Khilaafka Xisbiga Kulmiye Astaan Muujinaysa Xisbi Ku Fashilmay Hogaamintii Dalka,Taaba Galintii Dimuqraadiyada iyo Himiladii Fogayd ee Shacbiga

    Mudo haatani laga joogo 23aad Somaliland waxa ay ku naaloonaysay nabad galyo marka laga reebo waqtiyo kooban oo dalku soo maray dagaalo sokeeyo oo laga dhaxlay dhibaato xoogan iyo burbur laxaadleh balse tan iyo wixii ka danbeeyay waqtigii loo gudbay nidaamka dimuqraadiga ah ee axsaabta badan Xisbiga haatan talada Somaliland gacanta ku haya ee kulmiye…

    Read More

      “Waxaa Maanta Suuqa yaala oo la Iibinayaa Garoonkii Masalaha Hargaysa”Xildhibaan Siciid Libaaxo {DHAGAYSO}

      Hargaysa 01,June,2014(SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gudida Arrimaha Bulshada ee Golaha Guurtida Somaliland Xildhibaan Siciid Maxamed Libaaxo,oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland,ayaa si weyn uga Dayriyay  Xaaladda uu haatan ku suganyahay Garoonka Masahala Ee Magaaladda Hargaysa ee Somaliland. Xildhibaanka ayaa ku Eedeeyay Golaha Deegaan ee  Caasimada Hargaysa ay kaw ka yihiin Boobka iyo Biliqaysiga Dhulkii Danta Guud ee Cassimada. Waxaanu…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 01.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

        Read More

          Cabdi Qays iyo Hadraawi: Raad-gurayaashii la Raad-gurayey iyo Guushii ay Soo Hooyeen Qaybtii 3aad

            Markuu Siyaad Barre ka soo noqday dalka Ruushka,  ayaa qeybta baratakoolka ee madaxtooyadu waxay diyaar-garaysay maalinta koowaad marka uu nasto madaxweynuhu maalinta labaad inuu la kulmo golaha kacaanka iyo golaha wasiiradda, maalintaa iyo kulankaa ka bacdina , wuxuu islamaalintii ka dambaysay balansaday madaxweynuhu shantii golaha sare ee kacaanka iyo waaxdii cusbayd ee uu gaashaanle…

          Read More

            “Xabadaad ka carartay ayaad maanta ku ordeysaa Axmed-Siilaanyo adiga iyo inamadan yaryar….” Mujaahid Dhego Weyne {DHAGAYSO}

            Hargaysa 01.June 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka Somaliland Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Xuseen (Dhagaweyne) ayaa walaac ka muujiyey xaalada uu maanta dalku marayo, islamarkaana waxa uu madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inuu ka baxsaday SNM maalmihii guda-galkii dalka ee Hargeysa iyo Burco 27 May iyo 31-kii May 1988-kii.   Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne waxa uu…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo Qado Sharaf u Sameeyay Golihii Dhexe ee Kulmiye ee Muranka Dhaliyay iyo Saylici oo ka Hadlay {DHAGAYSO}

              Hargaysa 01,June,2014(SDN/QJ)- Madaxwyne Ku-xigeenka Jamuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan  Cabdilaahi Ismaaciil Saylici,ayaa Maanta ka qeyb galay Munaasabad Qado sharaf ah oo loo sameeyay Xubnihii Golaha dhexe iyo Fulinta ee ay dhawaan ku dhawaaqeen Shir-gudoonkii Shir-weynaha Xisbiga Kulmiye. Waxaaana uu Saylici rajo fiican ka muujiyay in ugu danbayn xal waara laga gaadhi doono Muranka Siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye…

              Read More

                Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye oo Sheegay in Wakhti aan la Cayimin Dib loo dhigay Shirweynihii Golaha Dhexe {DHAGAYSO}

                Hargaysa 01,May,2014(SDN/QJ)-Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye ,ayaa maanta ku dhawaaqay in Mudo aan la cayimin dib loogu dhigay Shrweynihii  Golaha dhexe ee Xisbiga kulmiye oo maanta oo Axad ah loo balansanaa in lagu qabto Hotel-ka Maansoo rr Magaalada Hargaysa. Xog-hayaha ayaaa sheegay in in ay tixgalinayaan Gudiga Golaha Guurtida ee Haatan Waan-waanta ka dhex wada…

