Tv-yada Madaxa Bannaan Oo Madaxtooyada Horteeda Ku Burburiyey Cajalado Hadalkii Madaxweynaha Oo Tifaftirani Ku Duubnaa Oo Loo Xambaariyey

    Hargeysa:May,31,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Madaxa Bannaan ayaa si weyn uga cadhootay  Habkii loo  Nidaamiyey Khudbad xilligii la duubay la garan la’yahay oo uu madaxweyne Siilaanyo kaga Hadlayey Xaaladda Dalku Marayo. Warar sheegaya inuu madaxweynuhu    Taariikhda Markiisii koowaaad si toos ah saxaafadda u wajahi doono ayaa soo Ilaa iy Shalay, waxase Maanta Abaaro 2:00pm Saxaafadda looga Yeedhay Aqalka…

    Read More

      “Arinta Musharaxnimada madaxweynaha ee xisbiga kulmiye ma jirto balan noo dhaxaysay aniga iyo Muuse Biixi habayaraatee” Madaxweyne Siilaanyo {DAAWO/DHAGAYSO}

      Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa daboolka ka Qaaday in aanu Jirin Heshiis hoose oo dhex maray Isaga iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi,Isagoo ogolaaday inuu Muuse Biixi kula Tartamo Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee lagu Jaangoynayo Murashaxa Xisbiga ee doorashada soo socota. Waxaa kale oo Mudane Siilaanyo Xusay in Isaga iyo…

      Read More

        Madaxwaynahii hore ee Somaliland Dahir Riyaale iyo Madaxda xisbiga Ucid oo kulan ku qatay Dubai

        Ka London31May14 (SDN) gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe iyo musharaxa madaxwaynaha jamaal cali xuseen AYAA waxay kulaN la qateen MADAXwayanhIi hore ee soMalilaNd mudane Dahir Riyale KaahIn kulankan  oo aan loo Ogalayn Saxafada  ayaa Waxa laysla Soo qatay sidii dalka loo badbadin  Laha IyO khilaafka ka dhexeya xisbiga Kulmie iyo sidii shirwayne qaran loo…

        Read More

          Warbixin Daaha ka rogtay Ubucda Khilaafka Kulmiye + Heshiisyo Qarsoon oo Hab Qabiil u dhexmaray Muuse Biixi Iyo Madaxwayne Siilaayo {DHAGAYSO}

          Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Weli Taagan Muranka adag ee u dhexeeya Xisbiga Kulmiye ee Sababta u noqday in Xisbigu laba Garab oo Mid uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo dhinaca kale oo ah Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Waxaa soo baxaya Heshiisyo Qarsoodi ahaa oo u dhexeeyay Gudoomiye Muuse…

          Read More

            Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

            Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

            Read More

              “Biyo Hoostooda Wax ku Jira Mooyi Waxaase la Isku Haystaa Musharax baan ahay iyo ahaan Maysid,Waxaan Taageersanahay Gudoomiyaha Kulmiye” Wasiirkii Hore ee Caafimaadka Dr Xoog {DHAGAYSO}

              Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Xoog ayaa maanta ka hadlay Taageerada Uu U Hayo Guddoomiyaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi. Wasiirkii Hore ee Wasaarada Caafimaadka oo Maanta Ka hadlayay Kulan ay Waxgarad ka Tirsan Beesha uu ka soo Jeedaa Taageero ugu Muujinayeen Musharaxnimada…

              Read More

                Xisbiga UCID oo ka Digay Xukuumadda Somaliland oo lagu martqaaday Shir ka Dhacaya Sweden Gaar Ahaan Stockholm

                Stockholm 30,May,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid,ayaa waxa uu Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo uga Digay inay ka qayb gasho Shir ay sheegeen in lagu qabanayo Dalka Sweden oo ay kazoo Qeyb galayaan Maamulada Somaliya. Waxaaana uu u dhignaa Warsaxaafadeed ay ka soo saareen Xaruntooda Magaalada Hargaysa “Xisbiga UCID oo ka Digay Xukuumadda Somaliland oo lagu martqaaday…

                Read More

                  Shacbiga Caasimada Hargaysa Wadnahay Farta ku Hayaan!! Faallada Shabakada Qurbejoog.

