The Governor of Hargeisa has not paid a minimum attention to murder comited by a Somaliland General

    The worst crime in history committed in Hargeisa is  reported by Somali-land police general, this crime was also in press release reported by Hargeisa governor. Despite the murder being committed against a citizen, however, the public have pleased the recognition and the arrest of those committed this savage killing. Despite of this sad development, circumstances obliged us to reveal…

    Read More

      Daawo sawiro…Gudiga Fulinta Xisbiga Waddani Uk oo Kulan Ku Yeeshay Galbeedka London iyo Dr Maxamed Cismaan Fadal oo Goob-joog ka ahaa.

        London 3March14(SDN) Shirkan oo ahaa mid si heersare loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay xubnaha Gudida Fulinta UK iyo Hogaanka sare ee Uk, kulankan oo ahaa mid lagu dar dar galinayey hawlaha Xisbiga ee UK.   Kulankan oo aad muhiim ugu ahaa guud ahaan Xisbiga Waddani iyo kan Laanta UK-ba ayaa lagu…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Dhaqan geliyay xeerka Guddida Hoggaaminta Diiwaan-gelinta Muwaadinka iyo Guddi Hawleedkeeda.

        Hargaysa 03.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Xeer Madaxweyne oo uu maanta soo Saaray ku dhaqan Geliyay Xeerka aasaasida Guddida Hoggaaminta Diiwaan-gelinta Muwaadinka iyo Guddi Hawleedkeeda. Warsaxaafadeedkan oo uu ku Saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada ayaa u dhignaa Sidan:- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xeer Madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2296/032014, ku…

        Read More

          Daawo Muqaal Soo dhaweyntii Mujaahid Cali guray iyo Xoghayaha Arimaha Dibada ee Waddani Dr Fadal oo ka dhacday Hotel Nomad London.

          London London 03March14(SDN) Xaflad casho sharaf ah oo ay ka qayb-galeen Haweenka reer UK ayaa waxa lagu qabtay Galbeedka London xafladan oo lagu soo dhawayeynayey Mujaahid Cali Gurey Gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga UCID ayaa waxa ka soo qayb galay  xisbiyada Waddani iyo UCID ,madaxdooda Uk waxa kale oo marti ku ahaa xoghayaha Arimaha Dibada ee…

          Read More

            Gudoomiyaha ictiraaf raadinta Somaliland Subeer Maxamed Cabdilaahi oo baaq u diray dhamaan bulshada reer somaliland ee ku dhaqan Aduunka Dawasho wacan

            London 03March149SDN) Gudoomiyaha ictiraaf raadinta somaliland mudane subeer maxamed cabdilaahi ayaa waxa uu baaq u diray dhamaan qurbejogta somaliland gaar ahaan Uk isaga oo ka hadlaya baraamijka ictiraaf raadinta somaliland iyo qaabkii looga qayb gali lahaa waraysigan oo u dhacay waa sidatan Mudane: Subeer Maxamed Cabdilaahi Mobile:00447908254869      

            Read More

              MASHRUUCA BIYO BALAADHINTA EE CAASIMADA HARGEYSA EE AY MAALGALINAYAAN EUROPEAN UNION KA OO AY SALUUGEEN DEGMOOYINKA MAXAMUUD HAYBE IYO MAXAMED MOOGE(WARBIXIN)

              Hargeysa Mar 03,2014(SDN)-Kulan balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen maasuuliyinta Wakaalada Biyaha ayaa waxa uu ka qabsoomay Xalay STAR HOTEL ee magalada Hargeysa, waxaana ka soo qaybgalay kulankaasi Maareeyaha Wakaalada Biyaha mudane Ibraahim Siyaad, iyo Maareeye kuxigeenka W/Biyah Eng. Ismaaciil Cabdilaahi iyo hayadaha gacanta ka gaysanaya fulinta mashruuca biyo balaadhinta magalada Hargaisa oo uu maalgalinayo…

