo munaasabad ku qabtay Hotel Dalxiis ee Magaalada Hargaysa ayaa baaq  taageero ah u diray dawladda Somaliland, kana waramay xaaladda uu wadanku marayo. Duqaydani Waxay Sheegeen inaan loo baahnayn in dalka lagu celiyo Xaalad uu…

                            Read More

                              Wasiirka Caafimaadka Somaliland iyo Madax kale oo u baqoolay Uk Maxay daaran tahay Safarkoodu Qurbejoog ka daawo

                              Hargaysa 04.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye  iyo wefti caafimaad oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay dalka iyagoo u sii jeeda dhanka dalka Britain oo ay casuumad ka heleen jaamacado dalkaasi ku yaalla. Wasiirka ayaa Warfidiyeenada kula hadlay Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal isla markaana Tilmaan ka…

                              Read More

                                Somaliland Maanta Uma Baahna Sakati Qallinkii: Liibaan Ismaaciil

                                Marka aan ka hadlayno qaranka Somaliland waxa markiiba kugu soo dhacaya qaran dhamays tiray wixii wadan looga baahnaa isla markaana waxaad xusuusanayaa inay Somaliland tahay bogcad ama dal ku ag dhaw wadamo gubanaya oo ay aafayay dagaal sokeeyo waxaanad dareemaysaa inay tahay jasiirad ku naaloonayso nabad iyo badhaadhe ay dadkiisu samaysteen iyagoo allahood la kaashanaya….

                                Read More

                                  Dalkii iyo Dadkii Reer Somaliland Oo Lagu Mashquuliyey Musharraxnimada Madaxweynaha iyo Lacagihii Ugu Badnaa Oo Lagu Bixinayo Buun-Buuninta wararkiisa

                                  Hargeysa:June,04,2014(SDN/QJ)-Dhammaanba Shacabka Somaliland eek u dhaqan dalka dibaddiisa iyo Gudihiisa, waxa dhegahooda ka batay oo lagu Mashquuliyey Musharraxnimada Madaxweyne Siilaanyo oo madaxtooyadu si weyn ugu Guntatay inay Dadka maskaxdooda ku shaambadayso. Arrinta Musharraxnimada madaxweyne Siilaanyo waxa shaqo looga dhigay Warbaahinta Dawladda, iyadoo inta badan aanad warbaahintaas wax war ah oo kale ku arkyanin tan iyo…

                                  Read More

                                    Madaxweynaha Mareykanka Obaama oo Soomaaliya u soo magacaabaya Safiir,Halkeese xaruntiisu noqon doontaa?

                                    Washington June 04, 2014(SDN/QJ)-Madaxaweynaha dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa markii u horeysay 20 sanadood in uu Soomaaliya u soo magacaabo safiir. Sidaa waxa ay saxaafadu ka soo xigatay Ku-xigeenka Xoghayaha  Arrimaha dibedda  Wendy Sherman  oo xogtaasi shaacisay mar ay khudad  jeedineysay. Sherman ayaa sheegtay in haatan ay muuqato in xaalada Soomaalida ay ka soo hagaageyso…

                                    Read More

                                      MAAMUL-TAKOORKA G. HIRAAN WAA IN LAGA DHIIDHIYO

                                      Gobolkan oo ka mida siddeeddii Gobol ee lagu assaassay Qaran Somaaliyeed oo xora, kaalinta afaraadna ka geli jiray tirade cod-bixinta doorashooyinkii 64tii iyo 69kii, waxa uu dhacaa bartamaha, oo muhiima u ah isku-xirka Gobollada koofureed iyo waqooyi, iyadoo dadka ku noolna lagu qiyaasay 1.5-2 Milyan, sida ku cad warbixinnada UNDP-Somalia. Waa Gobol Alle ku galladeystay…

                                      Read More