                  Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Shayga Ugu Weyn ee Somaliland dunnida ka Iibiso kuna Naalooto Waa Nabadgalyo iyo Degenaan,Waa aragtida ay kaga duwanaatay dalal ku yaala Mandaqada Geeska Africa oo ay Xasilooni daro daashatay. Nabadu Waa ta Somaliland gaadhsiisay Horumarka iyo hanaanka dawladnimo. Xukuumadani may keenin Nabadgalyadaas balse waa mid ka timid Shacabka Somaliland Waxaase ayaan…

                  Read More

                    Xaaska Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Arrimaha Gudaha oo ka Warantay Dhacdadii Xalay Gurigeeda ka dhacday Daawo

                    Hargaysa 30May14(SDN) Eheladii Wasiirkii ku xigeenkii hore ee Amniga oo ka waramaya siday wax u dhaceen . Marwo Sacdiya Maxamed Cali oo ah Xaaska Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Dhinaca amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa Warbaahinta uga Warantay Sida ay Habeenkii Xalay Wax u dhaceen iyo Khasaaraha ka dhashay Is rasaasaynta Gurigeeda ka Dhacday….

                    Read More

                      XISBIGA KULMIYE: BEESHA CIISE MAXAY KA YEELI DOONTAA XUBNAHEEDA U SACAB TUMAYA SILANYO/SAYLICI?

                      Xisbiga KULMIYE, waxaa musharaxnimada madaxweynimada isku haya Madaxweyne Siiraanyo iyo Guddoomiye Xisbiga, Muusa Biixi. Labada ninna, Beesha Ciise uma sinna. Nin dakano iyo dhiig ayaa uu dorraad ka galay. Midna, hadal baa uu maalintaas ugu hiiliyey. Doorashadii dorraad lagu dhacay Ciisaha Bari, Siiraanyo ayaa aabbo ka ahaa. Saylicina abbanduule ayaa uu uga ahaa. Qayladii Ciisaha…

                      Read More

                        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 29.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Taliska Booliska oo ka hadlay Mudaharaadkii Maanta ee Berbera iyo Khasaaraha ka Dhashay Daawo

                          Berbera 29.May 2014  (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar iyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolkaasi ayaa faahfaahin ka bixiyay afar Xubnood oo loo Xidhay Mudaharaad Sharci daro ah oo ay ka sameeyeen Magaalada Berbera. Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Waxa uu sheegay in Madaxda Maanta la Xidhay ay ka dalbadeen Mudaharaad ay ku taageerayaan Gudoomiyaha Xisbiga…

                          Read More

                            Taliyaha Ciidamada Booliska oo Markii 1aad ka Hadlay Qaraxii Xalay ee Magaalada Hargaysa,Muxuu Ku Macneeyay Qaraxaas DAAWO

                            Hargaysa 29.May 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye guuto C.laahi fadal iimaan ayaa maanta ka hadlay dad loo qab-qabtay isku day ka dhan amaanka, oo boolisku gacanta ku dhigeen,iyo Qarax Magaalada Hargaysa Xalay laga Maqlay. Taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Waxa uu Xusay inay Ciidamada Boolisku Gacan Bir ah ku qaban doonaan Cid…

                            Read More

                              “Balan Baanu ku Qaadnay Waxaa ay Wadaan Hadii ay Joojin Waayaan Ragbaa Kaarayaal Hargaysa ku Iman doona” Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Amniga {DHAGAYSO

                              Hargaysa 29.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha C.laahi Abokor Cismaan ayaa Meel adag iska taagay Xadhiga lagula Kacay Madaxdii Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil. C.laahi Abokor Waxa uu ku Hanjabay in Hadii ay Xukuumadu Joojin Weydo falalka ay Haatan Gacmaha kula Jirto ay dhici doonto in raga arrintan…

                              Read More

                                “Hadaad Xoog Xoog isticimaalaysaan awalba Inqilaab ayaad Wadeene Kaalaya oo anagana na Xidh Xidha” Jaamac Shabeel {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 29.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa Maanta Si adag u Dhaliilay Talaabada ay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Xabsiga ugu Taxaabtay Madaxdii Xisbiga talada haya ee Gobolka Saaxil. Gudoomiyuhu Waxa uu Madaxweynaha ugu baaqay in Ummadii Soo dooratay aanay ka Mudnayn inuu Xidh Xidho waxaanu ka dalbaday in aanu Sharciga…

                                Read More

                                  Xisbiga Ucid oo Cod dheer kaga digay Tacadi loo Gaystay Taageerayaashiisa {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 29.May 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Ucid ayaa si Kulul u Canbaareeyay Xadhig iyo tacadiyo kale oo la gaystay Taageerayaasha Xisbigooda ee Gobolka Saaxil,gaar ahaana Magaalada Berbera. War gaar ah oo ay Maanta Siiyeen Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com ayay sheegeen in haatan Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Mdaxweyne Siilanyo ay waddo Cabudhin iyo cagjuglayn ka dhan…

                                  Read More