              Read More

                Wasiirka Duuliska Oo U Muuqda Inuu Mar Labaad Dib Ugu Laabtay Dhiriqda Musuqii Garoonka Hargeysa iyo Mashruucii Dib-u-dhiska Dhabbada Diyaaradaha Oo Muddo dhaaf Galay

                Hargeysa:03-March-2014(SDN)-Waxa Mar kale  Ifafaalihiisa la Arkayaa Ceebihii  mar kasta ku Iman Jirey Dib udhiska Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport, kadib markii uu   dib uga Dhacay inay Shaqada dib-u-dhisku Bilaabanto xilligii Ballantu ahayd. Garoonka Dib-u-dhiskiisa ayaa Loo Ballansanaa inuu bilaabmo  01-03-2014-ka, Balse waxa Taasi ma muuqato wax ifaafaale dhismo ahina kama Muuqdaan wali Garoonka. Wasiirka…

                Read More

                  Somalis in Minnesota: Still misunderstood

                  Twenty years have passed since Somalis started arriving in Minnesota to establish their largest community in America. Yet a large gap in understanding prevents integration of this burgeoning subcommunity in the North Star state. Popular culture provides Exhibit A. Barkhad Abdi gained instant stardom after outshining Tom Hanks in the thriller “Captain Phillips,” about Somali…

                  Read More

                    Somaliland Oo Si Weyn Looga Hadal Hayo Dil Aan Noociisa Hore Loo Arag Oo Hargeysa Ka Dhacay Iyo Dad Hore Looga Samray Oo Loo Malaynayo In Sidan Oo Kale Lagu Dilay

                    Hargeysa:03-March-2014(SDN)-Guud ahaanba Shacabka Reer Somaliland eek u dhaqan Dalka Gudihiisa ayaa si weyn u Hadal haya Dilkii Abid ugu foosha xumaa ee dalka ka Dhaca. Waxa Meelaha La isugu yimaaddo, Basaska la Raaco, Goobaha waxbarashada iyo Makhaaxiyaha Shaaha laga Cabbo laga Hadal hayaa Dilkaas, iyadoo Dadka Intooda badani ay Anfariir iyo argagax baahsan ka qaadeen…

                    Read More

                      Somaliland National Television is voted the most unpleasant programme wise among Somali speaking channels

                      It is observed that over 90 % of Somali-land public both at home and overseas recognized our national TV as the worst channel programme wise among Somali speaking televisions in forms of aspects. The channel lacks any programme that worth watching compare to other Somali speaking channels. It is unfortunate that our live stock, which we export over four million heads…

                      Read More

                        Dilkii Ugu Foosha Xumaa ee Hargaysa ka Dhacay,Halka Maydka lagu aasay Iyo Qaabka lagu Helay ka DAAWO QURBEJOOG.COM

                        Hargaysa 02.March 2014 (SDN)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Galabta ka Hadlay Dil Waxashnimo ah oo Haweenay lagu magacaabo alle ha u naxariistee Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle loogu Gaystay Magaalada Hargaysa laba Todobaad ka Hor . Haweenaydan ayaa lagu dhex aasay God ka Qodan Guri ku yaala Xaafada Macallin haaruun ee…

                        Read More

                          Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo ka Gal Gashay Canbaarayn uga Timid Garsoorka Somaliland {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 02.March 2014 (SDN)- Wasiir ku xigeenka amniga ee wasaaradda arimaha gudaha jsl md Cabdilaahi Abokor Cismaan  ayaa Maanta  ka hadlay  doorka ay wasaaradda arimaha guduhu ku leedahay amuuraha caddaalada iyo garsoorka isagoo iska difaacay eedayn uga Timid Xubno ka Tirsan Bah’da Garsoorka. Wasiir ku Xigeenka Amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland oo ka…

