Aqoonta,Waayo Aragnimada,iyo Khibradaha Shaqo ee Gudoomiyaha Hay’ada Aafooyinka Somaliland {DHAGAYSO}

    Hargaysa 08.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Haaya’ada Masiibooyinka Dabiiciga ah ee Nerad Proff: Maxamed Muuse Cawaale,ayaa Waraysi gaar ah oo uu maanta Xafiiskiisa ku siiiyay Shabakadda Caalamiga ah ee Qurbajoogta kaga xog-waramay kaalinta ay Haaya’ad ahaan ugu xil saaran yihiin qaranka,bud-dhigii Haaya’adan,waxa ilaa hadda u qabsoomay,Caqabadaha Jira,Kaalinta Haaya’adaha Qaramadda Midoobay ee  dhinaca Wadashaqaynta  iyo Arimo kale…

    Read More

      “Tabasho Way iman kartaa oo Dad Wada Shaqaynaya ayaa la Yahay” Wasiirka Wasaarada Caafimaadka {DHAGAYSO}

      Hargaysa 08.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Cadeeyay in aanu Jirin Wax Khilaaf ah oo soo Kala Dhex galay isaga iyo Xukuumada,Waxaanu intaas ku daray inay Tabashadu iman karto markasta oo Wada Shaqayni ay dad Kulmiso . Wasiirka oo Maanta ka Hadlayay Mar uu Warfidiyeenada kula…

      Read More

        Qoyskii Ku Eedaysnaa Dilkii Foosha Xumaa Ee Dhawaan Hargeysa ka Dhacay Oo Saaka Maxmadda La Keenay

        Hargeysa;08-March-2014(SDN)-Qoyskii Ku Eedaysnaa Dilkii Foosha Xumaa ee Dhawaan Magaalada Hargeysa loogu Geystay Marxuumad Ruqiya Siciid ayaanle ayaa saaka la keenay Maxkamadda. Qoyskan ayaa markii maxkamadda la keenayey si weyn loo ilaalinayey, waxana saaka Aagga maxkamadda u dhaw la keenay Ciidamadii abid ugu badnaa ee Halkaas yimaadda, iyadoo aanay jirin cid Halkaas ka  soo dhawaan karaysay….

        Read More

          DHEGEYSO Sheekh Shacbaan”UNDP waxa ay malaayiin dollar ku bixisaa si aan Somaliland khisaas looga fulin”

          Hargeys Mar 07,2014(SDN)- Sheekh Shacbaan ayaa Khudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid Al Huda waxa uu todobaadkan uga hadlay qodobo hortaagan hirgelinta qaar ka mida shareecada Islamka. Sheekhu waxa uu ka hadlay caqabado ay ka mid yihiin aduun ay UNDPku bixiso si aan loo qisaasin gacan ku dhiigleyaasha iyo sababaha ka danbeeya. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/qisaasta.MP3″] HALKAN…

          Read More

            Xarun Caafimaad oo laga Hirgaliyay Deegaanka Ceel Sheekh iyo Weedhihii halkaas laga Jeediyay {DHAGAYSO}

            Daarasalaam 07,March 2014 (SDN)- Isu duwaha Caafimaadka ee Gobolka Maroodi jeex Cabdi Xuseen Cali ayaa maanta xadhiga ka jaray Xarunta Caafimaadka hooyada iyo Dhalaanka ee Tuulada Ceel Sheekh xafladii furitaanka xaruntan caafimaad ee tuulada ceel sheekh oo ka tirsan degmada daarasalaam waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Marwo Sam Sam Cabdi Aadan agaasimaha…

            Read More

              Xildhibaan ku dhaliilay Dawlada Hoose ee Hargaysa qaabka ay u Maarayso hawlaha Qashin Gurka (DHAGAYSO)

              Hargaysa 07.March 2014  (SDN)-Xil. Siciid Maxamed Libaaxo ayaa si weyn ugu dhaliilay Dawladaha Hoose inay gabeen shaqadii Nadaafadda,isaga oo Bulashadana usoo jeediyay inay iyagu Xashiishkan meel walba daadsan ay iska hagaajiyaan.waxa kale oo uu  Xildhibaanku farta ku fiiqay in inta aynu ka xaragoonayno Xashiishka ee aynu dad ajnabi ah u dirayno aanay suuragal ahayn in…

