Wasiirka Ganacsiga ee Somaliland oo Safar Shaqo ugu Baxay Wadanka Isu taga Imaaraadka Carabta Ka Daawo Qurbejoog.com

    Hargaysa 10.March 2014 (SDN)- Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Somaliland Mudane Maxamed C.laahi Cumar ayaa Maanta u Kicitimay Wadanka Isu taga Imaaraadka Carabta. Wasiirka oo Warbaahinta kula Hadlayay Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal ayaa sheegay in dalka Isu taga Imaaraadka Carabtu uu ka Mid yahay dalalka Xidhiidhka Ganacsi la Wadaaga Somaliland. Hargaysa SDN. Qurbejoog.com  

    Read More

      GUDIDA LA DAGAALANKA MUSUQMAASUQA OO LAGAGA DHAWAAQAY LONDON(ANTI-CORRUPTION COMMISSION)

      London 10March14(SDN) Gudidan oo ah guddi madaxbanaan ayaa ah mid si weyn hawlaha ay qaban doonto looga baaraandagay taasi oo inbadan diirada saaraysa heerka iyo xadiga uu leeyahay musuqmaasuqu, waxana ay xarumo ku yeelanayaan                  Gudida la dagaalanka musuqmaasuqa oo lagaga dhawaaqay London(Anti-corruption commission). Gudidan oo ah guddi…

      Read More

        FAALLO: Maxaa Sababay In Maanta Dulmiga Iyo Dilku Gaadho Heerkii Ugu Sarreeyey Uguna Foosha-Xumaa!!! ? By Wariye C/salaam-Abuhurayra

        FAALLO: Maxaa Sababay In Maanta Dulmiga Iyo Dilku Gaadho Heerkii Ugu Sarreeyey Uguna Foosha-Xumaa!!! ? By Wariye C/salaam-Abuhurayra Sida aynu la socono beryahan dambe waxaa aad u soo xoogeystey isla markaana heerkii ugu sarreeyey maraaya dilalka ukaska ah ee guud ahaan ka dhaca dalkan Somaliland. Dilalkaasi oo haatan la caadaystay dhagaheenana kusoo batay lana qabsadeen…

        Read More

          WAREYSI Xildhibaan Ibraahim Bubaa”Xukuumadu umadda waa ay ka qarisay dib u aaska dadkii dalkan lagu xasuuqay”

          Hargeysa Mar 10,2014(SDN)-Guddoomiyaha Guddida Joogtada ah ee Gollaha Wakiilada Ibraahim Mahdi Bubaa ayaa qurbejoog.com uga waramay dib u aaskii qarsoodiga ahaa ee xukuumada Somaliland u sameysay shacabkii Hargeysa lagu xasuuqay. “Xukuumada Somaliland shicibka waa ay ka qarisay aaska waxaaney aheyd in aas qaran loo sameeyo oo looduceeyo dadkaa gacanta ka gardarani ay dishay”ayuu yiri xildhibaan…

          Read More

            Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Kulul U Weeraray Madaxweynaha Maamulka Puntland

            Nairobi:10-March-2014 (SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe oo Haatan Magaalada Nairobi ku sugan ayaa Weerar afka ah ku qaaday Socdaallo uu dhawaan Madaxweynaha Maamulka Puntland ku Tegay Ismaamulka Somalida Ethiopia. Eng.  Faysal ayaa  ku eedeeyay madaxweynaha Puntland in uu amni daro ka wada Puntland iyo Somaliland,isagoona ku si feeyay booqashadii uu…

            Read More

              Aqoon yahan Siciid Xariir Diiriye oo ka hadlaya Musuqmasaqa laaluushka boobka ka imanaya wasiirada ganacsiga macdanta iyo tamarta iyo waxbarashada

              London 10March14(SDN) Asc  waxaan salaamayaa shacabka somaliland iyo madaxda/ culimo_udiinka, indheer_garadka somaliland.salaan ka bacdi madaama Oo uu inagusoo fool leeyahay doorashadii parliemanka iyo madaxwaynaha somaliland ee election 2015 somaliland decides. cidii Parleimanka uga qaaybagalaysa gobolada iyo deeganada ka laduwan ee dalka iyo cidii aay u doornayso madaxwaynaha dalka.waxaa Inta aaynu ogsoonahay tartamaaya sadex xisbi oo…