                Read More

                  “Wixii Qayrkiin Eeday Mahadin Maysaan ee Is Casila” Eng Maxamed Xaashi Cilmi {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 01.June 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Maanta u soo Jeediyay Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Xisbiga ay ka dhalatay ee Kulmiye inay Kuraasta baneeyaan oo Iscasilaan kadib markii ay ku Guuldaraysteen inay Xaliyaan Khilaafka Garabyada u Jajabiyay Xisbiga Kulmiye. Maxamed Xaashi Cilmi Waxaa kale oo uu ka hadlay Hab Dhaqanka…

                  Read More

                    “Nin Xisbigiisa Dimuquraadiyad ku Dhaqi Waayay,Ma Dhaqi Karaa Qaran” Muj Xasan Guure {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 01.June 2014 (SDN/QJ) Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure oo Maanta Warbaahinta la hadlay ayaa si ba’an u dhaliilay Hogaaminta Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Waxaa kale oo uu ka Hadlay Gudoomiyuhu Khilaafka Xoogan ee ka Dhex Qarxay Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye ee Sababta u Noqday inuu laba Garab…

                    Read More

                    Tababare Van Gaal Muxuu Ku Soo Kordhin Doonaa Man United? (By Jaahuur)

                    London-31-May-2014-(SDN)-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa tababaraha reer Holland Van Gaal oo loo magacaabey tababaraha cusub ee Man United halka uu ku dhamaado koobka kubadda cagta ee aduunka. 62-ba jirkan Van Gaal oo koobab badan ku soo guuleystey intii uu soo tababarayey naadiyada kala ah Bayern Munich,Barcelona iyo Ajax,wuxuuna badali doonaa David Moye oo…

                    Read More

                      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Ka Hadlay Kulan Maanta ay La Yeesheen Madaxweyne Siilaanyo iyo Arrimihii Lagu Go’aamiyay {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan Ayaa ka Hadlay Kulan dhex  maray Maanta ergadii Golaha Guurtida Iyo Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxmaed Maxamud Siilaanyo. Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Warbaahinta kula hadlayay Xafiiskiisa ayaa Sheegay in Madaxweynuhu ka Ogolaaday inay Garabkiisa Kulmiye Joojiyaan Shir loo qaban lahaa Golaha Dhexe…

                        Read More

                          “Golaha Guurtida Waxaan Ilaahay uga Baryaynaa inay ku Guulaystaan Khilaafka Kulmiye Mid ayaanse uga Digaynaa…” Gudoomiye Cirro {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 31,May,2014(SDN/QJ)- Waxa Maanta Xaflad balaadhan loogu qabtay Hotelka Maansoor ee Magaaladda Hargaysa  Taageerayaal Cusub oo ku soo biiray Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. Xaflad aad u heer saraysay oo lagu qaabilayay Cududan Taageero ayaa wax ka soo qayb galay Madaxda ugu saraysa Xisbiga Waddani sida: Gudoomiyaha,Xog-hayaha Guud,Xildhibaanada Golaha Wakilladda ee Golaha Wakiiladda iyo Saaraakiil…

                          Read More

                            Xildhibaan Rayte Oo Su’aal Galiyay Sharcinimada Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 31,May,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali oo ka tirsan Golaha  Wakiiladda Somaliland Gaar ahaana,Xisbiga Waddani,ayaa Maanta si Kulul Eeedaymo is-huwan ugu jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo,waxaana uu Su’aal Galiyay Sharcinimada Xisbiga Kulmiye. Xildhibaanku waxa uu sheegay in Xukuumadani ay Khatar ku tahay Amaanka Iyo Xasiloonida Dalka. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII XILDHIBAAN RAYTE [peckplayer id=”1″…

                            Read More

                              Xisaabta Kulmiye Halkay Ka Xidhmi Weyday???

                              Sidaa kawada war qabtaan ama intiina badani la socotaan waxa dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay iyo inta sanadkan aynu ku jirnaba marba soo baxayay khilaaf hadheeyay xisbi xaakimka kulmiye waxaana khilaafkaasi in badan kazoo muuqday warbaahinta, hadaba akhriste qalinka umaan qaadan inaan u gar qaado ama aan idhaahdo cidaas ayaa qaldan sidoo kale qalinka uma aqaadan…

                              Read More

                                “Shir Waxaa Go’aamadiisa Saxeexa Gudoonkii Shirka,Cidii ka Baxsani Waa Waxba kama Jiraan” Xasan Macallin {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Mudane Xasan Axmed Ducaale Xasan Macallin oo ah Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka ayaa maanta waxa uu faahfaahiyay Qaraar ay Gudidoodu ku Sharciyaysay Go’aamadii ka soo baxay Shirweynihii 3aad ee Xisbiga Kulmiye kaas oo ay u soo Gudbiyeen Shir Gudoonkii Shirweynahaas oo ahaa Halkii uu ka Unkamay Khilaafka…

                                Read More