              Read More

                Xil. Dheeg oo waraysi gaar ah siiyay Qurbejoogta ayaa kaga waramay Xaaladaha Nabadgalyo, Horumareed iyo Siyaasadeed ee dalka {DHAGAYSO}

                Hargaysa 07.March 2014 (SDN)- Xildhibaan Dheeg oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa Xog Waran Kooban oo uu Siiyay Shabakada Qurbejoog Waxa uu kaga hadlay Xaalada Siyaasaded ee dalka iyo Arrimo kale . Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Xog Warankan [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dheeg.mp3″] Hargaysa SDN. Qurbejoog.com

                Read More

                  dadkii dilka foosha xun u gaystay Ruqiya Siciid Ayaanle oo la filayo in maalinta Bari ah Maxkamadda Laga Xaadiriyo

                  Hargaysa 07.March 2014 (SDN)- Eedaysanayaashii loo    haystay Haweenaydii sida foosha xun loogu dilay Todobaadkii hore magaalada Hargaysa ee Ruqiya Siciiid Ayaanle,ayaa la filayaa in maalin tasabtidda ah ee bari la hor keeno maxkamadda.Sida uu goor dhawayd u xaqiijiyay Shabakadda caalamiga ah ee qurbejoogta Md. Siciid Cabdi Ayaanle oo aanu khadkaTelafankaku helay.ma uu bixin faahfaahin kale…

                  Read More

                    Muxuu Wasiir Xaglo-toosiye USoo Kordhiyey Qaranka Somaliland Muddadii uu Xilalka Aanu Daacadda Ka Ahayn Ka Hayey?

                    Hargeysa:07-March-2014-(SDN)-Hadal  Haynta Ugu Badan oo Maanta Somaliland Ka Taagan, ayaa ah Sasabaadda iyo Saabaa-Saalax ay Wasiirrada Xukuumaddu La Daba Socdaan Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) oo ay isku Dhaceen Aqalka Madaxtooyada. Wasiir Saleebaan Xagla-toosiye ayaa muddo Laba Sano  iyo Dheeraad ah ku sugnaa Somaliland, waxana sida la sheegayo ay isku Dhaceen Masuuliyiin uu…

                    Read More

                      Wasiir Xaglo-Toosiye Oo Dirqi Hargeysa Lagu Keenay Iyo Qoddobada Biyo-kama Dhibcaanka ah ee uu Tegitaankiisa u Daliishaday

                      Hargeysa:07-March-2013(SDN)-Dawladda Madaxweyne Siilaanyo ayaa la Tiicaysa Duufaano kaga Furmay Ninka Tiirka uga ah Dhinaca Gobolada ee Xaglo-toosiye oo uu Khilaaf xooggani soo Kala dhexgalay. Wasiir Xaglatoosiye ayaa Cadho Darteed Socdaal kaga Baxay Magaalada Hargeysa, waxana isaga oo Burco sii Socda Laga Daba Diray Ergo soo Ladqabaysa kuwaas oo la sheegayo inay ku Guulaysteen. Xubnaha Wasiirka…

                      Read More

                        Turkiga iyo Puntland oo la simay iyo Warbaahintii “Qaranka”oo arinkaa shaacisay (SAWIRO)

                        Garoowe Mar 07,2014(SDN)-Dawlad Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa intii ka danbeysay doorashadii madaxweyne C/weli maxamed Gaas waxa soo baxayay dhaq dhaqaaqyo muujinaya sida maamulkaasi uu doonayo in uu dunida uGu muujiyo in uu ka madax banana yahay amaba la siman yahay Jamhuuriyada Soomaaliyeed. Waxaana maalinimadii Shalay booqda wefdi uu hor kacayay safiirka Turkiga ee…

                        Read More

                          IFJ Condemns Censorship and Intimidation of Independent Press in Somaliland

                          Authorities in Somaliland must re-open the offices of an independent newspaper in Hargeisa, the International Federation of Journalists (IFJ) said today. According to IFJ affiliate, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ), the Hubaal newspaper in Hargeisa, Somaliland, has been closed since 13 December, 2013, following a raid by the police rapid reinforcement unit (RRU)….

                          Read More

                            The Somali love of ‘rude’ nicknames

                            In the West, people tend not to call their friends and colleagues nicknames that pick on negative physical traits. But in Somalia, people have a love of such nicknames. When I got my ID badge for the president’s office in Mogadishu the other day, I knew I had finally been accepted. It had taken a…

                            Read More