              Read More

                “Waxa Aan Idinku Salaamayaa Intii Aan Xidhnaa Ee Dibin-daabyada Iyo Xaqdarada Lay Gaystay Sidaad Uga Dagaalamayseen….Guuleed Daahir {DHAGAYSO}

                Burco 09.March 2014 (SDN)- Waxa Maanta Gaadhay Magaalada Burco Isla Markaana Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Guddoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Oo In Muddo Ah Ku Xidhnaa Magaalada Hargaysa. Haddaba Ka Dib Soo Dhawayntiisa Waxa Uu La Hadlay Dadweynaha Waxaana Uu Xukumada Ku Eedeeyey In Ay Xaq-daro Ku Haysatay Mudadii uu…

                Read More

                  Wasiirka Caafimaadka oo Balan qaaday inay Xukuumadu Diyaarisay Kabkii Dhaqaale ee Cisbitaalka Wajaale {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 09.March 2014 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka,Maaliyada,iyo Wershadaha oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Gobolka Gebilay iyo Mas’uuliyiin kale ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Degmada Wajaale halkaas oo laga bilaabay dhismaha Cisbitaal Weyn oo ay Somaliland ka Taageerayaan Imaaraadka Carabta. Xubanaha Wasiirada ahi Waxay soo indho indheeyeen qaabka uu dhismaha Cisbitaalkani ku bilaabmay iyagoo Warbixino ka…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Fariin u diray Dadka Somaliland ee Diidan Xasuuqii ka dhacay dalka {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 09.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka Ah Ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta ka Hadlayay Aas Wadareed loo sameeyay 44 Ruux oo Rajiimkii Siyaad bare ku Xasuuqay Magaalada Hargaysa 1984kii ayaa Sheegay inay  Lagama Maarmaan Tahay In Maxkamad Caalamiya La Horkeeno Dadkii Wakhtigaasi Ka Midka ahaa  Xukunkii Siyaad Barre Isagoona Cod dheer…

                    Read More

                      Waraysi Xiiso Badan oo Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa kaga Hadlay Inuu Khilaafkii Golahoodu dhamaaday,Hawl Qabadka Gudida Joogtada iyo Himilada Xisbiga Waddani {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 09.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudiga Joogtadda ah ee Golaha Wakiilaada ahana Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Md. Ibraahim Mahdi Buuba,ayaa maanta Waraysi gaar ah oo uu Xafiiskiisa Ku siiyay Shabakadda Caalamiga ah ee Qurbejoogta kaga xog-waramay Guddi ahaan iyo sida shaqadoodu ugu socoto, Suura-galnimadda inuu soo laba kacleeyo Khilaafkii Gilgilay Golahooda,Xaaladda Xisbiga uu…

                      Read More

                        452 Qof oo Maanta u Fadhiistay Imtixaan ay Qaadayso Hay’ada Shaqaalaha Dawlada kuwaas oo 49 ka Mid ah ay Rabaan Wasaarada Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 09.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Nuux Sheekh Muuse Ducaale ayaa Maanta Faahfaahin ka bixiyay 452 Xubnood oo ay Imtixaan ka Qaadeen kuwaas oo 49 ka Mid ah Hore u Shaacisay Wasaarada Arrimaha Guduhu inay u qaadanayso Shaqaale. Munaasibada Qaadista Imtixaankan Waxaa ka Qayb galay Xildhibaano ka Tirsan Golayaasha Qaranka, Mas’uuliyiin ka Socday…

                        Read More

                          44 Qof oo ay Xasuuqday Dawladii Siyaad barre oo Aas wadareed loogu sameyey Magalada Hargeysa.

                          Hargaysa 09.March 2014 (SDN)- Wax maanta Aas wadareed loo sameyey 44Qof  oo ay xasuuqeen dawladii  Siyaad Barre 1984 kii, wakhtigaasi oo dadka reer Somaliland lagu sameynayey Xasuuq in dadka loogu aabo yeeleyn. Dadkan ayaa lagu xasuuqay meesha la yidhaahdo  Badhka oo ku taalla Badhtamaha Magaalada Hargeysa oo wakhtigaasi dawladaasi si badheedh dadka inta ay isku…