                          Read More

                            Dilkii Ugu Foosha Xumaa ee Somaliland Soo Mara oo Hargaysa ka Dhacay “Gabadh Mudo laba Todobaad ah Guri hoostii ku aasnayd oo la helay”

                            Hargaysa 02.March 2014 (SDN)-Allaah Haw Naxariistee Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle ayaa laga helay Duleedka Guriya Ku Yaala Xaafada New Hargeysa ee Degmada Gacan Libaax. – Maydka Marxuumadda oo muddo laba todobaad ah nolol lagu raadinayay ayaa goor dhaweyd la keenay Cusbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa. Qaar ka mid ah ehelada Marxuumada ayaa Warbaahinta u sheegay…

                            Read More

                              Xuska Todobaadka Sugnashaha Cuntada & Biyaha Somaliland oo Hargaysa lagu Qabtay {DHAGAYSO WARBIXINTAN}

                              Hargaysa 02.March 2014 (SDN)- Madaxwayne ku xigeenka JSl  Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka qayb galay bandhiga todobaadka sugnashaha cuntada &  biyaha Somaliland . Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay Todobaadka Sugnaanshaha Cuntada iyo Biyaha Waxaa ka Qayb galay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada, Saraakiil ka Tirsan Hay’adaha Caalamiga ah iyo Kuwa Sama falka…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Markii 1aad ka Hadlay Nooca Awoodaha Labadiisa Gudoomiye Xigeen {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 02.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa  Maanta u Kicitimay Dalal ka Tirsan Qaarada Yurub Safarka Gudoomiyaha oo ahaa Mid Gaar ah ayaa Isagoo Warbaahinta la hadlayay Waxa uu sheegay in Golaha Wakiiladu uu haatan Mid yahay Waxaa kale oo Gudoomiye Cirro ka Hadlay awoodaha labadiisa Gudoomiye Ku Xigeen…

                                Read More

                                  Laabla’kac Dowlad Kuma Shaqaysee, Maxaa Talaa?

                                  Intaan aan qoraalkayga u gelin, aan idin xasuusiyo in asbuucyadii la soo dhaafay ay shabakada wararka Soomaaliyeed ay qoreen ama ay baafinayeen eraygii uu Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo ku tilmaamay cadowga Soomaaliyeed: “Nabad-diid”. Eraygaan oo isla markiiba ixasuusiyey erayo badan oo halhays u noqday dhacdooyin dalkeena soo maray sida “Kacaan-diid” oo uu halhays u noqday…

                                  Read More

                                    DHEGEYSO Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Wadada Ceerigaabo Xil. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle”Wadada Ceerigaabo waa ay ka muhiimsan tahay kuwa kale

                                    Hargeysa Mar 02,2014(SDN)-Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Wadada Ceerigaabo Xil. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle,ayaa ka warmay maanta halka ay  u marayso Hawshii ay u igmnaaayeen  qaadhaan ururinta jidka dheer ee  isku xidha Burco iyo Ceerigaabo. Waxaana uu rajo fiican oo yididiilo leh ka muujayay Suura galnimadda in waddadaa lagu guulaysto dhamaystirkeeda. Waxaana uu sheegay in aanay wax laga…

                                    Read More

                                      Boobe:Guddida Turbixinta Kulmiye ma waafaqsana sharciga xisbigaasi,madaxweynuhuna xil kama hayo xisbiga DHEGEYSO

                                      Hargeysa Mar 02,2014(SDN)-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo Wacyi-galinta JSL,Md. Boobe Yuusuf Ducaale,ayaa si adag uga  Horyimid  Go’aamadii ay Guddigii Turxaan bixintu ka soo Saareen Khilaafkii Xisbiga Kulmiye.waxaana uu Muj: Boobe arintaa Ku tilmaamay mid aan caqli saliim ah ku dhisnayn,aanay sharci daro tahay. Waxa uu dhinaca kale, tilmaamay in aanu jirin meel ay ku…

                                      Read More