Muse Bixi’s Hijack of the people of Somaliland since 1991 at last over‏

    Internationally we aware aircraft hijacking known sometimes aircraft piracy, especially within the special aircraft jurisdiction is unlawful seizure of an aircraft by an individual or a group. In most cases, the pilot is forced to fly according to the orders of the hijackers. the the worst hijacking in history of airline industry was the attach of in September 11, 2001 in united states of america as the…

    Read More

      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

      Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

      Read More

        Weftigii ka Socday dalka Kenya oo Somaliland ka ambo baxay iyo Ambassador Sifir oo ka hadlay {DHAGAYSO}

        Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)- Safiirka Somaliland u Fadhiya Dalka Kenya Ambassador Maxamed Cabdilaahi Sifir ayaa Maanta Dalka ka Amba Bixiyey Wafti  Ka Socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya, waxana uu ka Warbixiyey Ujeeddooyinka Waftigani dalka u joogeen. Waftigan oo tiradoodu dhan tahay Shan Xubnood ayaa dalka ku sugnaa muddo Shan maalmood ahaa, waxana ay u socdeen  inay indha…

        Read More

          Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Mawqifka Madaxweynaha ee Gudida Dhex dhexaadinta Khilaafka Kulmiye DAAWO

          Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade  ayaa saxaafadda Waxa uu Galabta u sheegay in khilaafkii soo kala dhex galay Xisbigu la Go’aansaday in la soo afjaro. Waxa uu Wasiirku sheegay in Maanta kulankii ay  Xubanaha Guurtida ah ee dhexdhexaadinta wadaa ay Madaxweynaha la yeesheen uu  ku dhamaaday…

          Read More

            “Dhibaato kale ma Jirtee Waa Macaan Jecel Madaxweynaha ku hareeraysan oo been u sheegaya” Jaamac Shabeel {DHAGAYSO}

            Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha ku sii Meel gaadhka ah ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa Mawqif adag iska taagay Khilaafka ka dhex huraya Xisbiga Kulmiye ee labada garab ka dhigay. Jaamac Shabeel Waxa uu sheegay in Xubno dhadhamo raac ahi ay talooyin Khaldan Siinayaan Madaxweynaha , Waxa uu Gudoomiyaha Golaha Dhexe…

            Read More

              “Waa inaan arintu inaga noqon Midi-midi ku taag iyo Gole dhexe iyo Guddiyo fulineed oo is-bar-bar socda” Wasiirkii hore ee Ganacsiga Daawo

              Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Ganacsiga Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa Maanta Waxa uu ugu baaqay dhinacyada ku Loolamaya Khilaafka Xisbiga Kulmiye in Si Miyir Qabta ay u Xaliyaan Muranka ka dhex oogan Xisbiga Gudihiisa . Wasiirkii hore oo ka hadlayay Madal uu Xilkii Wasaarada Ganacsiga ku Wareejinayay ayaa Waxa uu ugu baaqay…

              Read More

                Cabdi Qays iyo Hadraawi: Raad-gurayaashii La Raad-gurayey iyo Guushoodii Abaal-darrada ku Dhammaatay.

                Ka bilow bidix: siyaad ,Hoos-u-jeed, Hadraawi iyo cabdi Qays Qeybtii 1-aad ee maqaalkan waxaad ka daalacan kartaan mareegaha ay ka mid yihiin qurbejoog.com iyo boramaonline.com Mawliid Cali  Mataan sidii ayuu hawsha isku gudbinta heesaha Silsiladii ‘Siilnley’ u waday, waxaana wax lala yaabo ahayd, reerkiisa oo Hargeysa dul-yaallay inaanu marna ku leexan marka uu Jabuuti tegayo,…

                Read More

                  Odayaal ka Soo Jeeda Koonfurta Hargaysa Oo Si Buuxda U Taageertay Musharaxnimada Madaxweyne Siilanyo

                  Haragaysa: 28,May,2014(SDN/QJ)- Hogaanka iyo Madax dhaqameedka Beesha Abokor Muuse oo ka tirsan Beesha Ciidagale Weyne,ayaa kulan ay ku qabteen Magaaladda Hargaysa waxay kaga dhawaaqeen inay si Buuxda u Taageersanyihiin Musharaxnimada Madaxweyne Siilanyo. War Qoraal ah oo ay Kulankooda ka dib ay soo saareen oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakdda wararka Caalamiga ah ee…

                  Read More

                    DAAWO:Barnaamijka Dareenka Shacabka oo lagu falanqeeyay Odey dhaqameedkii Soomaaliya ee aqoonsaday Somaliland

                    London May 28,2014(SDN/QJ)-Barnaamijka Dareenka Shacabka ee ka baxa TV-ga Horn Cable ayaa lagu lafo guray safar ay dhawaan ku tageen Hargeysa Odey dhaqameedka Soomaaliya oo markii danbena ay Odeyaasha Soomaaliya ay ku aqoonsadeen Somaliland. Barnaamijka ayaa waxa ka qeybgalay afhayeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Cabdi Aadan iyo aqoon yahan Maxamed Cabdi.   SDN/QJ-London contact@somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Xisbiga Waddani oo Walaac Xoogan ka Muujiyay Wakhtigii Diiwaangelinta oo fooda inagu soo haysa iyo Kalsoonidooda Xubnaha Komiishanka {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha  Gudiga Joogtada ah ee Golaha Wakiiladda,ahna Afhayeenka Xisbiga Mucuuradda ka ah ee Waddani Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa oo maanta  Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa Mgaaladda Hargaysa,ayaa ka hadalay Khilaafka Xisbiga Kulmiye,arinta Doorashooyinka iyo Diwaan galinta Madaniga ah ee ay Xukuumadda dabada ka riixayso. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XILDHIBAAN…

                      Read More

                        “Uma baahnin Toban Sanno oo danbe Cid Tababar nagu qaadata,Uma Baahnin Askari danbe oo Kii Faqashtii ka danbeeyay” Suldaan Maxamed C.qaadir DAAWO.

                        Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa Maanta Sheegay in aanay u baahnayn Cid tababar ku qaadata Mudo toban sanno ah iyo askari ka danbeeyay kii faqashtii isagoo fariintan Duul Xulka ah u diray Garabka uu hogaamiyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi . Waxa uu Suldaanka…

                        Read More

                          Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                          Read More

                            Boobe Yuusuf Ducaale oo Mar kale ka Hadlay Khilaafka Samada isku Shareeray ee Kulmiye DAAWO

                            Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore Ee Wasaarada warfaafinta Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale Ayaa Ka hadlay Khilaafka Halakeeyay Xisbiga Kulmiye  Waxanu sheegay in Khilaafkani Muddoba huursanaa Imikan ifka u soo baxay. Waxanu sheegay Ina shirarkii is daba jooga ahaa ilaa shirwaynihii kulmiye isagoo sheegay inuu kulmiye hada maray xaalad adeg. https://www.youtube.com/watch?v=dDnhtcta3_s Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Xildhibaan Siciid Cilmi roobe oo Cadeeyay inay Shirkii Golaha Dhexe Qabanayaan 31 May {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye,ayaa maanta ku dhawaaqay in ay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ay qaban Doonaan 31 May. waxaana uu dhinaca kale u soo jeediyay Gabarka ay is-hayaan inay dib ugu soo laabtaan Sharciyadda Xisbiga,isaga oo tilmaamay in…

                              Read More