                          Read More

                            Fadeexad:Mayorka Hargeysa oo ku hor kufay shacabka reer Jabuuti

                            Jabuti Mar 09,2014(SDN)-Duqa magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Soltelco oobooqanaya Jabuuti ayaa khudbad uu ka jeediyay xaflad ay magaalada Jauti ku qabsadeen xisbiga taladahaya waxa uu ku aflagaadeeyay siyaasiyiinta iyo mucaaridka dalkaasi. Cabdiraxmaan Soltelco ayaa khudbad guulwadeyn aheyd oo uu halkaa ka jeediyay waxa uu ku amaanay Goaankii Jabuuti ay uga weecatay ka mid noqoshadii Somaliweyn…

                            Read More

                              Xisbiga Ucid laantiisa Uk oo soo dhawayn balaran u sameyey Mujaahid Cali Gurey daawasho sawiro gaara

                              London 09March14 (SDN)Taageereyaasha Xisbiga Mucaaridka ee  UCID ee Dalka UK ayaa waxa ay soo dhaweyn balaaran u sameeyeen masuuliyiinka tirsan xisbiga UCID  oo booqasho ku jooga wadankan oo u ka mid  ahaayeen Guddoomiyaha Sadexaad ee Xisbiga UCID Cali Gurey,Xoghayaha Maaliyada Marwo Faadumo Siciid iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Xisbiga UCID.xafladan oo ay soo qaban qabiyeen Madaxda…

                              Read More

                                Waxgaradka Deegaanada lughaya Oo Si Weyn Uga Soo Horjeestay qaxooti Wasiirka Dibudejinta Somaliland Sheegay In Djibouti Laga Soo Rarayo

                                Lughaya:09-march-2014(SDN)-Waxgaradka Deegaanka Lughaya ee Somaliland ayaa si kulul uga horyimi dhaqdhaqaaqyo uu wasiirka dib u dejintu ka wado deegaanada xeebaha Somaliland uu sheegay inuu qaxooti ka soo celin doono dalka Djibouti. Odayaashan oo shalay shir jaraa’id ku qatay deegaankaas ayaa sheegay inaanay jirin wax qaxooti ah oo deegaanada Lugahay iyo Saylac kaga maqan dhinacca Djibouti….

                                Read More

                                  Siyaasiga Jaamac Maxamed Qaalib Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Soo Gelitaanka Ciidanka Ethiopia Ee Somalia

                                  Muqdisho:09-March-2014 (SDN)-Siyaasiga caanka ah eek a soo jeeda Somaliland, balse aaminsan Mabda’a soomaaliweyn,  isla-markaana soo noqday Taliyihii ciidankii xoogga dalka somaliyeed xilligii madaxweyne Maxamed siyaad Barre, ayaa sheegay in soo gelitaanka ciidanka Ethiopia ee Somalia aanay wax faa’iido ah soo kordhin doonin. Jaamac maxamed Qaalib ayaa si cad u sheegay inuu aaminsan yahay inaanay ciidanka…

                                  Read More

                                    “Tabashadu Way Iska Jirtaa Laakiin Wax Cadho la Yidhaahdaa Haba yaraatee Ma Jirto” Wasiirka Caafimaadka Ka Daawo Qurbejoog.com

                                    Hargaysa 08.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Sheegay inaanu Jirin Wax Khilaaf ah oo soo kala dhex galay isaga iyo Xukuumada Hasa yeeshee Waxa uu taas daba dhigay in Tabasho ay Iska Jirto balse aanay Wax Cadho ahi iman . Wasiirka ayaa hadalkiisu Waxa uu ka…

                                    Read More

                                      Somaliland iyo Xuska 8 March Maalinta Haweenka Adduunka Ka Daawo Qurbejoog.com

                                      Hargaysa 08.March 2014 (SDN)- Waxaa Maanta Gobolada iyo Degmooyinka Dalka lagu qabtay Munaasibado la Xidhiidha Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka oo ku beegan sideeda march ,Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Xaflad Munaasibadan la Xidhiidha lagu qabtay taas oo ka Qabsoontay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada . Xuska 8 March ayaa Sannadkastaba lagu Qabtaa Somaliland…

                                      Read More