Ilaahayaw HAA iyo MAYA afkayaga mar ha ka wada yeedhsiin Qabaw waxa lagaaga fadhiyaa qaadhaankii tolka aad ka urursatay iyo maxkamadii Siiranayo
Hore ayaa loo yidhi ninkii noolay maxaa aragti ku laaban. Muddo aan sii fogayn ayaa siyaasi isku sheega qabaw idicaad iyo telefishan kaste ka muuqday isagoo ku goodinaya waxaan maxkamad gaynayaa Siraanyo iyadoo u sabab u yahay dhiiga daadatay dalka bari iyo galbeedkiisa ka dib doorashadii macmalka ahayd ee ka dhacday Somaliland. Iyadoo aan la…
